Wararkii ugu danbeeyay Iyo Xaalada caafimaad ee gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
Written by Qarannews
Jul 25, 2009 at 03:17 PM
Hargaysa,-(Qarannews)-Guddoomiyaha Xisbiga Mu'caaradka ee KULMIYE Md. Axmed Siilaanyo, ayaa xaaladiisa caafimaad hadda aad u wanaagsan tahay, isla markaana uu dhamaystay baadhitaanadii caafimad ee uu u tegay dalka Kiiniya.
Sida bay shabakada wararka ee Qarannews u xaqiijiyeen ilo-xogogaal ah oo ku sugan magaalada Nayroobi, waxa uu hada ku jiraa jimicsi dhinaca curuuqaha ah oo uu ku qaadanayo qalabka lagu jimicsado.
Waxa kale, oo wararku intaa ku darayaan in Guddoomiyuhu todobaadka soo socda dalka dib ugu soo laaban doono. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Siilaanyo, ayaa todobaadkii hore waxa uu safar caafimaad ugu kicitimay magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kiiniya, ka dib markii jugi ka soo gaadhay Misigta oo dhawaac sahalani ka gaadhay dhinaca Lafta.
Sida uu saxaafada u sheegay ka hor intii aanu dalka ka ambabixin, waxa uu ujeedada boqashadiisa ku micneeyay mid shaqsiyadeed oo ku saabsan arimo caafimad oo isaga u gaar ah, isla markaana ay waajib tahay maadaama ay dalka ku soo fool leeyihiin doorashooyin in la is giigiijiyo.
Source Qarannews
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Wararkii ugu danbeeyay Iyo Xaalada caafimaad ee gudoomiyaha
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 378 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 572 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 15 Replies
- 1104 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 9363 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 5 Replies
- 632 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 340 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 1 Replies
- 443 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by STOP!