Sidax nin oo meyd ah oo ajinabi ah oo u dagaalamayay Alshabaab oo ku geeriyooday Dagaaladii ka dhacay Dagmada Kaaraan. (DAAWO SAWIRADA oo sir ah) 03.Jun.2009
Friday, 07.03.2009, 02:09am (GMT+3)
Sidaxdaan nin ee ku geeriyooday Dagaaladii kadhacay Degmada kaaraan oo sawiradooda oo sir ah lasoo gaarsiiyay Xafiiska Muqdisho ee Xoghaye Media Center.
Sidaxdaan nin oo asal ahaan kasoo kala jeedaan laba Pakistaan ah iyo mid Ereteriyaan ah ayaa lagu soo waramaa in ay dileeyn ciidamada dowlada iyo sawir qaadayaal halkaasi ku sugan oo sawiro deg deg ah ka qaaday ayagoo meydadkooda daadsanaa Safafka hore ee Dagaalka.
DAAWO SAWIRADA WAA KUWAANAA
Qur'an 8:17, "It is not you who slew them; it was Allah who killed them.