Xaflad Sanduugaradii 11 aad ee Puntland
Denmark
BISHAARO BHISAARO BISHAARO
Ururka weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxeey si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in xaflad balaaran oo loogu talagalay in loogu dabaal dago sanad-guuradii 11-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland lagu qaban doono magaaalda Århus. Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu balaarnaa ee abid lagu qabto Denmark.
Waxaa shirkaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Somaliyeed ee jecel Dimuquradiyada, nabad iyo hormarka dalkooda hooyo. Waxaa sidoo kale khadka talefoonka xafladaa kaga qeyb galidoona madax ka tirsan dowlada Puntland. Waxaa halkaas diyaar idiinku ah banadhig faneed aad loogasoo shaqeeyay, ciyaar dhaqameed iyo waliba khudbooyin aad cajiib u ah.
Goobta: Casumada Labaad ee Denmark
Address: Dortesvej 47
8220 Brabrand
1-8-2009 waa maalinta Sabtida
Saacadaha: 16:00
Wixii Fahfahina kala xidhiidh qaban qaabinta Shirka.
Siyaasi Tel: 24861690, 28503190 Ama Saalax: 26627783
London
Southhall
Ogaysiis:Kasoo Qayb gal Xuska Sanadguurada Puntland ee London ka dhici doonta Xafladda Sanad Guurada 11aad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Maamulka Puntland ayaa laga Xusayaa magaalada London ee Caasimada dalka Britain.
Xafladaan oo noqonaysa sanad guuradii 11aad ayaa lagu qabanayaa maalinta Sabtida ah ee 01-08-2009ka .
Xafladaan ayaa ka dhici doonta Xaafada Southall ee magaalada London.
Adresska:20 Southall Community Centre Merrick Road
Southall Middlesex UB2 4AU
Saacada:6:PM ilaa 4:AM
Faahfaahinta kala xiriir:Ali Shabeel:07852360084 ama Maxamuud Amoore 07903335858
Kasoo Qayb gal Wanaagsan dhamaantiin
P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
Moderator: Moderators
-
reer_boqor
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
-
reer_boqor
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
Re: P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
London
Camden

Camden

Re: P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
reer_boqor wrote:London
Camden
-
reer_boqor
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
Re: P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
P/Landers should all Pray for our people, land , and peace......as well as
and do some fundraising for hospitals, roads, schools, or airports on 1/Aug Inshallah!
1/Aug will be marked as a day to be Patriotic towards Puntland, Federal Somalia

1/Aug will be marked as a day to be Patriotic towards Puntland, Federal Somalia
- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
reer_boqor wrote:P/Landers should all Pray for our people, land , and peace......as well asand do some fundraising for hospitals, roads, schools, or airports on 1/Aug Inshallah!
1/Aug will be marked as a day to be Patriotic towards Puntland, Federal Somalia![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Insha'allah
-
reer_boqor
- Posts: 132
- Joined: Wed Mar 26, 2008 9:41 am
Re: P/Land 1/Aug Celebrations Around The World!!!
Aint Niiko Southern Somalia Dance in like around Mogadishu?gemini07 wrote:reer_boqor wrote:P/Landers should all Pray for our people, land , and peace......as well asand do some fundraising for hospitals, roads, schools, or airports on 1/Aug Inshallah!
1/Aug will be marked as a day to be Patriotic towards Puntland, Federal Somalia![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Insha'allahNo fisqi or denbi ,no niiko iyo qashin
We do Branbuurs
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1747 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 36 Replies
- 3016 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 6 Replies
- 662 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 455 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 3 Replies
- 546 Views
-
Last post by Alluring
-
- 2 Replies
- 983 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 19 Replies
- 3722 Views
-
Last post by xiimaaya