http://www.somalimirror.com/2009/08/20/ ... da-bweyne/Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan Ciidamo ka tirsan Xarakada Shababul Mujaahidiin oo ka yimid dhanka Gobolka Bakool inay Magaalada dhanka Suuqa Xoolaha ee Galbeed ka soo galeen, ka dib markii ciidamo ka tirsan kuwa DKMG ah oo joogey Deegaanka Waraabaale ilaalana ahaa dagaal ay la galeen uga awood roonaadeen.
Sida qof ka mid ah Dadka Deegaanka Magaalada Baladweyne u sheegay Shabakada Somalimirror ayaa ku waramey in ciidamada Al-shabab kuwooda ugu horeeya ku sugan yihiin Buundada Liiq-liiqato, halka ciidamada DKMG ah dhanka Bari u dhaafeen Buundada.
Sarkaal ka tirsan Xarakada Shababul Mujaahidiin oo la soo xariirey Shabakada Somalimirror kana gaabsadey Magaciisa ayaa sheegay Ciidamo ka tirsan Xarakadooda oo aad u hubeysan dhanka Galabeed Magaalada Baladweyne ka soo galeen.
Dagaalka ayaa la sheegayaa wali inuu socdo, Lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalkan cusub ee ka qarxey Duhurnimadii Maanta Magaalada Baladweyne, waxa uuna ku soo beegmaya xilli dagaalo cusub tan & saaka ka socdeen Degmada Buulo-barde ee isla Gobolka Hiiraan.
Dhanka kale ciidamo cusub oo ah kuwa Gumeysiga Itoobiya ayaa la sheegayaa Janta Kundisho inay soo gaareen halka kuwii Saaka Magaalada ku soo dhawaadey wali goobihoodii ku sugan yihiin ayna jiraan dhaq-dhaqaaqyo ay wadaan.
Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena xigga, Idanka Alle.
Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Dagaal ka qarxey B/weyne & Itoobiyaan Jante soo gaarey.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
The destruction of khawaarijta shabaab al-mujrimiin is that they have opened so many fronts in somalia that it just impossible to win all of them.They are destined to be destroyed.Besides that,the somali people hate them and do not want anything to do with their satanic interpretation of islam.
Upon them are the curse of Allah, His Angels and the whole of mankind.
Upon them are the curse of Allah, His Angels and the whole of mankind.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
well thank you very much but we didnt ask you to talk for us.the somali people hate them and do not want anything to do with their satanic interpretation of islam.

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Piss on Al Shabaab!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
surrender wrote:well thank you very much but we didnt ask you to talk for us.the somali people hate them and do not want anything to do with their satanic interpretation of islam.
Iam not talking for punanis

Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Are you trying to get the fbi off your tail for you previous threadsVoltage wrote:Piss on Al Shabaab!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
good to know!HutuKing01 wrote:surrender wrote:well thank you very much but we didnt ask you to talk for us.the somali people hate them and do not want anything to do with their satanic interpretation of islam.
Iam not talking for punanis
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Only reer Galgaduud can make Al-Shabab run for their lifes, the rest is masakin. I think Al-Shabab will exist for a long time longer than Tfg and other states in Somalia.
Last edited by subeir123 on Thu Aug 20, 2009 8:31 am, edited 1 time in total.
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Magaalada Beled weyn oo dib ugu laabatay xaaladii kala qeybsanaanta ee Bariga iyo Galbeedka
http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=954Magaalada Beled weyn ee Gobolka Hiiraan ayaa dib ugu noqotay xaaladii kala qeybsanaanta ee muddo ka hor ku jirta kadib inta aanay guud ahaan la wareegin Ciidamada Dowladda, waxaana saacado ka hor galbeedka Magaalada la wareegay Xoogaga Hubeysan.
Dagaal xoogan oo ka dhacay Galbeedka Magaalada ayaa keenay in Xoogaga Xarakada Alshabaab iyo Xisbul Islaam la wareegaan galbeedka, isla markaana Ciidamada Dowladda dib ugu noqdaan dhanka Bari ee magaalada.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka oo ahaa mid aan la fileyn uu ku bilowday kadib markii Xoogaga Hubeysan ka soo dagaal qaadeen Gobolka Bakool, kuwaasoo ahaa kuwo culeyska ka qafiifinayay duulaanka Buulo Burde ee Ciidamada Dowladda ku qaadeen.
Xoogaga Islaamiyiinta ayaa ku sugan Xaafada H/wadaag iyo Buunda weyn oo dhacda Galbeedka, halka Ciidamada Dowladda ay dhinaca kale ku sugan yihiin oo ah Bariga, waxaana magaalada tahay mid kala qeybsan.
Saraakiisha Dowladda ee ku sugan Beled weyn ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan is badalka ku yimid magaalada oo mar kale ay gacanta ugu gashay Xoogaga Islaamiyiinta dhanka Galbeed.
Ma jirto ilaa iyo hada wax dhaq dhaqaaq ah oo ka soconaya magaalada, waxaase dagaalada ka soo cusboonaaday Beled weyn ay noqon karaan mid niyad jebin karta duulaanka Dowladda KMG ku dooneyso inay kula wareegto Gobolada Koofureed.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Fully agreed!subeir123 wrote:Only reer Galgaduud can make Al-Shabab run for their lifes, the rest is masakin. I think Al-Shabab will live longer than Tfg.
Everyone knows how shabaabil murtaddiin were treated in guriceel etc.
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
sheekh-Farax-zero wrote:![]()


Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
Hutuking
God bless reer Galgaduud
God bless reer Galgaduud

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3702
- Joined: Tue May 23, 2006 12:50 pm
- Location: i can make yo BEDROCK..
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
who is reer galgaduud?
Re: Alshabab Enter Balad Weyne, Heavy fighting ensues
[quote="Mizzy_Flame"]who is reer galgaduud?[/quote]
Terminators who makes Al-Shabab run for their lifes
Terminators who makes Al-Shabab run for their lifes

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 159 Views
-
Last post by Kanada
-
- 2 Replies
- 310 Views
-
Last post by Kanada
-
- 2 Replies
- 436 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 473 Views
-
Last post by new-york23
-
- 4 Replies
- 813 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 604 Views
-
Last post by Bunayste
-
- 34 Replies
- 1533 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 442 Views
-
Last post by Murax
-
- 5 Replies
- 999 Views
-
Last post by dhusomacaan