Beled Hawo falls without a fight

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

Gedonet's happy for first time. They're calling Ahlu Sade Wal Jama 'Xoogaga' and Shabab and Hisbul Islam ' Maleeshooyin'.

Xoogaga Ahlu Sunna Wajameeca Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Magaalada B/Xaawo Ee Gobalka Gedo : Sheekh Cabdiraxmaan Al-Azhari Oo Horkacayay Xoogagaasi (Sawiradii Oo Dhowan Soo Bandhigi Doono)

Xoogaga Ahlu Wa Sunna Wa Jameeca oo in dhoweyda ku sugnaa degaano u dhowdhow magaalada B/Xaawo ee gobalka Gedo ayaa daqiiqado ka hor soo gaaray magaalada kadib markii ay maleeshiyadii Alshabaab iyo xizbul Islaam ay xalay 3:00dii habeenimo ay isaga huleeyeen magaalada.

Xoogaga Ahlu Wa sunna Wajameeca oo in muddo isku aruursanayay degaanada waqooyi ee gobalka Gedo ayaa ku soo galay dhowr gaari iyo ciidamado tiradoodu si rasmi ah loo ogeyn, iyagoo isla markiiba isku fidiyay goobahii ay faaruqiyeen maleeshiyadii shabaabka oo ku dhaqaaqay wadada aada magaalada caasimadda ee gobalka Gedo. Xoogaga Ahlu Wa Sunna Wa Jameeca ayaa waxaa horkacayay madaxooda ugu sareeya oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Al Azhari oo ah nin si weyn looga yaqaano degaanadadaasi.

Xoogaga Ahlu Wa Sunna Wa Jameeca ayaa sarakiishooda hogaaaminaysa aysan weli la kulmin saxaafada, balse sarkaal u qaabilsan dhanka Saxaafada oo magaciisa ku soogaabiyay Sheekh Maxamed uusheegay inay dadweynaha magaalada ay la hadli doonaan markiiay sugaan amniga iyo goobahii ayka baxeen shabaabka iyo xizbul Islaam oo xalay caleemadoodii ka furtay goobahii ay horay u deganaayeen oo ay kamid yihiin xaruntii maamulka iyo saldhiga booliska.

Warar Dheeraad ah oo si toos ah idinku Soo gudbin doono.

Sanka-B/Xaawo-Gedo-News


http://www.gedonet.com/index.php?news=6773
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Kanada »

wtfff :cry: :cry:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

The liberation has started all the way to Kismayo

Jubaland will return to our hands
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Twisted_Logic »

:up: :up: :up: :up:

What a good news to start before I write some notes down :som:
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Twisted_Logic »

Kanada wrote:wtfff :cry: :cry:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :x
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Kanada »

I bet you most of them where really Ethiopian troops.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

Kanada, shut the FOCK up, please.


Twisted they're now headed to Luq. Every city from Beled Hawo yo Kismayo will liberated in coming from Shiskabab.
User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Twisted_Logic »

CoolPoisons wrote:Kanada, shut the FOCK up, please.


Twisted they're now headed to Luq. Every city from Beled Hawo yo Kismayo will liberated in coming from Shiskabab.
:up: :up: :up:

I remember Voltage and his gang claiming that no force in Somalia can defeat Al Shabab. They underestimated people power.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Babygirl- »

i always support the akhwans.. but somalis fighting.. :broken: :down:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

They replaced the flag with Somali flag

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ,ayaa sheegay in Ciidamada Ahlu sunna ay siibeen calanka Madow ee Al shabaab caanka ku yihiin kaasoo ka taagnaa meelo badan oo ka mid ah gudaha Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo waxayna ka u bedeleen Calanka Buluuga ah ee astaanta Soomaaliya.
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by Kanada »

Ciidamo Itoobiyaan ah & Maliishiyaadka Suufiyada oo lawareegay B/Xaawo
Xili ay ku beegneyd 7:00 Subaxnimadii ayaa Waxa gudaha u soo Galay Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo Maliishiyaadka Suufiyada oo ay Caawinayaan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya kadib Markii ay Xalay halkaasi Baneeyeen Xoogagii Islaamiyiinta ahaa ee ka howlgali jiray.



Dad goob joogayaal ah oo ay la xiriirtay Shabakadda Warbaahinta Somalimirror ayaa Sheegay inay Arkeen Dhowr Gaadiidka Dagaalka ah oo ay ka buuxeen Maliishiyaadka Suufiyada oo ku sii Xaroonaya Saldhiga Magaalada Balad-Xaawo iyo Qeybaha kala duwan ee Magaalada.



Isla ilahaas ayaa inoo Sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ahi oo aad u Hubeysan Dageen Hareeraha Magaalada Balad-Xaawo.



Waxaa sidoo kale Dad goob joog ahi Sheegeen in Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ay Wehliyaan Maliishiyaadka Suufiyada iyo kuwa Barre Hiiraale Xalay Doolow kaga soo Talaabay dhanka Gobolka Gedo, waxaana wararku intaa ku darayaan in Leyrarka laga Damiyey Degmada Doolow intii ay Gudbayeen Ciidamada Itoobiyaanka ah iyo Maliishiyaadka ay soo Carbiyeen.



Ma jirin Wax iska Horimaad ah oo ka Dhacay Magaalada Balad-Xaawo waxaana halkaa goor hore isaga huleelay Xoogagii Islaamiga ahaa ee Bilihii ugu Dambeeyey Gacanta ku hayey.



Dhanka kale Ilaha aanu la xiriirnay ayaa inoo Sheegay in Maaliishiyaad uu Hogaaminayo Barre Hiiraale iyo Ciidamo Xoogan oo Itoobiyaan ahi loo Qorsheeyey kuna sii wajahan yihiin Degmada Luuq ee isla Gobolkaasi Gedo.



Ma jirto Cid ka Hadshay Isbadaladan iyo dhaqdhaqaaqyada ka soconaya Gobolka Gedo. marka laga reebo Maamuladda Kismaayo iyo Gedo oo Doraad ka hadlay.



Wixii war ah ee ku soo kordha Arimahan waxaad kala socon doontaan Wararkeena Dambe Insha Allah.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beled Hawo falls without a fight

Post by CoolPoisons »

Kanada that's Somalimirror, Shiskbab biggest site. waa been iyo kutirkuteen.

I talked to Beled Hawo, it wasnt even Ahlu Suna o Jama dhan, waa qeyb kali. Qaar baa aaday dhinaca Luq.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”