Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Suldaan_JC »

Dagaalo ka qarxay degaanka ceelberdaale oo keenay dhimasho iyo dhaawac

Wararka ka imanaya ceeriga ee ka tirsan degaanka ceelberdaale ee gobolka Gabiley ayaa la sheegayaa in dagaal dib uga qarxay saaka barqadii hore.

Dagaalo ka qarxay degaanka ceelberdaale oo keenay dhimasho iyo dhaawac
Wararka ka imanaya ceeriga ee ka tirsan degaanka ceelberdaale ee gobolka Gabiley ayaa la sheegayaa in dagaal dib uga qarxay saaka barqadii hore.

Waxay wararku sheegayaan in maleeshiyada reer maxamuud nuur gaadmo ku soo qaadeen degaanka saaka subaxdii hore halkaas oo ay iska horyimaadeen ciidankii degaanka degaanka ee reer Gabiley.

Waxay wararku intaa ku darayaan in maleeshiyada reer maxamuud nuur laga dilay hal nin, dhaawacna la soo gaadhsiiyay ilaa shan nin oo kale. Dhinac kale waxa ciidanka degaanka ceelberdaale ee reer gabiley kala hadheen hub iyo qoryo ay ka yaaceen maleeshiyada reer maxamuud nuur ee weerarka gaadmada ah soo qaaday.

Waxay galabta mar kale maanta ay isku dayeen inay weerar ku soo qaadaan agagaarka satiile halkaa oo ay iskaga horyimaadeen ciidan beeleed halkaa deganaa taas oo dib loo caydhsaday.
Waxay wararku intaa ku darayaan inayna jirin haba yaraate wax khasaare ah oo soo gaadhay ciidan beeleedka reer gabiley.

Hadaba waxa layswaydiinaya sababta keentay in maleeshiyada reer maxamuud nuur soo qaadaan weerarkan gaar ahaan waqtigan xaadirka ah ee aynu ku jirno iyo bishan barakaysan ee ramadan.
Waxaana durtiiba la isla dhexmarayaa inuu amarku ka soo baxay madaxtooyada si looga leexiyo indhaha dhibaatada siyaasadeed ee ka taagan dalka oo la doonayo in indhaha lagu soo jeediyo markale degaanka ceelberdaale si dalka loogu tilmaamo inuu ku jiro colaad keensanysa xaalad degdeg ah.
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Suldaan_JC »

Reer Gabiley needs to finish Qudhunbuursi ones for all.... Their little Fuleynimo tacttics will come back over and over again..... i wanna read 2morow Jirbil Abokor oo la wareegay 4 degmo oo ka tirsan Booram :mrgreen:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Khalid Ali »

One gadabuursii dead 5 dhawaac :lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
AbduQadir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:41 pm

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by AbduQadir »

this is isnt good for the existence of sland - look at the bigger picture
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Khalid Ali »

AbduQadir wrote:this is isnt good for the existence of sland - look at the bigger picture

arent you from goldogob go there

besides somalia there is a big war somalia still exist :lol:
this is a reer miye classh wa iska caadii
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by The Magnificent »

AbduQadir wrote:this is isnt good for the existence of sland - look at the bigger picture

What a coward.. :lol: Without Gudubursi, Isxaq will be a lost tribe among the Somalia people. :lol: Inshallah the fighting will continue furthermore, thus the International Community will see that the "Somaliland" self-proclaimed government is a ideologically motivated mafia that's destroying the peaceful clans surrounding it.

Gudurbursi = Somalia :up: :som: :mrgreen: :clap:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by SahanGalbeed »

Ya Allah , war maxa kala haysta dadkan ?!
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Khalid Ali »

SahanGalbeed wrote:Ya Allah , war maxa kala haysta dadkan ?!
sahangalbeed reer xareedkii wa isii so hubeyeen ma adiga ka danbeyee :mrgreen:
User avatar
AbduQadir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:41 pm

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by AbduQadir »

Khalid - you are from ethiopia sxb not even somaliland :lol: while i am straight out from burco born in burco
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Keyse_0208 »

These little "Gay-da-pusssys'' are a Joke walahi.....maxay yidhaahdeen, weerar bay soo qaadeeen :lol: .. and then dad baa ka dhintay :lol: ...........

Lets see who they're struggling with

Habar-awal--->>Sacad-Muse------>>Jibriil Abokor------>>Reer-Xareed

Big up Jibiil Abokor :up: :up: ...
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by NewHargeisaGirl »

Cajiib !!
dadkani cuqdaad ayaa jarjartay walee... Gudarbiirsi has every right to defend themselves and do whatever they can to bring justice to those who had committed the crime...killing innocent men or women, be it ISAAQ or Samaroon
is wrong.Thus every somalilander who isnt full of CUQDAAD should C who IS THE VIRUS IN THIS CONFLICT :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Khalid Ali »

AbduQadir wrote:Khalid - you are from ethiopia sxb not even somaliland :lol: while i am straight out from burco born in burco

sxb how the hell am i from Ethiopia i am straight from hargeysa xaffada gannad Magacayga hadaan ku sheego uu sadex ah u would know ciidan ahay :mrgreen:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by djibsomali »

Keyse_0208 wrote:These little "Gay-da-pusssys'' are a Joke walahi.....maxay yidhaahdeen, weerar bay soo qaadeeen :lol: .. and then dad baa ka dhintay :lol: ...........

Lets see who they're struggling with

Habar-awal--->>Sacad-Muse------>>Jibriil Abokor------>>Reer-Xareed

Big up Jibiil Abokor :up: :up: ...

how about the other side???

Samarone==> makador==> makahiil==> yonis muse==> reer nuur==> reer mahamoud nuur.

It was only a group of 6 scouters of reer mahamoud nuur that went up to the jabahaad.
good of them at least the one who died was going while fully aware about his faith.
apart that one none other got injured

but those that have killed 4 traverlers which none of them were even reer nuur where not only cowards but not of somali nassaab.

alxamdullaha i am so happy that the war continue!!

May allah bring more war!!!!!!!
Soon we see lala_land in full war...
PointBolt
Posts: 33
Joined: Sat Aug 22, 2009 6:24 am

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by PointBolt »

Allthough this is the holy month and we should not indulge in such stuff trivial and serious matters...

I have to say Gadabguursi is a prehistoric clan , its strange such a small tribe really exists in such a inhospitable environment.
How lucky can you really be to be neighbours with the most pasifistic Isaaq subclan.
This tribe are traders and have no great interest in warfare with exception of selfdefence and economic interests.

I have great sympathy with Gadabguursi who lost four innocent members of the clan, and the murderes must be dealt with quickly.
But I have no territorial sympathy with this clan which settles 2 times larger land than Sacad Muusa .
On top of that they are beefing up to trouble in the heavily populated arable region Gabiley....

All I'm saying shortly is that when Sacad Muusa sets on the warpath Gadabguursi might loose alot more land then just a few beero...
Absolute all political precedens is set for actually Habar Awal annexing the Gadabguursi dominated western Awdal.
Who is really gonna stop them?

This will barely be noticed on the radar like a mini mini Darfur case .
Before you can say Halwad iyo Caano 100 % gadabguursi has been evicted across the border to Ethiopia.
And Sacad Muusa got a new gobol.


Djibsomali you remind me of Bagdag Bob :lol:
Last edited by PointBolt on Thu Aug 27, 2009 3:39 pm, edited 3 times in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Breaking news 2 clans Clash in Gabiley ones again!!!

Post by Rightwing »

djibsomali
i was really shocked with this sarcastic s. I'm sincere, because hurting or offending fellow somalilander is the last thing expected.


Long live Somaliland :sland: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”