Todobo wiil oo horleh oo dhalinyaro ah ayaa waxaa meydadkooda laga helay magaalada Baydho kadib markii ey qoorta ka jareen maalinkii Jimcaha aheyd koox diimeedka mayalka adag ee Al-shabaab kuwaasoo gacabta ku haya magaaladaasi.
Wiilshan ayey Al-Shabaab ku eedeeyeen in ey gaalo ahaayeen oo ey ka tageen diinkooda iyo in ey basaas ahaayeen.
Mid ka mid ah xaasaska raggan la bireeyay oo wareysi gaaban siisay wakaalada wararka ee Reuters ayaa tiri "Ninkeyga waxaa uu iga maqnaa mudo 20 cisho, markii aan warkiisa helnayna waxaa naloo sheegay in la dilay. Hada meydkiisa ayaan sugeynaa".
Maanta gelinkii hore ayey aheyd markii iyana la helay meydka laba nin oo dhalinyaro ah kuwaasoo iyana kurka laga jaray.
http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka27707
tijaabo
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 8446 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by Northwind
-
- 16 Replies
- 1127 Views
-
Last post by FarhanYare