Madaxwaynaha Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in kooxaha leh ajandaha siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya ay la gudboon tahay in ay ka wadatashadaan aayaha dalka isaga oo sheegay in maamulkiisu diyaar u yahay in uu arintaas gacan ka gaysto.
Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, oo kujira gaba-gabada safar uu ku joogo Maraykanka, ayaa VOA-da u sheegay in maamulkiisu uu ku dhagan yahay nidaamka Federaalka, isaga oo sheegay in xalku ku jiro in degaannada Soomaaliyeed loo ogolaado in ay hoosta maamullo heerar kala duwan ah ka soo dhistaan.Waxa uu sheegay in nidaamka Federaalka uu xittaa xal u noqon karo doodda gooni-isu-taagga ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland.
Inkasta oo uusan carabka si buuxda ugu dhufan suura-galnimada in Puntland gooni isu-taagto, madaxwayne Faroole waxa uu carabaabay cawaaqibka ka iman kara haddii nidaamka Federaalka uu ka hirgali waayo Soomaaliya, isaga oo tibaaxay in Puntland ayan isku xiri doonin qol, dabadeedna ayna furaha tuuri doonin, sida uu dastuurkeedu qabo.
Halkaan Ka Dhagayso Waraysigii oo dhan http://www.voanews.com/Somali/figleaf/m ... 5FOE%2EMp3
Mar uu ka hadlayay arinta kooxda Alshabab ayuu sheegay in ayan kooxdaasi wax cabsi ah ka qabin sababtuna tahay in nidaamka ay ku shaqayso kooxdaas aan laga soo dhaweeyneeyn degaannada Puntland, dadka reer Puntland-na ay fikirkaas ka midaysanyihiin.
Dhinaca ciidamada AMISOM, madaxwaynuhu waxa uu sheegay in ay dawladda u hayaan howlo dhinaca ammanaka ah oo aad u muhiim ah, waxana uu taageeray in la koridhiyo tirada ciidamadaas ka jooga Muqdisho.
Xigasho VOA
H.E. Faroole:Pl waxeey Somalia ku tahay hab federal ah
Moderator: Moderators
- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: H.E. Faroole:Pl waxeey Somalia ku tahay hab federal ah
Osman summed it up:
why u think puntland is promoting the federal policy? why u think america just said they support puntland and federal policy of somalia? Sxb puntland realizes somalia being 1 is very unlikely...but what is possible is a united states of somalia...where all regions have regional power and regional flags and anthems under 1 federal parliament. This means that power will no longer remain just in the central authority, but the power will be divided across all regional parliaments, and funding for each state must come from the federal government.
This is the only workable model that can work because every region can focus on it's own regions development and have it's own regional leader so they don't have to say "why isn't my tribe a president" argument.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1634 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 18 Replies
- 1601 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 1718 Views
-
Last post by mahoka
-
- 24 Replies
- 2658 Views
-
Last post by noer
-
- 12 Replies
- 1162 Views
-
Last post by Samatr
-
- 4 Replies
- 374 Views
-
Last post by Starscream
-
- 21 Replies
- 1951 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 1 Replies
- 465 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 16 Replies
- 34827 Views
-
Last post by Murax
-
- 50 Replies
- 86884 Views
-
Last post by paperino