New Mayor -Galkacyo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

New Mayor -Galkacyo

Post by Aseelah-Raaida »

Gaalkacyo: Duqa Magaalada Galkacyo oo la doortay.
27. august 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
Print This Article | Daabaco warkaan
Gaalkacyo(AllPuntland)- Doorashadii Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhaw ku soo afjarantay magaalada Gaalkacyo, ayadoo ay Xildhibaanada golaha deegaanku ay doorteen C/rixmaan Maxamuud Xaaji Xasan in uu noqdo duqa Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Madasha doorashada waxaa soo xaadiray Musharaxiintii utaagneyd xilkan iyo Xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, taasoo keentay in ugu dambeyntii in ay doortaan C/rixmaan Maxamuud Xaaji Xasan.

Si lama filaan ah ayaa C/rixmaan uga soo dhex baxay golaha deegaanka markii lasoo xulay 21-kii bishan, waxaana goluhu ay maanta codkoodii ugu badnaa siiyaan C/rixmaan Maxamuud Xaaji Xasan, ayagoo siiyey 22 cod, halka uu helay Axmed Cali Salaad-na 9 cod oo kaliya.

Madaxda dowladda Puntland oo madasha joogtay ayaa Hambalyo udirtay Duqa cusub ee golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, ayagoo kula dardaarmay duqa cusubna in uu shaqadiisa uguto si wanaagsan.

C/rixmaan Maxamuud Xaaji Xasan waxaa utaala Shaqo balaaran oo ku aadan nidaam usameynta Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo, sugida amaanka magaalada iyo qodobo kale oo dhamaantood ay dowladda Hoose sannadyadii ugu dambeeyey gaabis xoog leh ka soo food saaray.

Duqa cusub manta ladoortay maheyn nin ku jiray Siyaasada Puntland, waxaana mudooyinkii ugu dambeeyey gaar ahaan Bishan oo kaliya ayaa lugu dhex arkay masraxa Siyaasadeed ee golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo.

F. C. Maxamed
AllPuntland
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Murax »

Is He Lelkasse? :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by abdalla11 »

faroole is playing with fire, everybody knows that the mayor of Gaalkacyo should be a man from Faraax shirwac ( reer mahad, reer xirsi, reer khalaf). They reappoint each other :mrgreen:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Ducaysane_87 »

if his LLs then :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by sheekh-Farax-zero »

i think he is reer-mahad laakiin i ''ll be very happy if he is L-L,, other clans should get their turn.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by abdalla11 »

He is reer mahad from Sweden.
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Aseelah-Raaida »

I heard he's Cumar Maxamuud.
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Cinque Mtume »

He's reer mahad. If the new mayor wasn't farah shirwac, Farole would not be safe any longer in Mudug.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by nomadicwarlord »

:up: Good choice by Mr President.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by ina aadan »

Anigu waxaan maqlay waa reer xirsi
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by The Magnificent »

I personally believe that Cumar Maxamud should be the only clan that should rule Galkacyo. Trusting Galkacyo with other clans is like making Cumar Maxamud surrender without a fight.

The Habar Gidir invasion of 1991 will not happen. Leelkase iyo Ogaden helped Habar Gidir back in 1991 to invade Mudug iyo Cumar Maxamuud deegaans...so learn from the past people....LEARN FROM THE PAST. :evil:

New Mayor<---Allow me to be the first to welcome you with open hands (If you're C.M) :heart: :rose: :som: :clap:
Bicir100
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 324
Joined: Fri Mar 06, 2009 10:56 am

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Bicir100 »

The Magnificent wrote:I personally believe that Cumar Maxamud should be the only clan that should rule Galkacyo. Trusting Galkacyo with other clans is like making Cumar Maxamud surrender without a fight.

The Habar Gidir invasion of 1991 will not happen. Leelkase iyo Ogaden helped Habar Gidir back in 1991 to invade Mudug iyo Cumar Maxamuud deegaans...so learn from the past people....LEARN FROM THE PAST. :evil:

New Mayor<---Allow me to be the first to welcome you with open hands (If you're C.M) :heart: :rose: :som: :clap:
This guy is hardliner. Trust cumar maxamud with their city But never let them rule puntland or SOmalia Thats my advice. Under their guard We lost our most strategic city.
User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by The Magnificent »

Bicir100 wrote:
The Magnificent wrote:I personally believe that Cumar Maxamud should be the only clan that should rule Galkacyo. Trusting Galkacyo with other clans is like making Cumar Maxamud surrender without a fight.

The Habar Gidir invasion of 1991 will not happen. Leelkase iyo Ogaden helped Habar Gidir back in 1991 to invade Mudug iyo Cumar Maxamuud deegaans...so learn from the past people....LEARN FROM THE PAST. :evil:

New Mayor<---Allow me to be the first to welcome you with open hands (If you're C.M) :heart: :rose: :som: :clap:
This guy is hardliner. Trust cumar maxamud with their city But never let them rule puntland or SOmalia Thats my advice. Under their guard We lost our most strategic city.
Which city is that? :|
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by Somalian_Boqor »

Murax wrote:Is He Lelkasse? :lol:
Nah not this time. He is an Educated Brother from the West with A/Y bloodline. :mrgreen:

He is not only Reer Mahad but Wa Reer Adan Mahad my laf. 8-)
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: New Mayor -Galkacyo

Post by surrender »

Somalian_Boqor wrote:
Murax wrote:Is He Lelkasse? :lol:
Nah not this time. He is an Educated Brother from the West with A/Y bloodline. :mrgreen:

He is not only Reer Mahad but Wa Reer Adan Mahad my laf. 8-)

:clap: :clap: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”