

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Signal wrote:Source:http://allidamaale.com/Janaqoow.htm
Talaado 21 Jul 2009
Dawlada somaliya oo la soo baxday xirfad ka yaabisay dad badan iyo waliba caalamka oo ay ku noqotay amakaag.waxaa caado noqotay in lagu qaraabto waxaan booqasho ku tagayaa wadamada caalamka. Taasoo macnaha ka danbeeyaa uu yahay in dad lacago laga qaatay ay horay u sii kaxeeyaan si ay isaga dhiibaan wadamada qaxootiga qaabila.
Dad badan ayaa u arka safarada ay ku baxayaan qaar ka mid ah masuuliyiinta dawlada sheekh shariif in ay tahay farsamo cusub oo muqalasnimo ah.
Taasoo uga si daraysa sumcad xumada aan xadka lahayn ee caalamku u arko somaliya.
Janaqow oo sanadwalba caadeystay in uu tago sweden ayaa ilaa hada aan la aqoon waxa safarkiisu ku saabsanyahay. Iyadoo dadka lagu jaahwareeriyo waxaa uu martiqaad ka helay dawlada sweden taasoo xaqiiqada ka fog.
Hadii ay sidaan ku sii socotana waxaa dhici doona mustaqbalka in la waayo wadan viiso siiya shaqsi ka socda dawlad somaliyeed. Taasoo gogol xaarkeeda ay ku jiraan shaqsiyaad sheegta wasiiro iyo wax lamid ah.
Waxaa sidoo kale lagu eedeeyey gudoomiyaha olombikada in uu lunsaday fiisooyin loogu tala galay xubnaha kale taasoo aan qofna shaki ka galeyn sababta iyo halka ay ku danbeyndoonaan.
Isku soo wada duuboo waxaa soo shaac badaxay Fadeexo weyn oo sumac xumo iyo dhawaacba u ah Guud ahaan Shacabka Somaliyeed, kadib markeey dacwad ay ku soo oogan Waaxda Socdaalka ee Dalka Sweden, tasoo ah in dad gaaraya 17-qofood oo aan wax xil ah ka heyn DFKM ee la socday wafdigiisa au si qarsoodi ahi isaga dhiibeen Sweden, iyadoo qaaar kamid ah dadkaasina ay qirteen inay wafdigaasi kamid ahaayeen.
Sidoo kale waxaa arinkaan ku lug leh Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Kenya Max'ed Cali Ameerika oo isaga ahaa ninkii gudbiyay Liska magacyada dadkaasi, isla mrkaana u sameyaya baasaboorada dadkaan la layahay.
Cajiib the tfg ministers are going on delegations around the world so they can apply for asylum..![]()
Puntland delegation have been around the world lately but not 1 person is putting asylum in. Maxaa idin haysto tfg iyo somaliland. Somaliland did the same thing recently in the uae. Somaliland delegation members put asylum in ottawa. haahahahahahah..
Sland and Tfg are parliaments of asylum seekers
nomadicwarlord wrote:If these lawmakers can't or don't got the balls to run the country, they should def get out of Somalia and let competent Somalis run it. Shame on the parliament.
oldenglish wrote:nomadicwarlord wrote:If these lawmakers can't or don't got the balls to run the country, they should def get out of Somalia and let competent Somalis run it. Shame on the parliament.
You ever had your car blown up by Hawiyes![]()
The Somali passport isnt worth the paper its printed. Anyone with a brain would get out the hell hole while they can
nomadicwarlord wrote:oldenglish wrote:nomadicwarlord wrote:If these lawmakers can't or don't got the balls to run the country, they should def get out of Somalia and let competent Somalis run it. Shame on the parliament.
You ever had your car blown up by Hawiyes![]()
The Somali passport isnt worth the paper its printed. Anyone with a brain would get out the hell hole while they can
They knew what they were getting into when they were in Djibouti making a fuss about the previous Abdullahi Yusuf's administration. Worst come to worst, they can share a room with Sheikh Sharif in Villa Somalia.
wallahi its ridiculous.Signal wrote:it is so embarassing, they use as an excuse to go on overseas trip under the disguise of somalia delegation and what they are doing secretly is applying for asylum in the west. This is seriously a joke..May God help us