I don't believe this Propaganda

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

I don't believe this Propaganda

Post by hanad_mn »

http://www.waagacusub.com/Wareysiyo/Kha ... Balcad.ram


anakaa guursaneeno ay dheheen kulahaa :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I don't believe this Propaganda

Post by Khalid Ali »

hanadow waan ku yaaba xata webebkii somaloda waxad ka raadiisa wax is guursaday iyo wax rabba inay guursadaan :lol: :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: I don't believe this Propaganda

Post by Goljano Lion »

khalid ali wrote:hanadow waan ku yaaba xata webebkii somaloda waxad ka raadiisa wax is guursaday iyo wax rabba inay guursadaan :lol: :lol: :lol:
kani waxaas bu kashaqeeye, he is more a xalimo trapped in farahs body :lol:
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

Re: I don't believe this Propaganda

Post by hanad_mn »

khalid ali wrote:hanadow waan ku yaaba xata webebkii somaloda waxad ka raadiisa wax is guursaday iyo wax rabba inay guursadaan :lol: :lol: :lol:

Sxb sheekadaan caadi maaha. Waxaa layaabay marka uu ninka dhahay " harqaan aan tagay markaas aan maro kasoo deensaday intii layga guursan lahaa islaanta :lol: :lol: :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: I don't believe this Propaganda

Post by DR-YALAXOOW »

believed or not thats trues about al khawaariji al shabaab al shabaab. :down: :down: :down:
khawariji al shayaadiin al shabaab inshalah umadda ilaaheey waa laga hor wadi doonaa inshalah.
waa cudur ka daran aidiska shayaadiinta al shabaab.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: I don't believe this Propaganda

Post by HELWAA »

khalid ali wrote:hanadow waan ku yaaba xata webebkii somaloda waxad ka raadiisa wax is guursaday iyo wax rabba inay guursadaan :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol: ...markasu iska dhiga nin labo naagood qaba...inaalilaah
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I don't believe this Propaganda

Post by Khalid Ali »

Helwa manay ahayn inadeer , ileen markaad guursatiid wa markad dagtiid uu ay nolashu ku nasssato laakin ninkan walii naag raadis iyo wax is rabba ayuu ka shaqeyaa kana sheekeyaa :lol: :lol:
laakin nin naag qabba uu hadana naag ka sheekeynaya maalin kasta wa yaab :lol: :P
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: I don't believe this Propaganda

Post by kambuli »

Intuu Gaabsi raadin lahaa oo ka shakayn lahaa, Guur haka sheekeeyee iska daaya... :up:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: I don't believe this Propaganda

Post by HELWAA »

khalid ali wrote:Helwa manay ahayn inadeer , ileen markaad guursatiid wa markad dagtiid uu ay nolashu ku nasssato laakin ninkan walii naag raadis iyo wax is rabba ayuu ka shaqeyaa kana sheekeyaa :lol: :lol:
laakin nin naag qabba uu hadana naag ka sheekeynaya maalin kasta wa yaab :lol: :P

Kani waxba islama hayo...ee maskiinka ilaahy faraj ha oo soo furo.

Khaalidu xabad bal masaajidka uga so dayday.. :lol: :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I don't believe this Propaganda

Post by Khalid Ali »

loooooooool@ masajiidka ugu soo day day :lol:
muxu odhan internetkii baan ka soo wayee wadaad bal miid igu darr :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”