Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

Shalay Mujaahideen beey ahaayeen,maantaa waa argagixiso . :roll:

Dadka maantaa ooyiya waa dadkii shalay hub,lacag iyo cunto ku dhaamiyay Al Shabaab.

Munaafiiqiin ,Labo Wajeelayaal Waxaa Shaqeesateen baa idin haaysta.Shalay markeey Bosaso qarxiyeen waa u sacab tumiseen
maantana hoog iyo ba' baa idin Haysa .

ilaahay dadka masaakiinta oo waxna galabsanin ha u gargaaro.

Inta kalena oo shalay watay Mac Sonkor caleen shaah :clap:

Image
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by abdisamad3 »

gemini07
walaal..cabdullahi yusuf markii uu ahaa president dadkaan oo dhan waxeey lahayeen jihaad halugu qaado..
becouse cabdullahi wuxuu ahaa nin majerteen ah marka lakeeekanay shariif dameer oo wadanki xitaa badii soomalia gatay beey waxeey ku leyihiin waa dawlad islami ah..
walahi dadkaan dadka qaar ka mid ah waa labo wajiile qabiil uu dhinta xitaa diinta waxeey ismicmalayaan ilaa iyo inteey interesska qabiilkooda ku dan garayaan..
dadkaan oo dhaan yesterday waxeey lahayeen majerteen halalaayo waxeey keenen xabashi wadanka..maantana iyagii uun baa xabashi iyo keentayati ugandese burundi iyo gaal oo dhaan hoos ordayo oo tuugsan..gemeni soo wax labyaab leeh mahan walasheey...
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

abdisamad3 wrote:gemini07

Exactly , :up:

Maanta wexeey shaqeeysteen Baa haystaa
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Xamud. »

Gemini
Abdisamed intanan Gacanta u tagan waa ninma?
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

Xamud. wrote:Gemini
Abdisamed intanan Gacanta u tagan waa ninma?
I haven't got a clue :lol:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by ModerateMuslim »

soon puntland will become yesterdays' ethiopian slave. :cool:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

Somali-Star wrote:soon puntland will become yesterdays' ethiopian slave. :cool:

Why Don't you liberate us from the Amxaar,O' Brave Mujaahid ?

Su'aal -

Hadaa tahay nin isku sheegay inuu Diin wato iyo hanuun ,akhlaaqda maxaa kaa qaawiyay,maxaa intaas la caytamisaa ?

No Macnee arintaas,
Waxaa u Maleeyay adiga iyo kooxda Al Shabab Kitaab gaar nii ah baa wadatiin .
Last edited by gemini07 on Mon Jul 06, 2009 2:52 pm, edited 1 time in total.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Xamud. »

Somali Star
Orad is dawee ninyahow.

Gemini
hmmm

Waryaa Abdisamed yaa ku yiri adiga oo haybtada la aqoon baa speech jeedin karta? waryaa is cadee intadan speech jeedin.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

Xamud. wrote:Somali Star
Orad is dawee ninyahow.

Gemini
hmmm

Waryaa Abdisamed yaa ku yiri adiga oo haybtada la aqoon baa speech jeedin karta? waryaa is cadee intadan speech jeedin.

Awowe ,
Waa Runta ,I haven't done a Shegato test :oops:
Desert-Runner
Posts: 150
Joined: Mon Apr 13, 2009 12:15 am

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Desert-Runner »

Xamud,

Oo Abdisamed maxaa gacanta u laa tagaysa...whether or not he is MJayz own or not his statement is one that all MJayz agree with, so unless your telling us you don't I suggest you shake yourself loose from the chip on your shoulder.
Last edited by Desert-Runner on Mon Jul 06, 2009 3:23 pm, edited 1 time in total.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

DR ^

Everyone that posts in this section inaa la yaqaano meeshu ka yimid ,iyo qoloduu ka soo jeedo .
:up:
Desert-Runner
Posts: 150
Joined: Mon Apr 13, 2009 12:15 am

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Desert-Runner »

gemini07 wrote:
Xamud. wrote:Somali Star
Orad is dawee ninyahow.

Gemini
hmmm

Waryaa Abdisamed yaa ku yiri adiga oo haybtada la aqoon baa speech jeedin karta? waryaa is cadee intadan speech jeedin.

Awowe ,
Waa Runta ,I haven't done a Shegato test :oops:
Gemini,

Lets not go down that road, Abdisamed put the effort to scroll down to this section to say something we all agree with...qofna Abdisamed meel kagamaa dhicin marka quit it.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Xamud. »

Dessert-runner
Orad Baadiyaha dheex orad sxb ciid Mjayness iyo majerteenimo ka hadashay meeshan majirto, Abdisamed waan la kaftamaya ee adiga maxa kaga jaban waxan asaga ka rabo??
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by gemini07 »

DR

Stop blowing things out of proportion .
Desert-Runner
Posts: 150
Joined: Mon Apr 13, 2009 12:15 am

Re: Al Shabaab- Yesterdays Mujaahidiin

Post by Desert-Runner »

lol Xamud,

Arintu hadaay saa kaa aheeyd dee ninyahow xaal...ciil aan u qabaay the like of Cinque Mtume baan kugulaa dul dhacay. We have coward who fall under pressure among our midst and he was the first to show his true colors when it came to defending Somali's wrongly accused president, his uncle of all people and for what to get sympathy on a forum full of cowards. Fuck him and Uncle bin, the two number uno sheegato in my book.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”