SahanGalbeed wrote:Maye ,Ina riyaale wuu iska tagaya haddeed
haddeeed wamaxay ?
Moderator: Moderators

SahanGalbeed wrote:Maye ,Ina riyaale wuu iska tagaya haddeed




Keyse_0208 wrote:cus i dont think anyone would harm them, u know somalis dont like to hit women
....


Keyse_0208 wrote:Hargeisa 19/08/09- Xisbiga Talada haya ee UDUB ayaa maanta iskugu soo baxay ololahiisii ugu balaadhanaa oo ay ku qabteen xarunta beerta xoriyada ee magaalada hargeysa halkaasi oo kumanaan dad ah oo sitay calamada xisbiga udub iyo dhar ay laga tolay calanka xisbiga UDUB.
More Photoshttp://sdwo.com/War128.htm
-----------------------------------------------------------------
And the next day it was Kulmiye Supportrs that took over the town in Force of Thousands
.
Photoswww.Hadhwanaag.com

