Dagaal ooge Siilaanyo xaaladiisa caafimaad laga diyrinaayo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Dagaal ooge Siilaanyo xaaladiisa caafimaad laga diyrinaayo

Post by Bohol iyo karaman »

War deg-deg ah:Gudoomiye Siilaanyo oo dhaawac culusi soo gaadhay
Written by Waaheen
Jul 10, 2009 at 11:52 AM
Hargaysa(Qarannews)Musharaxa jagada Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa uu dhaawac weyni saaka soo gaadhay kadib markii uu ka dhacay kaabada gurigiisa , oo uu lugaynayay

Guddooomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Cisbitaalka weyn ee Hargeysa loola cararay si dhaawaca soo gaadhay looga daweeyo, balse waxa ay dhakhaatiirta eegtay Siilaanyo ayaa sheegtay inuu qabo jabniino ku yimid qaar ka mida lafaha Misgaha iyo dhaawacyo kale waxaanay ku taliyeen in dibada loo qaado

Sidaas darted waxa Guddoomiyaha lagu soo celiyay gurigiisa, waxaana lagu jiraa tabaabulshaha sidii loo qaadi lahaa, iyadoo aan ilaa hada la garanayn meesha la gayn doono

Xigasho Waaheen
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Dagaal ooge Siilaanyo xaaladiisa caafimaad laga diyrinaayo

Post by Ducaysane_87 »

is this for serious - the campaign is near - i think UDUB did it :lol:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Dagaal ooge Siilaanyo xaaladiisa caafimaad laga diyrinaayo

Post by Captain24 »

War ileen odaygu Da'a buu ahaa? maxaa tiri gurigasa kaabadiisa buu ka dhacay.

Excuse me but this is funny report :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Dagaal ooge Siilaanyo xaaladiisa caafimaad laga diyrinaayo

Post by Ducaysane_87 »

- bohol ileen its true i seen it in hadhwanaag now aswell http://www.hadhwanaagmedia.net/detail.asp?id=267
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”