Breaking News: Showdown at Parliament Tomorrow!!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Afri_Somali
Posts: 139
Joined: Sat May 02, 2009 8:29 am

Breaking News: Showdown at Parliament Tomorrow!!!

Post by Afri_Somali »

MURAN U DHAXEEYA GOLAHA WAKIILLADA EE MAAMULKA LAMAGAC BAXAY SOMALILAND

Ku dhawaad toban xubnood oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda la magacbaxday Somaliland ayaa sheegay inay iska dhego tiri doonaan amar ahaa inaysan muddo saddex maamlmood ah iman Karin baarlamanaka.
Guddi loo saaray inay soo baaraan buuq iyo gacan ka hadal toddobaakdii hore ka dhacay fadhi uu lahaa Baarlamaanka ayaa sidaasi ku ganaaxay xildhibaanadan.

Shir jaraa’id oo ay xubnahaasi maanta ku qabteen Hargaysa ayay ku eedeeyeen Shirguddonka Baarlamaanka inaanau dhexdehexaad ahayn isla markaasina uu xaglinayo Mucaaradka oo qaorshayaal u gaar ah watta.

Xildhibaanada la aganaaxay ayaa ka tirsan Xisbiga talada haya ee UDUB.

Fadhiyada loo diiday Xildhibaanadaasi ayaa waxay bilaabmayaan maalinta berrri oo sabti ah oo uu Baarlamanku yeelan doono fadhi looga hadlayo ismariwaaga siyaasadeed ee ka dhashay muranka la xidhiidha doorashooyinka lagu wado in ay qabsoomaan 27ka September.

Halkan ka dhageyso Warbixinta Somaliland
http://www.voanews.com/mediaassets/soma ... LILAND.Mp3
Afri_Somali
Posts: 139
Joined: Sat May 02, 2009 8:29 am

Re: Breaking News: Showdown at Parliament Tomorrow!!!

Post by Afri_Somali »

I don't care....I'm coming and going to cause some HELL there(Parliment) :shock: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”