Maryan mursal ciise tagitankedi hargesa ku weyday tagarayal badan o reer muqdiho ah iyo edeyn dusha loga tuuray
Fanaanada caanka ah ee maryan Mursal Ciise ayaa shalay ka dagtay goorka diyaradaha ee Egal Inernational Air oprt marki ay caga dhigatay diyaradi siday fananada caanka ah ayaa Garoonka waxa so buux dhaafiyay masuuliyiin ka socota xukumada somali land iyo dadweyne aad u farabadan
Maryan ayaa waxa ay ku lebisneed calanka somalind ayda o aad ugu riyaqsan imanshiyaha ay timid somaliland safarka ay ku tagtay hargesa aya waxa ku wehliyey Labadeda wiil ee Kunciin iyo Kundiid
dadka reer muqdisho o u arkayay fananda wadaniyad ah ahna fananad qaran
Waxa ay u janjeersatay dadka radinaya kala qobqobnanata somaliyed ayada goor dhow qaday heesta sanad guurada somaliland taasi o ay ku amaaneyso somaliland dadka reer muqdisho ku edeyeen in ay tani tahay mid meel ka dhac ku ah sharafka iyo sumcada Fananada sida waxa yiri mid kamid ah dadka aadka u tagijiray fananada
Dadka reer muqisho ayaa fananada ku eedeyay in ay ka leexatay wadaniyadi lagu yaaqanay ayada oo aheyd mid dadka ku bararujin jirtay in wadanka wax loq abto somali ay hishiso dhiiga aan la dadin balse hada noqotay mid daneyneysa kala qob qobnanta somaliyen sida waxa yiri Maxamed Xasan Cali ( yarisow) oo ka mid ah tageyrayasha fananada
Maryan mursal ayaa ka mid noqotay dadka raadinaya gooni isku taga somaliland ayada oo shegtay in somaliland ay ka so baxaday shurudihi looga barna wa sida ay hadlka u dhigtaye
Dayniile.com
\\they hate maryan mursal in xamar !!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 857 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 1 Replies
- 710 Views
-
Last post by Harti55
-
- 0 Replies
- 666 Views
-
Last post by Harti55
-
- 0 Replies
- 698 Views
-
Last post by Harti55
-
- 20 Replies
- 2032 Views
-
Last post by Duh
-
- 15 Replies
- 1736 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 2 Replies
- 1557 Views
-
Last post by 1jaman
-
- 20 Replies
- 2095 Views
-
Last post by Samatr
-
- 1 Replies
- 660 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 747 Views
-
Last post by TESCO_VALUE
