breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo
Is Turki still alive
i heard some rumours that he died in the Galgaduud fightings months ago?
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: breaking newss..xisbul islam takes over mammulka kismaayo
He was seriously wounded,this explains why the guy was silent for few months.subeir123 wrote:Is Turki still alivei heard some rumours that he died in the Galgaduud fightings months ago?
Raskamboni(member of xisbul islam) vs Alshabaab:
KHilaaf aad u Xoog Weeyn oo Ka Dhaxeeya Ururada Raaskambooni iyo AlShabaab oo isku heysta gacan ku heynta magaalada Kismaayo
War goordhaweyd inaga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose ayaa sheegaya in uu ka dhex taaganyahay Ururka Raaskambooni oo uu madaxa ka yahay Sh Ahmed Madoobe iyo Ururka Al-Shabaab khilaaf xoogan oo dhinaca maamulka .
Khilaafkan oo in mudo ah soo socday ayaa haatan gaaray gacan ka hadal waxeeyna wararku intaasi ku darayaan in magaalada Kismaayo maalinimadii shalay lagu daadiyey waraaqo shacabka deegaanka lagu ogeysiinayey in wax maamul ah aysan ka jirin magaaladaasi qoraaladaani ayeey waxeey wararku sheegayaan in ay daadsheen Ururka Raaskaambooni waxayna sheegeen in wax maamul ah uusan ka jirin magaalada Kismaayo.
Khilaafkan ayaa waxaa sabab u ah Kooxda Al-Shabaab oo diiday in maamulkii meertada ahaa ay soo wareejiyaan ka dib markii ay dhamaatay mudadii lixda bilood ahayd oo uu Sh Xassan C/llaahi Al-turki ku tilmaamay Dhiigjoojin.
Magaalda Kismaayo ayaa waxaa soo buuxdhaafshay ciidamo ka amar qaata Raaskambooni waxayna shalay rasaas huwiyeen masuul ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabo Seylici iyaga oo ku eedeeyey in uu ka masuul yahay khilaafka taagan.
Masuulkaan shalay ka badbaaday iskudayga dilka ahaa ayaa waxaa magaciisa la yiraah Sheekh Seylici wuxuuna isla markaasina ugu magacaaban yahay Ururka Alshabaab Amiirka magaalada Kismaayo.
Ururka kale oo isna fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo oo lagu magacaabo Mucaskarka Caanoole ayaa waxaa haysta Jahwareer iyo amakaag xalna u waayey khilaafka ka dhex aloosan kooxaha ku wada sugan Kismaayo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 282 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by canood
-
- 0 Replies
- 540 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 5 Replies
- 1016 Views
-
Last post by mrhunter1
-
- 144 Replies
- 10700 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 5 Replies
- 1130 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 0 Replies
- 9 Views
-
Last post by Jam Street
-
- 1 Replies
- 682 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 3 Replies
- 717 Views
-
Last post by Kanada
-
- 0 Replies
- 5 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
