Waxaan Maqli Jiray Ninbaa Inta Wasmo doonto asagii lasoo wasayMaydka todoba qof oo laga shakisan yahay in ay dileen kalluumaysato Masaari ah ayaa ku soo caariyay xeebaha Soomaaliya. Dadkan ayaa la rumaysan yahay in lagu dilay dagaal dhex maray iyaga iyo dadkii ay haysteen, inkasta oo ay qaarna ay hory u kaxaysteen.
Goob-joogayaal ayaa sheegay in maydkan Sabtidii shalay ahayd laga helay xeebaha bartamaha Soomaaliya, laba maalmood kadib markii ay kullmaysatadu u awood-sheegatay burac-badeedda, kuwaas oo iyaga iyo laba doonyood oo ay wateen la haystay tan iyo bishii April.
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ka soo xigay mid ka mida burcad-badeedda oo magaciisa la yiraahdo Faarax in hadday ay isga iyo saaxabadii qabtaan Masaari dambe ay aargudan doonaan.
Kulluumaysatada oo tiradoodu tahay 34 qof ayaa haatan ku sii jeeda dalka Masar iyaga oo horay u sii kaxeeysatay siddeed ka mida burcad-badeeddii haystay.
Weerarkaan ayaa naadir ku ah farsamooyinka lagu sii daayo la haystayaasha burcad-badeeddu qabtaan. Burcad-badeedda ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay waxa ay tobanaan malayn oo doollar u qaateen madaxfurasho ay ka heleen maraakiibta ay qabsadaan.
Waxaan Maqli Jiray
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 326 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 9 Replies
- 628 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by new-york24
-
- 2 Replies
- 853 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 3 Replies
- 1948 Views
-
Last post by adanboy
-
- 0 Replies
- 760 Views
-
Last post by fatimazahra
-
- 9 Replies
- 947 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 6 Replies
- 622 Views
-
Last post by grandpakhalif