Breaking News the war will start

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Breaking News the war will start

Post by Harti55 »

i love war and dead somalis

{Laascaanood} 17-07-09"Maamul goboleedka Puntland ayaa wada qorshe uu ku doonayo in uu gacantiisa ku laabto gobolka Sool,

.

Gobolka Sool oo haatan gacanta ku haya maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa waxaa tagan muran la xidhiidha gacan ku haynta gobolkan, iyadoo maamulka Puntland uu ku doodayo in isaga uu xaq u leeyahay. .

Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka kale ee Puntland ayaa waaxaa ay sheegeen in ay doonayaan in laga soo celiyo Somaliland gacan ku haynta gobolka Sool. .

Ciidamo ka tirsan maamulka labaxay Somaliland iyo Puntland ayaa waxaa ay isku hofadhiyaan hareeraha gobolka Sool, iyadoo maamulka Puntland sarkaal u hadlay uu sheegayo in ay la wareegi doonaan gebi ahaanba maamulka gobolka Sool. .

dadbadan oo kamid ah shacabka magaalada laascaanood ayaa arintan si hididiilo leh usoo dhoweeyay iyadoo arintana ay tahay mida todobaadkan ugu hadal haynta badnayd gudaha magaalada laascaanood .

Widhwidh Online News Des..Media Center
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”