Garowe: Puntland unifies education System + Umar Samatar best high school
Garowe: Puntland oo markii ugu haraysay 11 sanno ka dib mideysay Manaahijta Dugsiyada Sare ee Puntland.
15. august 2009
Garowe(AllPuntland)- Dowladda Puntland ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku guuleysatay 11 sanno ka dib in ay mideeyaan Manaahijta Dusgiyada sare ee Puntland, waxaana shalay looga dhawaaqay arrintan Wasaarada Waxbasharada iyo Tacliinta Sare ee Puntland.
Wasaarada Waxbarashada ayaa ku guuleystay keenida qorshahan oo ay mudo dheer keeniwaayeen Wasaaradihii ka horeeyey, waxaana laga soo bilaabo 1998-dii ay Dugsiyada sare kala ahaayeen kuwa kala mawqifyo duwan, balse hada la gaaray waqtigii la mideyn lahaa.
Wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Juxa ayaa shalay kaga dhawaaqay caasumada Puntland, wuxuuna sheegay in ay dhamaanba Manaahiijta Dugsiyada Sare la mideeyey, isla markaasna ay isku wax dhigan doonaan Ardayda dhigta Dugsi sare oo walba oo ka jira Puntland.
Kulan dheer oo mudo todobaad ah usocday Maamulayaasha in ka badan 38 Iskuul oo kuyaala Puntland, ayaa go'aamiyey in qorshahaasi la taabagaliyo, ayagoo isku raacay in ay talaabo wanaagsan tahay, waxa ayna talaabo horukac ah ku sheegeen talaabadan maanta la qaaday.
Agaasimaha Qeynta Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta ee Puntland Cali C/laahi Warsame, ahaana Lataliyihii howshan balaaran soo agaasimay, ayaa sheegay in ay wadayaan dadaalkan, wuxuuna ku wareejiyey Wasiirka Waxbarashada qoraal ay ka soo sameeyeen 12-ka Maado, ee lugu barto dugsiyada Sare ee Puntland.
Wasaarada Waxbarashada ayaa shaacisay in ay sannadaha nagu soo dhaw ay waraaqaha urogi doonto Buugaag, ayna geyn doonto meel walba oo ka mid ah Dugsiyada sare ee Puntland, waxa ayna shaacisay in aysan ka fariisan doonin Qorshahaasi.
Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa ka mid noqotay wasaaradaha ka soo dhex muuqday waqtigan Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Faroole, waxa ayna qabatay waxyaabo badan oo ay ku amaanayaan dadka Reer Puntland, ayadoo markii ugu horeysay utagtay dalalka Caalamka qaarkood in la aqoonsado Shahaadada Dugsiyada sare ee Puntland, taasoo noqotey mid ay ku farxeen Shacabka gobalada Puntland.
--------------------
The Future is bright, the future is Puntland
Garowe: Puntland Unifies Education System....
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Garowe: Puntland Unifies Education System....
this is a documentary by a italian organisation which visited a high school in galkayo, i cant believe how ambitiouse and smart the children in somalia are, not to mention their level of english, i swear they speak good english.
second part is better as they talk about their dreams and hopes.
second part:
ps the girls are so preety.
second part is better as they talk about their dreams and hopes.
second part:
ps the girls are so preety.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Garowe: Puntland Unifies Education System....
Omar Samatar High owns every year when the PL Ministry of Education compares the exam results of all High Schools in Puntland. And Again 2009 goes to Omar Samator High School in Galkayo.
I am impressed with this High School!!!
I am impressed with this High School!!!
- Xaaji_Waraabe-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1127
- Joined: Thu Sep 06, 2007 9:53 pm
- Location: PIMPIN Idoors in FUCK STREET, Hargeisa, SL
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 28 Replies
- 4626 Views
-
Last post by Ms.Erudite
-
- 22 Replies
- 1881 Views
-
Last post by CilmiDoone
-
- 35 Replies
- 2824 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 570 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 1231 Views
-
Last post by galia
-
- 6 Replies
- 898 Views
-
Last post by Tanker
-
- 0 Replies
- 522 Views
-
Last post by D-Runner
-
- 1 Replies
- 636 Views
-
Last post by quark
-
- 3 Replies
- 517 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero