Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Xiisad colaadeed oo ka taagan Afmadoow
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 19 August 2009
KN: Beelo walaalo ah oo dega miyiga gobolka Jubbada Hoose ayaa la sheegey in ay dhex taalo xiisad colaadeed oo ku saabsan daaq iyo biyo.
Odayaasha dhaqanka iyo maamulada Islaamiga ah ee Afmadow iyo Xagar ayaa ciidamo kala dhexdhigey beelaha meesha la yiraahdo kala jeex oo u taala wadada u dhaxaysa Afmadoow iyo Bu’aale.
Waxaa jirey maalmahan shirar waanwaan ah oo is daba jog ah oo lagu dhexdhexaadinayay beelaha is maandhaafsan.
Jaaliyadaha dibada ee Jubbaland iyo waxgaradka gobolka ayaa ku baaqaya in laga hortago colaado micno daro ah oo ay dad walaalo ah isku dilaan.
Xaalada waa ay degentahay, waxaana laga rajo qabaa in arrimaha lagu dhameeyo wadahadal

-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Reer Wamo crack me up.. they have allied themselfs with different branches of argagaxiso 
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Queen_Arawello wrote:Reer Wamo crack me up...i don't understand why they have allied themselfs with all sorts of argagaxiso
Queen this isn't urur diimeed necessairly, its just two subclans beefing over dhul
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Queen_Arawello wrote:I haven't read the post and i don't normally follow affairs of Jubaland so this is new to me, i hope it doesn't escalate to All-Out War
Hopefully it won't
Absame Reer Waamo
Absame Galbeed
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Queen Araweelo,
Sade Reer Gedood and Reer Absame Waamo have been neighbors forever in Gedo/Jubba's and intermarry heavily.
About what I said about Absame Galbeed, xal qaado that was the quule I had tonight talking
Sade Reer Gedood and Reer Absame Waamo have been neighbors forever in Gedo/Jubba's and intermarry heavily.
About what I said about Absame Galbeed, xal qaado that was the quule I had tonight talking
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
This is not a big deal... Matter fact, waaba la heshiiyay, Tolku arimahaas wuu ka baxay waa horre.
OGADENIA, JUBBALAND, NFD: STATE OF GOBTA IYO GEELA...
OGADENIA, JUBBALAND, NFD: STATE OF GOBTA IYO GEELA...
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
its reer abdille vs cawlyahan. there are barely any reer-isaaq in the jubbas (they're chilling with their isaaq brothers up in ogadenia/hawd). and its not a big deal, and cawlyahan aren't considered reer wamo. 
Last edited by ModerateMuslim on Thu Aug 20, 2009 2:18 pm, edited 1 time in total.
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
This happens every few years. From what I heard, its been resolved.
Reer Abdille were trying to flex their muscles as usual, but they forgot Cawliyahan don't play. Anyhow, just glad its over now.
Reer Abdille were trying to flex their muscles as usual, but they forgot Cawliyahan don't play. Anyhow, just glad its over now.
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Kolombo wrote:Reer Abdille were trying to flex their muscles as usual, but they forgot Cawliyahan don't play.
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Somali Star,
What are you? Are you also Cawliyahan? I'm Reer Mu'min.
What are you? Are you also Cawliyahan? I'm Reer Mu'min.
-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
nah, i'm reer abdille, reer warfaa, ugaas magan. lol.
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Ok.
I've some reer warfaa cousins. There are a lot of them in Mpls.
I've some reer warfaa cousins. There are a lot of them in Mpls.
Re: Cawlyahan/Maxamed Subeer Tensions
Kolombo,
Cawlayahan need to karbash Reer Cabdille to the daylight
Cawlayahan need to karbash Reer Cabdille to the daylight
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 6901 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 738 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 25 Replies
- 14890 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 10 Replies
- 4146 Views
-
Last post by guhad122
-
- 15 Replies
- 2312 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 1 Replies
- 1150 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 7 Replies
- 961 Views
-
Last post by Advo
-
- 2 Replies
- 629 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 38 Replies
- 7167 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 652 Views
-
Last post by Perfect_Order