London Meeting: jaaliyada reer Carmaale

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

London Meeting: jaaliyada reer Carmaale

Post by Ahmed-Gurey »

Maagaladda London ee cariga Ingiriiska ayaa shalay shir ku yeeshay Jaaliyada Reer Damalaxagare iyo Carmala shirkan ayaa waxaa si heer sarre ah usoo agaasimay Jaaliyada Waxaana kasoo qayb galay Marti sharaf badan oo  isaga kala timi dhowr wadan.

Shirkan ayaa waxaa si qurxoon usoo agaasimay Gudiga qaban qaabada shirka oo in muda ah ku hawlanayd sidii Mar looga munaashaqoon lahaa Arimaha Reerka iyo Sidii Waxbarasho iyo Caafimaad tayo leh loogu samayn lahaa Degmooyinka Carmala iyo Damalaxagare. Gudiga qaban qaabada Shirka iska lahaa ayaa kala ah  Mudane AW.C/risaaq  Maxamed Jaamac, En.Maxamed M Cali Bille,iyo  Marwo  Saynab Maxamed Xasan. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Labo Wafti oo ka yimi Wadamada kala ah  Maraykanka iyo  Suudaan Waftiga ka soo kicitimay Dalka Maraykanka ayaa waxaa hogaaminaysay Marwo Siciido Qoorseef halka Waftiga kale ee kasoo boqoolay Xaruunta Dalka Suudaan ee Kharduum uu hogaaminayay Mr. Maxamed Cali SeeraarShirkan aya hadaba Arimihii lagaga Hadlayay ay ahaayeen qodobo dhowra oo ay u horeeyeen Arimaha Bulshada ee Reerka iyo sidii Wax barasho dhaxal gala looga samayn lahaa Labada Degmo iyo in sarre looqaado Caafimaadka Degmooyinka oo aad u liita Sidoo kale waxay Jaaliyadu u balan tay Shirar badan oo dhaqaalo loogu ururindoono  Sidii ay ula Jaanqaadi lahayd Degmooyinka yada la faca ah.

Image

Image

Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”