Situation In Gedo Becoming Worse
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Situation In Gedo Becoming Worse
War Deg Deg ah: Ciidamo Somali iyo Itoobiyaan ah oo kasoo dhaqaajiyay degmada Dooloow iyo Xoogaga Islaamiyiinta oo Caawa magaalooyinka Gobalka Gedo Ciidamo soo dhoobay.
Muqdisho, Somalia (AOL) - War Goordhaw naga soo gaaray Gobalka Gedo ayaa xaqiijinaya in caawa xiisada colaadeed ay ka jiraan degmooyinka Gobalka Gedo kadib markii Ciidamo Somali iyo Itoobiyaan ah ay dhanka Gedo usoo dhaqaajiyeen.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa xaqiijinaya in caawa fiidkii ay ciidamo ka tirsan Islaamiyiinta bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay uga hor tegayaan duulaan kaga yimaada degmada Doolow Somalia.
Sarkaal ka tirsan Al Shabaab oo lagu magacaabo Barre Qooje ayaa Shabakadda Allgedo Online u xaqiijiyay in Ciidamo uu Hogaaminayo Barre Hiiraale ay kasoo dhaqaajiyeen Doolow.
Sidoo kale, weriye C/laahi Axmed Nuur oo B/xaawo ku sugan ayaa Allgedo Online u sheegay in gobolka Gedo laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan, isla markaana ay Islaamiyiin badan ka bexeen magaalada iyagoo galay wadada isku xirta B/xaawo iyo Doolow.
Xaalada shacabka ku nool gobalka Gedo ayaa caawa kacsan waxaana hurdi la'a qoysaska ku dhaqan magaalooyinka oo ka cabsi qaba in lagu dul dagaalamo.
Xafiiska warqabadka Allgedo Online waxaa si is daba joog ah ugu soo dhacaya warar ku saabsan saan-saanta dagaal ee Gedo ka taagan.
Gabal-dhicii caawa ayay degmada Doolow kasoo dhaqaajiyeen Ciidamo Somali iyo Itoobiyaan ah kuwaasi oo doonaya in ay qabsadaan degmooyinka Gobalka Gedo oo bilihii lasoo dhaafay laga dareemayay Nabad ay dhaliyeen xoogaga Islamiyiinta ah.
Ciidanka kasoo dhaqaajiyay Doolow waxaa hogaaminaya Xildhibaan Barre Hiiraale iyo Sarkaal Itoobiyaan ah, balse kasoo jeedo Kibilka Shanaad.
Barre Qooje oo ka tirsan Islaamiyiinta ayaa Allgedo Online la hadlay wuxuuna si kooban u yiri "Caawa waxaa Shacabka Gedo kusoo duulay gaalo iyo gaalo raacyo doonaya in ay Calwiyaan Nabadda gobaladan ka jirta, laakin Nafta ayaan u goynaynaa difaaca shacabka."
Xaalada deegaanada Gobalka Gedo ayaa caawa ah mid kacsan, wixii kusoo kordha kala soco Allgedo Online.
Max'med Xasan Waasuge/Allgedo, Muqdisho/Somalia.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
Murax waan ka yaabay. why are U posted AllShit crap. even Voltage knows how to post news from that website.
Waxaa leh yar Rer Hasan oo cuqdad ka buuxda. He hates everything about Bare Hirale and thinks that Marehan Rer Mudug should never come to Gedo.
Waxaa leh yar Rer Hasan oo cuqdad ka buuxda. He hates everything about Bare Hirale and thinks that Marehan Rer Mudug should never come to Gedo.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
CoolPoisons wrote:Murax waan ka yaabay. why are U posted AllShit crap. even Voltage knows how to post news from that website.
Waxaa leh yar Rer Hasan oo cuqdad ka buuxda. He hates everything about Bare Hirale and thinks that Marehan Rer Mudug should never come to Gedo.

Ninyaho, I notice this website is very wierd Man. The reason I go is they always take nice pictures. Marka this article was nothing but paranoia? lol.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
B/xaawo iyo Luuq oo laga dareemayo cabsi dagaal oo kaga yimaado Doolow
Posted by Gedo
Saturday, August 15 @ 05:30:38 EDT
Wararka naga soo gaarayo degmooyinka Beledxaawo iyo Luuq ee gobolkani Gedo ayaa sheegayo in halkaasi ay ka jirto cabsi dagaal oo laga baqayo in dagaal uu kaga yimaado degmada Doolow ee ku taalla xuduuda gobolka uu la wadaago dalka Ethiopia, waxaana soo baxayo baaqyo dhinacyo badan ka imanayo.
Cabsida dagaal ee ka taagan labadaasi magaallo oo istaraatiiji ah ayaa soo baxday kagadaala markii madaxda ciidamo ku sugan degmada Doolow ay ku goodiyeen in ay weerar ku soo qaadayaan guud ahaan gobolka, qaasatan labadana degmo oo xagga Doolow kga dhaw degmooyinka kale, waxaa kale oo jirta warar sheegayo in tababar loo soo dhameeyey ciidanka Doolow ku sugan, hubna loo qeybiyey.
Ciidamada Doolow jooga ee dagaalka ka abaabulayo ayaa ka kooban kuwa sanad ka hor laga saaray Kismaayo, maamulkii hore ee gobolka Gedo iyo ciidamo taabacsan dariiqada Ahlu-Sunna Wal-jameeca oo wacad ku martay in ay Gedo qabsan doonta.
Islaamiyiin iyaga ku sugan magaalooyinka dagaal laga baqayo in uu ka dhaco ee Al-Shabaab iyo Xisbul-Islaam ayaa abaabul dagaal wada, waxaana la arkayaa baryahaan dambe in gaadiid dagaal oo dhanka Beledaawo u socda uu ka gudbayo magaaladatani garbahaarey.
Waxgaradka gobolka oo kala joog dal iyo dibad Gedoweb-na la soo xiriiray ayaa ku baaqayo in laga dheeraado tallaabo kasta oo gobolka dagaal u horseedi karta.
Cabdi Ruush
Garbahaarey.

Cabsi Xoogan oo laga dareemayo degmooyinka gobolka Gedo kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo halkaasi ay ka bilaabeen Maamuladii hore.
Posted: 8/15/2009 3:24:00 PM
Shabelle: BALAD XAAWO
Cabsi Xoogan ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanada iyo degmooyinka hoostaga gobolka Gedo kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo halkaasi ay ka bilaabeen Maamuladii hore.
Maalmihii u dambeeyay ayaa Wararka laga helayo Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Luuq waxaa ay tilmaamayeen in cabsi xoogan halkaasi ay ka jirto kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamada dowladda KMG ee ku sugan Doolow iyo Ciidamo hoostaga mid ka mid ah culuma’udiinka oo mudooyinki ugu dambeeyay tababar uu uga socday halkaasi loo soo xiray islamarkaana ay duulaan ku soo yihiin qeybaha ay ka arimiyaan xoogaga islaamiyiinta.
Inkastoo ilaa iyo hadda xaaladda degmooyinkaasi ay caadi tahay ayaa hadana Ifafaalo waxaa ka muuqanaya meelo ka mid ah gobolka Gedo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah xoogaga islaamiyiinta ee gacanta ku haya gobolada Gedo iyo Jubooyinka.
Dhinaca kale maamulada islaamiga ee goboladaasi ayaa dhankooda waxaa ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ay uga hortagayaan ciidanka weerarka ku soo ah ee ka amar qaata Masuuliyiinta dowladda ee goboladaasi iyo maamuladii hore.
Madaxa Amniga ee Maamulka Islaamiga degmada Baardheere C/laahi Cusmaan Jabriil (Garhuub) ayaa waxaa uu sheegay in mudooyinkii ugu dambeeyay ay soo baxayeen warar sheegay in ay halkaasi duulaan ku soo yihiin ciidamo Soomaali ah oo garab ka helaya ciidamada Ethiopia kuwaasi oo uu sheegay in ay iska caabin doonaan.

Ciidamada Maamulka Kismaayo oo dhaq dhaqaaqyo ciidan bilaabay kadib abaabulo dagaal oo ka dhan ah maamulkaasi oo laga dareemay degmada Doolow.
Posted: 8/15/2009 2:26:00 PM
Shabelle: KISMAAYO
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa laga dareemayaa Magaaladav Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose kadib markii la sheegay in abaabul ciidan oo ka dhan ah kismaayo ay ka jiraan degmada Doolow.
Dhaq dhaqaaqyada iyo diyaar garowgaan xoogan ee haatan ay wadaan ciidamada Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa yimid kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay jiraan abaabulo ciidan oo ay wadaan ciidamo beeleedkii horay looga bixiyay Magaalada Kismaayo kuwaasi oo haatan ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Ciidamadaasi ayaa waxaa la sheegay in ay haatan ku soo jeedaan Magaalada Kismaayo,waxaana Maamulka Islaamiga ee Magaaladaasi uu shaaca ka qaaday in ay la dagaalami doonaan ciidamadaasi.
Maamulka ayaa dadka reer Kismaayo waxaa ay ugu baaqeen in ay u diyaar garoobaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidamadaasi,waxaan Madaxa warfaafinta Maamulkaasi Sheekh Xasan Yacquub ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan Maamulk ay haatan u dhaqaaaqeen qeybo ka mid ah gobolka Gedo islamarkaana ay u diyaar garoobayaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen ciidamadaasi.
Dhaq dhaqaaqyada ciidan ee haatan laga dareemayo gudaha iyo daafaha Magaalada Kismaayo ayaa yimid kadib markii la sheegay in ay jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo sidoo kale la sheegay in ay ka jiraan degmada Doolow ee gobolka Gedo kuwaasi oo la sheegay in ay ku soo wajahanyihiin gobolka J/hoose.

Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ah oo dhaqdhaqaaq xoogan ka bilaabay Dooloow, xilli dagaallo kale ay ka socdaa qeeybaha kale ee Soomaaliya
Saturday 15 August 2009 SMC
Ciidamadan oo wataan gawaarida gaashaaman ee tiknikada iyo hub culculus ayaa wararku sheegayaan in ay dhaqdhaqaaqyo milatary oo baadxad weyn ka bilaabmeen deegaanno hoostaga gobolka gedo.
Masuulka ugu sareeya culumaaudiinka ahlusunna walajamaacah ee koonfur bari soomaaliya shiikh cabdiraxmaan axmed Al-ansaari ayaa waraysi gaar ah oo aan la yeelannay tibaaxay in ay goor dhow bilaabayaan howlgallo waaweyn oo saf ballaaran ah , laguna xidid siibayo shayaadiinta diinlaawayaasha ee shareeca diidka ah oo uu ula jeeday al-shabaab iyo xisbul islaam kana nadiifinayno koonfur bari soomaaliya, insha alaah, hadda waad aragtaan guulaha eebe uu shacabka soomaaliyeed u soo hoyay, ayadoo dagmooyin iyo tuulooyin aan laga filaneyn in shabaab lagula dagaalamo uu dagaalku hada ka socdo isgoo carabka ku dhuftay Galcad iyo Ceeldheer . ALXAMDU LILAAHI, CALAA KULLI XAAL
Mar aan shiikha Al-Ansaari wax ka waydiinay in ay gurmad u direen dagaalada gobollada dhexe, ayaa waxa uu shiikhu carabaabay in ay jiraan balse muusan faafaahin inta ay la eegtahay taagerada ay u direen culumada ahlusunna waljamaacah ee haatan dagaalka ka wada Galcad.
Ayagoo arintaasi ka duulaya Al-shabaab waxa ay xalay bandow saareen magaalada Baardheere ayagoo ka cabsi qaba in guluf colaadeed uga timaado dhanka culumaaudiinka Ahlusunna wal-jamaacah.
Haddii ay ciidamada lugta ah ee qalabka sida ee Ahlusunna waljamaacah ku dhaqaaqaan dhanka Gedo iyo koonfurta soomaaliya waxa shaki ku jirin in cududa Al-shabaab iyo Xisbul islaam aad u daciifayso maxaa yeeley ma jirto wax taageero ah ka haystan dhanka Gobolada dhexe iyo Shabellada dhexe oo ay Ahlusunna waljamaacah dagaal kula jirto kooxahaasi .
Si kastaba ha ahaatee, Abaabulka culumaaudiinka Ahlusunna ee koonfur bari soomaaliya ayaa waxa ay ku soo adaysaa xilli dagaallo faraha looga gubtay ay ka socdaan xadka gobolada galgaduud iyo shabeelada dhexe , oo ay ahlusunna guulo waaweyn ku sheegatay, dhinaca kalena uusan wali faafaahin dheeri ah ka soo saarin dagaalkaasi .

- gedo_gurl
- SomaliNet Super
- Posts: 9333
- Joined: Sun Sep 14, 2003 7:00 pm
- Location: Habartaa Buufkeed....!
- Contact:
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
My family in B/Xaawo are saying the same thing, people have started crossing the border to Mandera already.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
My mother is in Beled Xawo. They leaving tonight for Mandera. More bloodshed and destroyed property for no reason.gedo_gurl wrote:My family in B/Xaawo are saying the same thing, people have started crossing the border to Mandera already.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
Waryaa Saddaam, who is that dude in your avatar and please change your location, you are fockin mere mortal and that requires food and water to survive. Those retarded 5 percenters sheekadoodi ayaa la timid meesha.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
Baas Abuur,
The family that I do have in Beled Xaawo were there during the craziest times but didn't qax. I don't think they will this time unless theres some serious fighting. My guess is there won't be, these Guys will just dissapear or change their clothes, lol.

Saddam,
Coolpoison said 'yar reer xassan ah' meaning a reer xassan dude. He didn't say Reer Xassan as a group.
Coolpoison said 'yar reer xassan ah' meaning a reer xassan dude. He didn't say Reer Xassan as a group.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
LOL. That is a tough family. Reminds me of the hawiye families in Mogdishu today that have been there since the 1990s. Usually they dont do it by choice but have nowhere to go. Anyway my mom being from the abroad will ran away at the news of war and not wait for bullets to be fired.Murax wrote:Baas Abuur,
The family that I do have in Beled Xaawo were there during the craziest times but didn't qax. I don't think they will this time unless theres some serious fighting. My guess is there won't be, these Guys will just dissapear or change their clothes, lol.

Re: Situation In Gedo Becoming Worse
I still dont understand why do people fight during ramadaan?
- Xaaji_Waraabe-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1127
- Joined: Thu Sep 06, 2007 9:53 pm
- Location: PIMPIN Idoors in FUCK STREET, Hargeisa, SL
Re: Situation In Gedo Becoming Worse
still fukk hiiraanboy
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 661 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 24 Replies
- 1344 Views
-
Last post by Coeus
-
- 9 Replies
- 938 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 9 Replies
- 1108 Views
-
Last post by Adali
-
- 9 Replies
- 577 Views
-
Last post by union
-
- 8 Replies
- 907 Views
-
Last post by ArcadeFire
-
- 1 Replies
- 469 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 7 Replies
- 900 Views
-
Last post by Caytame
-
- 1 Replies
- 349 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 5 Replies
- 954 Views
-
Last post by 1_londoner