tani waa indha yar
kan waa dad qalatada papoua new guinea
tan qoorta dheeri waa burma/myanmar
kan huurada lihi waa masai iyo dhagaaxda kenya
tani timo jilic ayeey u eegtahay, hindi iyo afghani iyo pakistani wax la mid ah
ma anaan garan, waa xabashi ama qoti
kan subaga madaxa ku dhoobtay waa oday cafari ah
waa reer harar wataa sidata hararigii
waa dad qalato kale, kuwaa oceania ku nool
waa isla iyagii uun
waa nooc min kuuwaas dadka qasha ah...laakin waa kuwa gaagaaban
waa dumorkoogi, inay buti tahay ilkaheegad ka arkaysa
somaliyad ayaa la mooda laakin koley waa guraage ama amxaar waayo wey tima adagtahay
amxaar kale
waa cafariyad ama adariyad
