Sharmaarke on his way to Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Sharmaarke on his way to Puntland

Post by sheekh-Farax-zero »

Ra,iisul Wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo safar ku imaan doona Puntlland
Posted to the Web Aug 15, 12:05


Boosaaso:-Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa la filayaa in maalmaha soo socda soo gaaro Puntland ,R/Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa la sheegayaa in ay qabanqaabo ugu jiraan safar aysan weli shaacin oo ay ku imaan doonaa Puntlland.


Raiisul Wasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid ayaa la filayaa in uu safarkiisa ugu horeeya uu ku imaan doono magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo hadda ay ku sugan yihiin inta badan 2 Gole ee Maamulka Puntlland.

Warar badan oo soo gaaraya warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in safarka Raiisul Wasaaruhu DFKM iyo Wafdigiisu ay ku imaanayaan Puntlland la filayo in uu bilowdo maalinta bari ah walow aan ilaa hadda war rasami ah oo ku saabsan safarka Raiisul Wasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid iyo wafdigiisu uusan ka soo bixin xafiiska Raiisul wasaaraha.



Safarka Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu noqonayaa safarkii ugu horeeeyey oo uu ku tago Puntlland ilaa intii xilka loo magacaabay,Raiisul Wasaaraha DFKM Dr. Cumar Cabdirashiid ayaa la filayaa in uu safaro kale duwan uu ku bixin doono Gobollada Puntlland.

Wafdiga Raiisul Wasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashiid ayaa la filayaa sidoo kale intii ay joogaan Puntlland in ay shirar dhowr ah la qaadan doonaa Madax da Dowlada Puntlland ,shirarkaas ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa sidii loo wanaajin lahaa xiriirka ka dhexeeya DFKM iyo Puntlland iyo sidii ay Maamulka Puntlland taageero buuxa u siin lahaay een DFKM.

M_M_Deeq
Halgan.net
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by abdalla11 »

We will welcome him, if 'sh' shariif also comes we will ignore him :P
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by Cinque Mtume »

War hooy! Biyaha dabka haa la sii saaro, big boy baa soo socda.


Cunto fiican hadduu waayo, dagaal kale baa ka dilaaci doona Puntland.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by Murax »

Cinque Mtume wrote:War hooy! Biyaha dabka haa la sii saaro, big boy baa soo socda.


Cunto fiican hadduu waayo, dagaal kale baa ka dilaaci doona Puntland.

:lol: :lol: :lol: :lol:


Wara Cinque,

The 1st few pictures I saw of this Guy He didn't look THAT fat, laakin When I saw a video of the dude talking He's really big Man :lol:


In Canada, bal muxuu Tim Hortons ka dhargi jiray, lol.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by Xamud. »

Cinque Mtume wrote:War hooy! Biyaha dabka haa la sii saaro, big boy baa soo socda.


Cunto fiican hadduu waayo, dagaal kale baa ka dilaaci doona Puntland.

:lol: :lol: :lol: :lol: Meeshi loga hor tagi laha Calemo qoyan waxa loga hor tagay digsi Baasto ah iyo fuusto hiliib ah, dont worry
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by Cinque Mtume »

Murax wrote:
:lol: :lol: :lol: :lol:


Wara Cinque,

The 1st few pictures I saw of this Guy He didn't look THAT fat, laakin When I saw a video of the dude talking He's really big Man :lol:


In Canada, bal muxuu Tim Hortons ka dhargi jiray, lol.
:lol: :lol: same here dude, how the hell did Xamar make him not lose weight..
Xamud. wrote: :lol: :lol: :lol: :lol: Meeshi loga hor tagi laha Calemo qoyan waxa loga hor tagay digsi Baasto ah iyo fuusto hiliib ah, dont worry
:lol: :lol: read the news below from Garowe Online, diyaargarow culus baa loo galey arintaan and this is the result:

Kulanka labada dhinac

Waxaa la filayaa in caawa kulan casho ah labada dhinac yeeshaan iyada oo sarkaal ka tirsan Madaxtooyada u sheegey Garowe online in wadahadaladu bilaami doonaan maalinta berri ah.

Wadahadalada labada dhinaca ayaa diirada saari doona iskashiga xagga amaanka, siyaasada iyo qaybsiga kaalmooyinka caalamka ugu deeqo Somalia.

Booqashada Cumar Cabdirashid ayaa ka dhigeysa midii ugu horeysay ee uu ku yimid Puntland.

Dhinaca kale waxa maalinta berri ah ku soo biiri doona waftiga Ra'sal Wasare Cumar Cabdirashid Wasiirka tacliinta prof. Cadow.

Wasiirka Waxbarshada Puntland aya horey u eedeyey Cadow kadib markii si khaldan u qaybiyey tageero waxbarasho oo Somalia ka heshay wadamada saxiibka ah.

GAROWE Online, Garowe

Told y'all Big Boy raashiinkiisa waa arin serious ah... even the Puntland government is aware of this and prepared accordingly..
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Sharmaarke on his way to Puntland

Post by Murax »

^^^


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”