boqorka beesha riyale iyo suuladanka habarjeclo ka hadlay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

boqorka beesha riyale iyo suuladanka habarjeclo ka hadlay

Post by MALMAHA »

ninkii beri hore habarjecloo eredaya oo nacday.
bay manta soo ciyarsinayan,
waa khiyiin ilahay ka go'ay,
riyalena saxib bu helay, hadu kaan laa jaanqaday manta,
lakin wax uu ku biriinayo ayaan jiriin baa, affqadhmuun moyane.

habaryartii ka guure hoyadii uma nagado.






suuldanka habarjecloo is heavyweight, :up: :sland:
so diplomatic destroying buurmadows credibility in two sentences :mrgreen: :mrgreen:



buur madow oo foolxuun oo ka hadlay Ceel -Berdaale.

July 13. 2009.

Hargeysa- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw ayaa nasiib daro ku tilmaamay Dagaalkii Ceelbardaale iyo Dhacdooyinkii Xigay ee Todobaankan ka dhacay Jiida Galbeedka Somaliland.

Boqor Cismaan ayaa Si weyn u dhaliilay Jidgooyooyinka iyo Afduubka Rakaabka ku safrayey Wadada u Dhaxaysay Gabiley iyo Borama, isagoo sheegay in Falkaasi aanu meelna kasoo galin dhaqanka suuban ee Somalida iyo Shareecada Islaamka.

Boqor Cismaan Buurmadaw wuxu nasiib daro ku tilmaamay sida Bulshada Somaliland uga dhago xidhatay Dhibaatooyinka dhacayey isagoo is barbar dhigay Dhacdadii Buuhoodle oo uu sheegay in yar iyo weyn loo gurmaday, wuxuna intaa ku daray inay tahay wax aan loo dulqaadan karin in Bulshada Somaliland ka aamuska Dhibaatada Dhacday Gaar ahaan Salaadiinta oo uu ku tilmamay qaar ka seexday Hawshoodii.

Boqor Buurmadaw ayaa ku booriyay Xukuumada Somaliland in talaabo adag laga qaado Cidii geysatay Falalka Waxashnimada ah ee dadka lagu laayey, isagoo dhinaca kale ugu baaqay Kuwa dadka afduubay in lasii daayo cidii la haysto.

waxa uu Boqorku Canaan aad ah usoo Jeediyey Idaacada Horyaal oo uu ku tilmaamay mid si weyn u buun buunisay dabna kusii shiday Colaada jirtay wuxuna Xukuumada usoo jeediyey in Talaabo Adag laga qaado Idaacada Horyaal.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw wuxu intaa ku daray in Isagu ka qayb qaadan doono Xalinta Mushkilada Jirta uuna tagi doono Meelkasta oo ay la gasho arrintaasi.

Boqorku wuxu sheegay in Dhibaatada dhacday aanay ahayn Labo Qabiil oo islaayey ee ay tahay Qorshe la doonayo in lagu Mijo xaabiyo Nabada iyo Jiritaanka Somaliland oo uu sheegay in duulaan lagu yahay.

Boqorku wuxu ugu Baaqay Salaadiinta, Waxgaradka, Aqoonyahanada, Dhalinyarada iyo Haweenkaba in dhinac looga soo wada jeesto Cidkasta oo waxyeelenaysa Nabada Somaliland loona guntado sidii loo xalin lahaa Muranka dhexyaala dadka Walalaha ah.

Source:Bnn
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: boqorka beesha riyale iyo suuladanka habarjeclo ka hadlay

Post by salafi_student »

Hungry pensioners are the source of the problem....
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: boqorka beesha riyale iyo suuladanka habarjeclo ka hadlay

Post by LiQaaye_TDH »

Malmaha... Dont put the 2 in the same Thread, Mudane Suldaan cabdullahi Suldaan Cali is the Habar jeclo weyne's Main Suldaan while the hungary Penny less Buuramdow is begging Riyoole for Caws!!!!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”