Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
A new low by Al Shabab.
Magaalada Marka oo Dadka ay Ilkaha ugu jiraan Dahabka iyo Qalinkaba ay Xarakada Al-Shabaab ku soo rogtay ammar ah in laga siibayo
Isniin, August 10, 2009(HOL): Xarakada Al-Shabab ee ka arimisa magaalada xeebeedka Marka ee Shabeelada Hoose ayaa maanta lagu soo warramayaa in ay dadka halkaasi ku dhaqan ka siibayaan Dahabka iyo Qalinka Ilkaha ugu jira, waxayna sabab arinkaasi uga dhigeen in uu Islaamka ogoleynin.
Dadka deeganka ayaa sheegya in ay al -Shabaab ay hareeraynayaan ciddii ay ku arkaan in uu ugu jiro Ilig Dahab ah ama Qalin ah, waxaana markiiba howsha siibidda gudanaya nin sita qalabka bixinta Ilkaha.
''Uma aan malaynayn in al -Shabaab ay u arkayaan Iliga Qalinka ah ee igu jira, waxa ay I geeyeen xaruntooda, waxa ayna iga saareen Iliggii iigu jiray'' sidaas waxaa wakaaladda wararka Reuters. u sheegay Bashir oo ka mid ah dadka degaanka magaalada Marka.
Waxa kale oo uu Bashiir u sheegay wakaalada wararka ee Reuters, in uu arkay dhowr qof oo iyana afka haysta, kuwaas oo uu ilkaha ka saaray nin af xiran oo ka mid ah ciidamada markaasi ku howlan siibidda Ilkaha Artifishalka ee ay qurux ahaata Soomalidu u xirtaan.
Waxa uuna hadalkiisa ku daray Bashiir in dadku ay ninkaasi ugu yeerayeen Dhaqtar, ''ninkaas oo isticmaalayay biinso iyo gacma gashi uu dadka uga saarayo ilka Artifishalka ah.'' ayuu hadalkiisa ku sii daray Bashiir.
''Sida aad u dhoola-caddeyso ayay iligtaada dahabka ah ama qalinka ah kuu eedeyn kartaa. waxaan la fadhiyay saaxibaday, markii ay i amreen in aan raaco Xoogagga Al-Shabaab, waana naxay oo waxaan u maleeyay in aan danbi galay, lakiin waxa ay ii sheegeen in uu danbi yahay Iligga iigu jira wayna iga saareen.'' ayuu Bashiir hadalkiisa ku soo afjaray.
Dhaqdhaaqa Al-Shabaab ayaa waxa ay dhowr jeer oo hore fuliyeen xukunno kala duwan oo tacsiir iyo xad isugu jira, kuwaasi oo lagu fuliyay dad ku sugan Gobollada ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Maxamed Cali Royter
maxamedroyter@hotmail.com
Boosaaso, Soomaaliya

Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
One of my friends couldn't get married cause he had a gold teeth. He had to remove it otherwise the Sheikh wouldn't do the mahar.
- Abdihaliim
- SomaliNetizen

- Posts: 910
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
-
Enlightened~Sista
- SomaliNet Super

- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Supported by Shirib Firefly surrender abdisamad SomaliStar newyork etc etc
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
What a brilliant plan.....no need for forensic evidence, simply smile, say no more!!
Guilty As Charged!!!, Im starting like alshabaab
Guilty As Charged!!!, Im starting like alshabaab
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Advo wrote:What a brilliant plan.....no need for forensic evidence, simply smile, say no more!!
Guilty As Charged!!!, Im starting like alshabaab
Advo,
Its more like fundraising 101.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
AbdiWahab252..do you have gold/silver tooths?
and al-shabaab is right its xaram for men to wear gold in islam...

- Grant
- SomaliNet Super

- Posts: 5845
- Joined: Mon Jun 13, 2005 1:43 pm
- Location: Wherever you go, there you are.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
* Al Shabaab pull out teeth in line with strict Islamic law"
* Resident says teeth removed by masked man"
The masks are appropriate: these men are tuuggo. !!!!!!!
What Islamic law are they talking about? Silver is ok for everyone. Gold is forbidden only for men's jewelry. Since when are medical uses forbidden?
* Resident says teeth removed by masked man"
The masks are appropriate: these men are tuuggo. !!!!!!!
What Islamic law are they talking about? Silver is ok for everyone. Gold is forbidden only for men's jewelry. Since when are medical uses forbidden?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Grant,
Don't they remind you of the Nazis who stole all gold/silver teeth from their victims in the concentration camps ?
Abdisamad,
I don't but I am sure your father does. Would you remove them for him ?
Don't they remind you of the Nazis who stole all gold/silver teeth from their victims in the concentration camps ?
Abdisamad,
I don't but I am sure your father does. Would you remove them for him ?
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
AbdiWahab252..my father is dead...ilaahey ha uu naxariisto..and he didnt had any gold teeths..
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Abdisamad,
AUN to your father.
What about if it was your uncle ? Or father in law ? Would you allow someone to remove it by force and keep the tooth ?

Ka darag
- SomaliNet Super

- Posts: 13122
- Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
- Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Executive wrote:One of my friends couldn't get married cause he had a gold teeth. He had to remove it otherwise the Sheikh wouldn't do the mahar.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
Guys calm down...They just trying to make money, dont knock their hussle, atleast they are not killing the person and then removing it, they just after the BLING-BLING.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
I wouldnt allow any ones teeth to be removed even if it was an stranger..AbdiWahab252 wrote:Abdisamad,
AUN to your father.
What about if it was your uncle ? Or father in law ? Would you allow someone to remove it by force and keep the tooth ?
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Now Shabab Want Your Gold/Silver Teeth
u sure do love taking shots at people, but while ur at it miss, here's the question, whats worst, getting ur teeth removed or getting shot for drinking water?Enlightened~Sista wrote:Supported by Shirib Firefly surrender abdisamad SomaliStar newyork etc etc
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 3134 Views
-
Last post by NWA-06
-
- 1 Replies
- 1037 Views
-
Last post by Grant
-
- 17 Replies
- 1804 Views
-
Last post by Sexy_Maaha
-
- 0 Replies
- 333 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 1 Replies
- 14094 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 1283 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 0 Replies
- 2749 Views
-
Last post by Tanker
-
- 2 Replies
- 460 Views
-
Last post by FLy
-
- 10 Replies
- 556 Views
-
Last post by Xplosive_playa
-
- 9 Replies
- 741 Views
-
Last post by Sweet_Ladyee