Hon Farole Visits International School MN. PICTURES

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Hon Farole Visits International School MN. PICTURES

Post by Osman-NZ »

Bidix: Madaxweye Faroole, Midig Maamulaha iskuulka C/rashiid Cali Warsame
Image

Qaar ka mid ah maamulka iyo macalimiinta iskuulka.
Image

Madaxweyne Faroole iyo Axmed Shawaal
Image

Booqashadii Madaxweyne Faroole uu ku tagay iskuulka International Schools oo ah Iskuulka Soomaalida ee igu weyn Woqooyiga Mareykanka

Dhahar Radio: Madaxweyne Faroole ayaa wuxuu booqdey iskuulka ugu weyne ee ah Charter schoolka ugu weyne woqooyiga Ameerika International Education Center oo ka kooban sadex school oo kala ah School hoose/dhexe iyo school Sare. Iskuulkan ayaa wuxuu madaxweynaha booqday kadib markii uu kaalinta koowaad iskuulkan ka galay xisaabta iyo seyniska iskuulada gobolka Minnesota dhamaantood. Riix (StarTribune)

Madaxweynaha ayaa waxaa goobtaasi kusoo dhaweeyey maamulka iskuulka iyadoo xiligan ay tahay waqti sanad dugsiyeedka uu xiranyahay hase yeeshee lagu bixinaayo waxbarasho qaas ah. Wariyayaasha idaacada Dhahar Online ayaa goobtaasi lagu casumey ayaa madaxweynaha waxay weydiiyeen aragtidiisa ku aadan booqashada iskuulka, ayaa wuxuu dareenkiisa ku muujiyey in qaabka wax barasho iyo Technolojiga iskuulka uu aad u sareeyo. Isagoo u mahad celiyey maamulka Iskuulka oo halkaasi ku casumey.
Source:http://www.dhahar.com/article.php?articleid=7654

For More pictures you can visit here...http://picasaweb.google.com/salahdonyal ... irectlink#

Well what can i say the Puntland Leader is visiting international school in minnesota where many somali students study. Touring America after an excellent win-win situation he won for Puntland by getting washington support for "PUNTLAND AND SOMALIA". So rest up President, Do your Public Visit, because you have had successful trip and brought Puntland into the spot-light and the federal dream of Somalia. :mrgreen:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”