Shabab Accuses Kenya Of "Arming ONLF" To Take Jubbada Hoose

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Shabab Accuses Kenya Of "Arming ONLF" To Take Jubbada Hoose

Post by Murax »

Maamulka Isl. Kismaayo oo Kenya ku eedeeyey inay hubeneyso kooxa doonayo in ay…

Posted by Kismaayo
Thursday, June 11 @ 04:02:23 EDT


Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa dowladda Kenya ku eedeeyey in ay wado hubeynta kooxa hubeysan oo ka soo horjeeda maamulka Kismaayo iyo guud ahaan xoogaga gobolka Jubbada hoose maamulka.

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo C/qani Sheekh Maxamed Yuusuf oo shir jaraa'id qabtay maanta ayaa dowladda Kenya dusha kaga tuuray eedeyn la xiriirto in ay hub u soo dhiibeyso kooxa uu ku tilmaamay burcad ka tirsan ururka ONLF ee jabhadda Somalia galbeed dagaalka ka wada.

Guddoomiyuhu waxaa uu sheegay in kooxahaas ay Kenya hubka ugu dhiibeyso xuduuda deegaanada ku yaalla sida buu yiri Diif iyo Gariley, kuwaas doonaya ayuu hadalkiisa ku daray in maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo guluf colaadeed ku soo qaadaan.


''Waxaan leenahay haddii Kenya ay joojin weydo hubka ay Mujaahidiinta ugu soo dhiibeyso nimanka la baxay ONLF oo Mujaahidiinta ay horay kula dagaalameen galbeedka Kismaayo waxaan leenahay dagaalku wuxuu gaari doonaa Garisa, Xeryaha ay ciidamadu Mareykanka ku leeyihiin Kenya iyo madaxtooyada Kenya ee Nairobi'', ayuu yiri C/qani Maxamed Yuusuf, ku xigeenka guddoomiyaha maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo.

Wuxuu baaq u diray odayaasha dhaqanka gobolka Jubbada oo uu ugu baaqay in ay ogaadaan dagaalka ay Kenya dabada kaga soo riixeyso ONLF oo maamulka iyo iyaga horay u dhex-dhexaadiyey oo buu yiri aysan Mujaahidiintu qaadi doonin mas'uuliyadda dagaallo dhaca.


Gedoweb News Desk.




:lol: :lol: :lol: Nimankaan xashiishka mey laqaan mise anaa waalan
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Shabab Accuses Kenya Of "Arming ONLF" To Take Jubbada Hoose

Post by Garuun »

murax

Shabaab is not security threat to neighboring kenya, and they know that, but they pose threat to kenyas economy in this case the declining Khat trade in south somalia..Kenya is curently loossing millions of $$$ while shabaab held iron grip in the green south and banned that thing in many areas

about the onlf activity in jubboyinka..its fake militia organized by Kenya in order to disrupt the Peace in Jubba areas,they using onlf name that helds from the particular tribe..its shame..Onlf is liberation front, and they are in West somalia in daily joint military operations with UWSLF in fight against Ethiopian occupying forces :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”