List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Suldaan_JC »

I have seen a fake report from the Qurjiile Clown Called (JEYR) from the Dhilobadane clan, his trying to tell us Isaaq fought them in couple of battles, when infact his Qurjiile Clan has never smelled the breath of any other Isaaqs then Couple of HJ subclans. let me List of how Many Towns Habar Jeclo has taken over from them by force:

Image
in Sool... and this is the Main towns, not some villages!!!

1952-Caynaba -former Dhillobadane Headquarter Before they formed their Qaxonti Camps in Buuhoodle..
1954-Ceeldhab
1954-Oog
1954-Wadaamo Go'a
1966-Guumeys

1991-Horufadhi and Fully in 2007
2006- Yeyle

Galgal -2009 its just around the corner from Buuhoodle

and Now HJ and Dhilos Share The Yagoori Town+Adhicadeeye)

All the Villages South-North and West of Buuhoodle are HJ Degaans, and HJ is less then 15km away from the Buuhoodle Town....
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Khalid Ali »

salaan carrabay is smiling in his grave :lol: :lol:
slaantii reer hagar eeh uu qabay na afkay buuraysa :lol: :lol:
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Suldaan_JC »

Khalid... i will post poems from the Villages the Habar Jeclo have Conquered from Dillobadane in (Hawd) Tomorrow, because my Internet is a bit messed up now...

Salaan Carrabay Janada Ilahay Ha Waraabiye, Farxad aya Maanta u Daawanaya Iidoorkiisi :mrgreen:
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Suldaan_JC »

The new Administration in the SOOL Region 2009 :sland: :up:


1:Taliyaha Ciidanka Birmadka ee Gobolka Sool. (H/jeclo)


2:Maamulaha Cashuuraha Berriga Gobolka Sool ( Habar Awal)


3:Maamulaha Kastanka Gobolka Sool (Habar yoonis )


4:Maamule ku-xigeenka Kastamka (H/yoonis)


5:Xisaabiyaha Kastanka gobolka sool (H/jeclo)


6:Xeer ilaaliyaha Maxkamadda gobolka ( H/jeclo)


7:Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska (H/yonis)


8:Mamulaha Baanka gobolka sool (H/jeclo)


9:Maamule ku-xigeenka baanka (H/jeclo)


10:Xisaabiyaha baanka gobolka Sool (H/jeclo)


11:Taliye xigeenka CID-da Gobolka Sool (H/jeclo)


12:Taliyaha koowaad ee Maxkamadda gobolka Sool (H/jeclo)


13:Taliyaha koowaad ee Maxkamadda Degmada (H/jeclo)


14:Isuduwaha Wasaaradda Hawlaha Guud ee Gobolka (H/jeclo)


15:Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Sool (H/jeclo)


16:Xisaabiyaha Wasaaradda Caafimaadka (H/Jeclo)


17:Xisaabiyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sool (H/jeclo)
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Khalid Ali »

Loooool@ love badane :lol:
odaygii ciise muse jamac cali haabil muxu yidhi
naago dhadheer oo dhulbahanta oo dhiloyiin aya dhulkii yimid :lol: :lol:

Dhulbahante magacii wuu beenoobay waxay odhan jiireyn Dhul bahante dhalay dhulku durug iga waleh been bay noqotay :up:
Yeah i love those gabays i can listen to it for hours. :up:
tana ku darso alayle wa ta habarjeclo hantiiday hururfadhii iyo heegaale :lol: :lol: :up:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Bohol iyo karaman »

Waar Nacaska suldaan wataa been badanaa maa caruur iyo caamuu uu sheekaynaya,

OOg waxa dhulbahantee kaa xoogey sacad Yoonis adnaa wadnaagaa soo dabaa guurtey,

Guumaysnaa waxa isaaq ka degaa sacad Yoonis, Reer Cilmi Dhulbahante, Jamaac Siyaad, Fiqishini, Damal Muusenaa haday soo degeen walahay buu san isaaq kale daagiin
Yeeylena sawtii lagaa soo eryeey labo sano kaa hor markii mid fiiidho yaryar oo habar xabuush ah ceel lagaa caabaayo isyidhii kuu qubayso ee lagu dhex diley ee aad waxabaa uu tariiwaydey ee aad mayd kiisii kaa caaraartay ee aad aasan kariwaydey,

Ceeldhaabnaa waabaa saraar maxa xoro dhulbahantee ka dhigay nedelyohow,

faanka iyo map yar ee aad colourkaa marmarisaynagalaa tag
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Phd in naago kudis »

yo suldaan wazup wid da hate....those dhullos are u somali bros @ da end of day.... allow da faan man
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Burao_Media »

Bohol iyo karaman wrote:,

OOg waxa dhulbahantee kaa xoogey sacad Yoonis adnaa wadnaagaa soo dabaa guurtey,
Waa Bohol here is proof that Oog and Guumays is a majority Sacad Yoonis city, this article is about the Conference held by Sacad Yoonis in 2003 about the war beween Sacad Yoonis and Dhulbante in the early 1990's, it states that the Dhulbante came to seek peace in Oog after the HY tooks FULL control of towns such as Yeyle and Guumays and west near Yagoori from the Dhulbante, the article is by Haatuf;

http://www.haatuf.net/Archive2003/00025700.htm

--------------------------------------------------------------------------------

Haatuf News
Home | Contact Us | Links | Archives
ISSUE 257 January 29, 2003

"Shirka Madasha Oog Waxa Weeyi Shir Nabadeed, Mana Jirto Guddi Joogta Hargeysa Oo Beeshu Wakiilato"

Cabdi Saxardiid Askar - Gudoomiye K/xigeenka Guddida Shaqaalaha ee S/L

Hargeysa (Haatuf): Gudoomiye K/xigeenka Guddiga Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, Cabdi Saxardiid Askar oo dhawaan ka soo noqday magaalada Oog ee Bariga Somaliland, ayaa wargeyska Haatuf shalay wareysi kala yeeshay Madal shir ah oo beesha Sacad Yoonis uga furmay 9-kii bishan January Oog, waxaanu yidhi Cabdi Saxardiid oo arrintaa ka waramayay; "Sagaalkii bishan ayuu shir ballaadhani uga bilaabmay beesha Sacad Yoonis magaalada Oog, shirkaas madasha Oog oo weli socda, loona qorsheeyay inuu socdo in mudo ah, laguna lafa gurayo sidii beeshu qaab nabadeed ugu dhammaystiri lahayd xurguftii dhexmartay beesha iyo beesha Jaamac Siyaad ee Dhulbahante, iyadoo arrintaa madasha lagu gorfeynayaa ay soo taxnayd muddo lix bilood ah, isagoo kulankani dhammaystiri doona go’aano ay hore isula qaateen labada beelood oo ahaa in ay ku dhammaystaan weji nabadeed. Madashaasi kuma koobna wada xaajoodkaa oo keliya ee beeshu waxa kale oo ay ku xoojinaysaa nabad ku wada noolaashaha beelaha deriska ah iyo guud ahaanba nabadgelyada Somaliland."

Cabdi Saxardiid, waxa uu sheegay in ay madashaa shirka nabadeynta ee Oog ay ku sugan yihiin ergooyin gaadhaya ilaa 100 ergo oo ka kala yimid gobollada Sanaag iyo Sool ee ay beeshu degto. Waxa kale oo uu sheegay Cabdi Saxardiid in qodobada kale ee shirkaas lagu lafa guri doono intuu socdo, tabashooyin ka dhexeeya beesha iyo beesha kale ee ay isku deegaanka yihiin ee reer Yoonis (Habar jeclo).

Isagoo Cabdi Saxardiid Askar ka waramaya qaabka loo hagayo shirkaa, waxa uu yidhi, "Madashaa oo ah shir nabadeed, si loo gaadho natiijooyinka nabadeynta ee beeshu ka filayso in ay ka soo baxaan shirkaas awgeed, waxaa hogaaminaya madax dhaqameedyo, waxaana laga ilaaliyay xubnaha ka tirsan beesha Sacad Yoonis ee hore ugu suntanaa Siyaasadda, mana jirto gudi joogta Hargeysa oo beeshu wakiilatay, taladuna waxay gacanta ugu jirtaa shirgudoonka shirka madasha Oog ee ku sugan halkaa."

Cabdi Saxardiid Askar, Gudoomiye Ku-xigeeka Guddiga Shaqaalaha Dawladdu, wuxuu ku tagay Oog isaga iyo odayaal kale oo ka tirsan beeshaas, kadib markii martiqaad looga soo diray kulankaas ka socda Oog, waxaanu ku soo noqday Hargeysa dhawaan. Isagoo Cabdi Saxardiid Askar ka jawaabaya xidhiidhka ka dhexeeeya beeshaa shirku uga socdo Oog iyo xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu yidhi: "Wada shaqaynta Beesha iyo Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Rayaale, aad buu u wanaagsan yahay iskaashigoodu, horena wuxuu Madaxweynuhu u qaabilay wefti balaadhan oo ay hogaaminayaan Madax dhaqmeedyada beeshu oo Hargeysa booqasho ku yimid hadda ka hor, kulamadii ay la yeesheen Madaxweynaha iyo dawladdaba waxay ku dhammaadeen jawi aad u wanaagsan iyo wada shaqayn."

Isagoo Cabdi Saxardiid ka jawaabaya su’aal ahayd, mar haddii aan hadda xubin ka tirsan beeshu xil ka hayn maamulka Golaha Wasiirada, horena aanay ugu jirin Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida xubin ka soo jeeda beeshaasi inuu shirkoodani noqon karo mid mucaaradda, waxa uu kaga jawaabay oo uu yidhi; "Mowqifka beeshu waa mid cad maadaama oo ay beesha hogaankeeda dhaqan iyo Madaxweynaha Somaliland ay hore u kulmeen, isuna afgarteen, waxaa laga filayaa in natiijooyinka ka soo bixi doona shirkaa Oog ay sii xoogeeyaan xidhiidhkaas iyo qodobo dhidibada u adkeeya awooda maamulka Dawladda Somaliland, dhisida ammaanka iyo nabadgelyada Somaliland."

Madasha shirka Oog ka socda shir gudoonkeeda, waxaa ka mid ah:

Chief Caaqil Siciid Xasan,
Chief Caaqil Yuusuf Cabdi,
Eng. Muuse Aw Maxamed,
X. C/raxmaan (Cabdi Riwaaye),
Ismaaciil Saalax (Indho Muraadyale),
Xaaji Ismaaciil Gaane iyo
Xaaji Cismaan Cadami.
Last edited by Burao_Media on Thu Aug 20, 2009 4:23 am, edited 1 time in total.
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Burao_Media »

Ujeedo :Dhagaysi Warbixineed
Written by Ibrahim Sacad
Sunday, 11 February 2007
Shir -guddoonka Golaha Guurtidda JSL,xubnaha Gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida , waxay maanta warbixintii wax-qabad ka dhagaysteen wefdigii Golaha Guurtidda ee nabadsiinta beelaha wada dega degaanadaasi Caynabo.Xudun,iyo Yagoori ugu maqnaa muddada 42 maalmooda.
Golaha Guurtidda Qarabka

Hargeysa Date : 11/02/2007
Ujeedo :Dhagaysi Warbixineed

Shir -guddoonka Golaha Guurtidda JSL,xubnaa Gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida , waxay m,aanta warbixintii wax-qabad ka dhagaysteen wefdigii Golaha Guurtidda ee nabadsiinta beelaha wadadega degaanadaasi Caynabo.Xudun,iyo Yagoori ugu maqnaa muddada 42 maalmooda. Wefdigaasi oo uu hogaaminayay Sh. Khaliif Sh.Xasan Gudaal,waxay warbixintooda ku sheegeen in dilalka la dhexdhexaadiyay ee heshiinta laga sameeyay ay isugu jiraan qaar waqtiyo dhawayd dhacay iyo qaar dhacay ilaa 1991 inti ka dambaysay.

Dulucda warbixintooda oo halkani ku ligaaqan,waxay u kala baxda :-

Wax la dhammaystiray
Wax lagu noqon doono waqtigii ku haboon, IWM.
Sida ka muuqatay warbixintooda hawlahaasi hadhsan iyo kuwa la dhexdhexaadiyayba dhammaystirkoodu wuxu ku xidhanaan dooonaa iskaashi laxaad leh oo lagu wajoho hadii allaha awooda lehi yidha (Dawlad ahaan)

Jamhuuriyadda Somaliland

Guddiga Hawlgalka Nabadeed Golaha Guurtidda Gobolka Sool

GG/GHGN/GS/21/2007 Hargeysa 9/2/2007

Uj: Soo-Gudbin Warbixin

Mudanayaal waxan halkani idiinku lifaaqan war-bixintii Guddiga muddadii u dhaxaysay 26/12/2006-5/02/2007. dhinca kale Guddida Beelaha Dilalka iyo waxyeeladu kala gaadhay ee Gobolka Sool gaar ahaan Degmooyinka Caynabo, Yagoori & Xudun, iyada oo ay jiraan qaar nooga yimid Degmooyinka kale sida Buuhoodle iyo Laas-caanood.

Haddaba iyada oo ay Guddigu ka hawl-galeen dhinacyo badan sida wacyi-gelinta bulshad ee xoojinta Nabad-gelyada iyo dhawrida xasiloonida gacan buuxdana nasiiyeen Maamulka sida Guddoomiyaha Gobolka & Guddoomiyayaasha Degmooyinka Caynabo & Yagoori intii awoodooda ah, runtiina ay wax weyni iska bedeleen guud ahaanba xaaladda Gobolka muddadii hawl-galku socday, xaga Nabade-gelyada, is-dhex-galka iyo xoojinta nabad-gelyaduba & Maamulkaba waxay Guddigy dhammeyeen kiiskan. Iyada oo ay u kala qaadeen sidan ama saddex qaybood:-

1) Qaybta dhammaatay waa 14 kiis oo dilal ah
2) Qaybta meel lagu tiiriyay sida Maamulka oo loo qoray waa 8 kiis
3) Qaybta dib loo dhigay duruufo jira aawaadeed ama la muddeeya 25 kiis.
Sidaasi darteed markii ay Guddigu qiimaysay waxa u soo baxday inaan hawsha muddo gaaban iyo awood Gole oo kaliya lagu dhammayn karin ee ay u baahan tahay awood dawladeed oo buuxda, haddana halkaa lagu jojiyo si mar kale loo qalab qaato dibna loogu noqdo inta aanay dhammaan muddada loo qabtay kiiska la muddeeyay.

Allah Mahad Leh

Sh. Khaliif Sh. Xasan Gudaal

Guddoomiyaha Guddida Hawl-galka Nababadeed Golaha Guurtidda Gobolka Sool

Jamhuuriyadda Somaliland

Guddida Hawl-galka Nabadeed Golaha Guurtidda Gobolka Sool

Ref: GGQ/GHGN/OOG/20/007 Date: 07/02/2007

Uj: Warbixin Hawleed

Mudanayaal waxan halkan idiinku soo gudbinyna warbixin la xidhiidha hawlihii nabaddaynta Beelaha ee aan ku tagnay Gobolka Sool, iyada oo aan halkan ka baxnay 26/12/2006, waxa saldhig ama degaan aan ka dhiganay Tuuladda Oog ee Degmada Caynbo, taasi oo ku haboon isku xidhka shaqada, iyada oo u dhaxysa Magaalooyinka Caynabo, Xuddun iyo Yagoori, markii horena nagula talliyay Guddoomiyaha Goluhu in aan toos u tagno.
Haddaba iyada oo aan hore idiinku soo gudbinay qaybtii hore ee wax qabadka Guddiga idiinkuma sheegay culayska iyo baaxaada hawlaha meesha yaaba markii aan guda galay shaqada, waa sidan iyada oo dhammaysay tirsn.

A) Dhammaaday.
B) Meel lagu tiiriyay sida Maamulka oo loo qoray.
C) La muddeeyay ama dib loo dhigay iyada oo ay qaar dhawyihiin.

Qaybta la dhammeeyay iyada oo faah-faahsan

Meesha wax dishay Beesha wax laga dilay Tirada

1. Jaamac/Siyaad Reer Ciye R/Yoonis reer Barre hal Nin
2. Sacad Yoonis reer Barkad Khaalid dhulbahane hal Nin
3. Biciide R/Iidle Isla dhexdooda hal Nin
4. C/raxmaan Cali Barre Beelo kala duwan Afar //
5. Reer Barre R/Yoonis C/raxmaan C/Barre shan //
6. C/raxmaan Cali Barre Baho R/Yoonis laba //

Qaybta meel lagu tiriyay sida Maamulka loo qoray

Beesha wax dishay Beesha wax laga dilay

1. Caafi Baale H/Jeclo Aadan Baale Cumar Hal-Nin

2. S/Yoonis R/Barkad Baho biciide Gabadh Dhimasho

3. Baala wacays R/Yoonis M. Aadan Urursuge Mag hadha raagtey 90Hal

4. Maxamed Urursuge Cumar J/Siyaad Reer Ciye Hal Nin dhimasho

5. S/Yonis R/Barkad J/Siyaad Reer Ciye Laba Nin Dhimasho

6. J/Siyaad Reer Ciye S/Yoonis Idarays Laba nin dhimasho

7. S/Yoonis Reer Barkad Reer cilmi N/Axmed Hal Nin Dhimasho

8. Barasame dhulbante Cali Barre H/Jeclo Afar Dhim. Shil

9. S/Yoonis Reer barkad Fiqi shini Laba nin dhimasho

10. Cumar Maxamed urursuge Reer yuusuf R/Daahir Hal nin dhaawac

11. Maxamed Muuse Dh/hante Cali Barre H/Jeclo Hal nin dhimasho

12. Maxamed Muuse Dh/hante Biciido baho Hal nin dhimasho

13. Beello badan Reer jibril N/Axmed Hal nin dhimasho

14. Reer S/Yoonis Reer Barkad S/Yooonis Reer Barkad Hal nin dhimasho

15. Cumar JIbril H/Jeclo Faahiye Maxamed J/S. " " ‘

16. Jaamac Siyaad Dh/Hante Maxamed Urursuge

Cumar H/J Saddex nin dhimasho.

_____________________________________

Isugeyn 25Qof

Waxa jirta tiro badan oo aanan qoraalkoodi hano oo ka baxsan tiradan angaga oo ka soo degdegnay awgeed.

Tirada Guud waa 47kiis.

F.G. Kiisaska la muddeeyay dib loo dhigay waa socotaa mudadoodii.
Saxeexa Guddiga Guurtidda.

Sh. Khaliif Sh. Xasan Gudaal Guddoomiye ___________________
Cali Cumar Axmed Xubin ___________________
Maxamuud Xareed Rooble " " ___________________
Caydiid Cabdi Maxamed " " ___________________
Cawil C/laahi Caydiid " " ___________________
Nuur Sugaal Geelle " " ___________________
Xasan Axmed Faarax " " ___________________
C/raxmaan Cusmaan Xasan " " ___________________
Sh. C/raxmaan Sh. Cabdi Faarax" " ___________________

Alla Mahad Leh

Sh. Khaliif Sh. Xasan Guddal (Maxamuud Xareed Rooble)

Guddoomiyaha Guddiga H/galka Nabadeed G.Guurtida. Xog. Guddiga H.N.Guurtida

Gobolka Sool OOG Gobolka Sool OOG.

--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

http://www.guurti.org/index.php?option= ... 2009-09-01

2. S/Yoonis R/Barkad Baho biciide 1
5. S/Yonis R/Barkad J/Siyaad Reer Ciye Laba Nin Dhimasho (2 men)
7. S/Yoonis Reer Barkad Reer cilmi N/Axmed Hal Nin Dhimasho 1
9. S/Yoonis Reer barkad Fiqi shini Laba nin dhimasho (2 men)
14. Reer S/Yoonis Reer Barkad S/Yooonis Reer Barkad Hal nin dhimasho 1

The Sacad yoonis had killed 3 Jamac Sayad, 2 Fiqishini, 1 HJ, 1 SY. Whilst the entire bah-xabushed managed only to kill 3 men 1 being their own Habar Xabushed and only 2 that are Dhulbante thats pathtic. Walahay, HJ waa Cali baaysaayn llok at the shire evidence, the whole Habar Xabushed theory of them conquerering Dhulbante is baseless, is the quiet unsong heros in Sool such as Sacad yoonis, Damal Musa, and Maxamed Xumut that keep the Dhulbante in check and keep Somaliland safe. Even, the Colnoral that is head for the Somaliland Army in is Sacad Yoonis Col. Dancade.


1. Caafi Baale H/Jeclo Aadan Baale Cumar Hal-Nin (1 HJ man)
3. Baala wacays R/Yoonis M. Aadan Urursuge Mag hadha raagtey 90Hal (1 Dhulbante man)
15. Cumar JIbril H/Jeclo Faahiye Maxamed J/S. " " ‘ (1 Dhulbante man)


Qaybta la dhammeeyay iyada oo faah-faahsan

1. Jaamac/Siyaad Reer Ciye R/Yoonis reer Barre hal Nin
2. Sacad Yoonis reer Barkad Khaalid dhulbahane hal Nin


Again, the SY had killed a Dhulbante that brings the SY score of 3 Jamac Sayad, 1 Reer Khalid thats 4 Dhulbantes, 2 Fiqishihi. Habar Cali Baaysaayn Jealous has killled another 12 off their own habar xabushed bring a total of 13 that HJ had killed HJ and only 2 Dhulbante, whilst Sacad yoonis had managed 4 Dhulbante and 2 Fiqishini and few HJ. Walli these HJ are clowns they rather kill their own they the fagash that had them under their shoes.

3. Biciide R/Iidle Isla dhexdooda hal Nin (1 Hj man)
4. C/raxmaan Cali Barre Beelo kala duwan Afar // (4 men oo ah HJ laakin kala beelo)
5. Reer Barre R/Yoonis C/raxmaan C/Barre shan // (5 HJ men)
6. C/raxmaan Cali Barre Baho R/Yoonis laba // (2 HJ men0



Like my uncle use to tell me Sacad Yoonis waa nimanka Reer Shiekh Issaq ugu habad kolool. As for Habar Jeclo Cali baaysaayn :lol:
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Burao_Media »

Oog is about as Habar Yoonis as Oodweyne, Cadadley, Duruqsi, Go'da, and Haji Salaax and thats 1000%. Yeeyle and Guumays is mixed and settled by Beesha Galbeedka Sool ee Habar Yoonis and Dhulbante. These HY clans include Sacad Yoonis, Damal Musa from Mudug, and Maxamud Xumut (Musa Ismail). Yeeyle and Gumaays is mixed with Sacad Yonis, Damal Musa, and Maxamuud Xumut and Dhulbante, Fiqishini thats it.

Guumays waxa isaaq ka degaa Sacad Yoonis (Habar Yoonis), Reer Cilmi Dhulbahante, Jamaac Siyaad, Fiqishini, Damal Muusenaa (Habar Yoonis) haday soo degeen, walahay buu san isaaq kale daagiin
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Qarannews

Friday, November 21, 2008
Beesha Habar Yoonis e Gobolka sool

BAAQ IYO TAGEERO KU WAJAHAN (Diwin Gelinta)DOORASHADA DEEGAMADA GALBEEDKA SOOL EE BEESHA HABAR YOONIS
Markii aanu aragnay baahida loo qabo in ay diiwan gelinto ka dhacado gobolka sool waxaanu samayen wada tashi bada qayb ka mid ah aqoonyahaniinta iyo bulsha waynta ka soo jeeda galbeedka sool gaar ahaan beesha kor ku xusan waxnan isla garanay inaanu baaqan soo saarno si aanu u ogaysiino dareenka beesha sidii ay uga dhici lahay doorasho deegamadan aanu xusi doon oo loo soo eegi lahaa doorashadana looga ridi lahaa oo ay beeshuna isku raacdey in ay gacansiiyaa gudida doorashooyinka iyo xisbiyada iyo xukuumadaba sidii ay doorashadu u noqonlahay mid u dhacda si wanaagasan waxay isku raceen aqoonyahaniintii iyo wax garadkii halkaa isugu yimi sidan hoos ku qoran.In doorashadu ka dhacado deegamada hoosyimaada degmada xudun iyo caynabo ee gobolka sool ee beeshu degto sida
1 Bohol2 dhaman Degaanka hoos Yimada Ceelka Bohol
2) dhaman Dhulka Hoos Yimada Ceelka Dogoble
3) Shoode
4)Fadhigaab
5)Fadguul
6)Oog
7)shan-Nirgood
8)Bancade
10)Karamaan
11)gumaays
12) Yeeyle

In la tixgaliyo oo lala tashado beelaha kale ee degen gobolka Sool sida beel waynta Dhulbahante iyo beeshaa Muse Abokor ee Habar jeclo madama ay beelaha gobolku iyagu aqoon badan isku leeyihiin habqabsiga iyo hab mamuuskaba si loo helo tageero buuxdaGEBO GEBADII BEELAHA AQOONYAHANIINTOODU GAADHAY BAQAN1 BEESHA
1)Beesha Sacad Yoonis
2)beesha Maxamud Xamud
Gudomiyaha besha Dr Mustafe
Last edited by Burao_Media on Thu Aug 20, 2009 6:39 am, edited 2 times in total.
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Suldaan_JC »

War bal xoolahan HY eega, Meesha ragg la is hayo, aya isa soo daaba Yaacayaan!!! Meeshan Dhullbahnate iyo habar jeclo aya iskgo dhigaye, maxa waxan Midgaha ah meesha Keenay? They always have to come here and try to compete with the Habar jeclo :lol: Sacad Yoonis is less then 1000 people and the only Village they occopy in Sool/sanaag is a village they BOHOL and thats about IT.....

As for Sool, if your little articles from Qarannews is gonna make Sool a HY Degaaan :lol: :lol: My Article will make Oodweyne an Adan madoobe degaan!!!!
Burao_Media
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 338
Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Burao_Media »

Suldaan_JC wrote:War bal xoolahan HY eega, Meesha ragg la is hayo, aya isa soo daaba Yaacayaan!!! Meeshan Dhullbahnate iyo habar jeclo aya iskgo dhigaye, maxa waxan Midgaha ah meesha Keenay? They always have to come here and try to compete with the Habar jeclo :lol: Sacad Yoonis is less then 1000 people and the only Village they occopy in Sool/sanaag is a village they BOHOL and thats about IT.....

As for Sool, if your little articles from Qarannews is gonna make Sool a HY Degaaan :lol: :lol: My Article will make Oodweyne an Adan madoobe degaan!!!!
waa haagag you make Tokeyo Habar Xabushed for all I care. Fact is Facts. I showed 2 documents, 1 from Haafuf a Habar Awl newsapaper the best in Somaliland along with Ogaal, and 1 document from Golaha Guutida, the other from Qarannews. They are all indepdent.I gonna bring more.


So go cry me a river :cry: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Sool is gonna have HY writen on it by the time were done
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by peace- »

Suldaan_JC wrote:I have seen a fake report from the Qurjiile Clown Called (JEYR) from the Dhilobadane clan, his trying to tell us Isaaq fought them in couple of battles, when infact his Qurjiile Clan has never smelled the breath of any other Isaaqs then Couple of HJ subclans. let me List of how Many Towns Habar Jeclo has taken over from them by force:

Image
in Sool... and this is the Main towns, not some villages!!!

1952-Caynaba -former Dhillobadane Headquarter Before they formed their Qaxonti Camps in Buuhoodle..
1954-Ceeldhab
1954-Oog
1954-Wadaamo Go'a
1966-Guumeys

1991-Horufadhi and Fully in 2007
2006- Yeyle

Galgal -2009 its just around the corner from Buuhoodle

and Now HJ and Dhilos Share The Yagoori Town+Adhicadeeye)

All the Villages South-North and West of Buuhoodle are HJ Degaans, and HJ is less then 15km away from the Buuhoodle Town....

listen ina love i dont where you got this garbage from, i suppose that qabxad mother of yours has been feeding you this bullshit. about HJ lives in Guumeys, Horufadhi, Yeyle, yagoori and adhi cadeeye. firstly all of these towns with exception of adhi cadeeye (reer cilmi) are exlusively jaamac siyaad towns and the only isaaqs that live with them in them towns are their wives or dead men that reside in the grave yards.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by Khalid Ali »

listen ina love i dont where you got this garbage from, i suppose that qabxad mother of yours has been feeding you this bullshit. about HJ lives in Guumeys, Horufadhi, Yeyle, yagoori and adhi cadeeye. firstly all of these towns with exception of adhi cadeeye (reer cilmi) are exlusively jaamac siyaad towns and the only isaaqs that live with them in them towns are their wives or dead men that reside in the grave yards
.


You seem like a very angry jeberti , hooyo cay iyo balayaad bilawday with the expansion of the Somaliland state the expansion of the hj land towards eastern sool has grown rapidly in the last 2 decades as you might well know the isxaaq holy troops where stationed in adhi cadeeye tuulo for almost 8 years. And the hj make 75% of the troops in eastern Somaliland. Even yagoorii is an isaaq degaan now and days :mrgreen:
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: List of the Towns H-Jeclo conquered from the Qurjiles(DhiL)

Post by peace- »

khalid ali wrote:
listen ina love i dont where you got this garbage from, i suppose that qabxad mother of yours has been feeding you this bullshit. about HJ lives in Guumeys, Horufadhi, Yeyle, yagoori and adhi cadeeye. firstly all of these towns with exception of adhi cadeeye (reer cilmi) are exlusively jaamac siyaad towns and the only isaaqs that live with them in them towns are their wives or dead men that reside in the grave yards
.


You seem like a very angry jeberti , hooyo cay iyo balayaad bilawday with the expansion of the Somaliland state the expansion of the hj land towards eastern sool has grown rapidly in the last 2 decades as you might well know the isxaaq holy troops where stationed in adhi cadeeye tuulo for almost 8 years. And the hj make 75% of the troops in eastern Somaliland. Even yagoorii is an isaaq degaan now and days :mrgreen:
war guntan yaa la sheekaysan jiray, war waxaan qoslo giriir ahan ma haysaan. about yagoori is isaaq degaan, i guess so is kismanyo now
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”