Maamulka Raad TV wuxuu bixinayaa fursad qaaliya oo la siinayo todobo kun oo qof ,hadaba si aan lagaaga hormarin hadii aad degan tahay qaaradda Europe ama Canada fadlan u dir Email info@raadtv.com.waana inaad emailkaaga ku qortaa halkaad degan tahay,magacaaga telefoonkaaga iyo postcode-kaaga
Hadii kale waa inaad buuxisaa foomka.
Marka Raad TV shaqo bilaabo waxaad bil kadib ku daawan doontaa lacag dhan 6Pound ama 6£ Euro.
Hadii nasiib daro tirada loogu tala galay Europe kaa hor buuxsanto waxaad heli doontaa fariin ama Email Raad Tv,si laguugu sheego.
Sababaha aad qidmada yar u bixineysid bishii waxay tahay inaad daawato barnaamijyo iyo warar tayo ahaan sareeya,oo ka turjumaya xaqiiqo,aadna looga shaqeeyay muuqaalkooda.
By Maamulka Raad TV
info@raadtv.com

