Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo soo gaaray Deegaanka Ceel gaal
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia oo shalay soo gaaray Deegaanka Kalabeyrka ayaa u soo dhaq dhaqaaqay dhanka Magaalada Beled weyn, iyagoona soo gaaray meel 10KM u jirta magaalada oo lagu magacaabo Ceel gaal.
Imaanshaha ciidamadan ayaa ka dambeysay kadib markii Ciidamada Dowladda saaka la wareegeen guud ahaan Magaalada Beled weyn, kadib markii ay isku ballaariyeen qeybo ay magaaladaas ka joogeen Xoogaga Hubeysan.
Ma cada in Ciidamadan Ethiopianka xoojin u yihiin kuwa Dowladda Soomaaliya iyo in kale, hase ahaatee dhaq dhaqaaqa Ciidamadan ayaa la ogeyn halka uu ku biyo shuban doono.
Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay inay shalay soo galbiyeen Ciidamo soomaali ah, oo tababar ugu soo idlaaday gudaha Ethiopia kuwaasoo saaka la wareegay guud ahaan Magaalada Beled weyn.
Dhaq dhaqaaqyada ka jira Gobolka Hiiraan ayaa u muuqday dagaalo lagu hoobto oo halkaas ka dhaca, waxaana wali ku sugan qeybo ka mid ah Gobolka Xoogaga ka soo horjeeda Dowladda
Ethiopia took Beled weyn !
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 604 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 1 Replies
- 602 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 0 Replies
- 502 Views
-
Last post by Combination_Lock
-
- 3 Replies
- 455 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja
-
- 39 Replies
- 1850 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja
-
- 13 Replies
- 801 Views
-
Last post by Ashlee!
-
- 5 Replies
- 535 Views
-
Last post by hiphop50girl
-
- 12 Replies
- 759 Views
-
Last post by C O S T A
-
- 15 Replies
- 984 Views
-
Last post by S-D-M