Kulanka Nairobi oo aan weli dhamaan waxaa ka qeybgalay siyaasiyiin,Culumaa'udiin,aqoonyahano,duubabka dhaqanka Mudulood iyo Waxgarad fara badan.
Awooda maamulka ayey ila wareedyo sheegeen in loo qeybsaday sidaan:
Madaxweynaha Banadirland= Abgaal Cismaan
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda= Ciisse Mudulood,(Udeejeen)
Gudoomiyaha golaha guurtida= Hiilibi Dalandoole
Lama ogga tirada ay noqon doonaan golaha Wakiiladda iyo Golaha Wasiiradda Banadirland,waxaana la sheegay in dooda labadaas gole socoto.
Maamulka cusub ee lagu wado in looga dhawaaqo gudaha Somalia inkastoo aan la ogeyn waxa uu kala socdo Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed oo beesha Mudulood u dhashay hadana marka la eego degaanada uu ka talinayo iyo beelaha la dega Mudulood waxaa la sii qiyaasi karaa inuu fashil ku dhamaan doono.
Beesha Mudulood oo ka mida beelaha ugu waaweyn Hawiye Baraawe ilaa Xarardheere waxaa la dego beelo badan,waxaana calaamatu su'aalka ugu weyn dulsaaran yahay Caasimadda Somalia ee Mogadishu oo beelaha Banaadiriga ama reer Xamarka aaminsan yihiin inay leeyihiin degaan ahaan,sidoo kalena gobolka Shabeeladda hoose,gaar ahaan Baraawe waxay ka mid tahay dhulka reer Baraawaha ku abtirsadaan.
Beelaha dega Mogadishu sida Madarkiciska ayey saameeyn ku yeelan kareeysaa qorshaha beesha Mudulood hogaankiisa iskugu koobtay maamulka cusub ee Banadirland.
Dad badan ayaa waxay qabaan inaysan wax ku jabneeyn hadiiba lagu gaarayo xal nabadeed halka Xeeldheerayaal kalena ay talada wanaagsan ku tilmaamayaan in qabiilada la dega Muduloodka ay talada maamulka ku daraan,kana siiyaan kuraas hogaanka sare iyo golaha baarlamaanka.
Si kastaba ha ahaatee,waxaa Nairobi ka socdo kulamo la mida kan Mudulood,waxaana laga xusi karaa beelaha Mareexaan iyo Raxanweyn oo dhisanayo maamul goboleedyo.
Somalia waxaa ka jira dowlad uu ka yahay Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed,waxaana aqoonsan beesha Caalamka laakiin marka la eego awooda sii kordheysa ee Ahlusunna Wal Jameeca iyo is abaabulka ay wadaan beelaha ugu tunka weyn qabiiladda Somalia waxaa dhici kara isbedel saameeya xoogaga dowladda diidan iyo dowladda lafteeda.
Waxaa soo diray Weriyeyaasha Nairobi
I told them to do this a long time ago
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 1816 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 1658 Views
-
Last post by Ayub21
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by hoa
-
- 2 Replies
- 514 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 19 Replies
- 1741 Views
-
Last post by MEAN_GURL4LIFE
-
- 6 Replies
- 971 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 7 Replies
- 839 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 1 Replies
- 485 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 580 Views
-
Last post by TRUE BOSS
-
- 5 Replies
- 1166 Views
-
Last post by FLy