shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamada Ethiopia ee saaka galay Magaalada Beled weyn ayaa isku fidiyay xaafadaha ay ka kooban tahay Galbeedka, halkaasoo saaka ay isaga baxeen Xoogaga Hubeysan ee in muda ahba ku sugnaa.

Ciidamada Ethiopia oo ku hubeysan dabaabaadka ayaa la sheegay in magaalada ay ka dageen gudaha iyo daafaha, waxaana sidoo kale ku sugan yihiin Saldhiga Booliska, Hotelka Madiina iyo meelo kale.

Qof goob jooge ayaa sheegaya in Ciidamada ay ku qalabeysan yihiin hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ciidamada Ethiopianka si toos ula wareegaan magaalada Beled weyn.

Ciidamada ayaa degay wado tagta Gobolka Bakool, waxaana halkaas ka qoteen dhufeysyo xoogan, iyadoo aan la ogeyn ujeedada ay halkaas u abaareen, xilli halkaas ka soo weerar qaadeen Xoogaga Alshabaab oo ka yimid Bakool.

Lama oga xaalka Magaalada Beled weyn sida uu ku dambeyn doono, hase ahaatee dadka qaar ayaa cabsi hor leh ka muujinaya gelitaanka Ethiopianka ee magaalada istiraatiijiga ah.

This is 10th time they run away. :down:
Last edited by AhlulbaytSoldier on Sat Aug 29, 2009 6:24 am, edited 1 time in total.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by djibsomali »

Allah did not say it not to use your head.

tactical move is what made alshabab the best figther in south somalia
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Diyeeshaha_Tolka »

waxaad moodaa alshabaabka hiraan way caqli dhaamaan kuwa xamar jooga,,shacab dhexdiisa kuma dagaalamin,,maanta hadii dagalamaan shacab uunbaa ku dhamaanaya....

marka iska dhaaf ha iska ordaan meelahooda.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by AhlulbaytSoldier »

djibsomali wrote:Allah did not say it not to use your head.

tactical move is what made alshabab the best figther in south somalia

So by avoiding confrontation with tigray you telling me these extremists won during the period of 06, 07 and 08?
Get the *** outta here.
If Castro did the same as shabaab,cuba would be today democratic country.

There is difference between guerilla warfare and cowardice.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Garuun »

Hutuking

where is Ahlusunna wal jameeca.why are they not fighting the ethiopians..are they not somalis too :lol: :lol: :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by djibsomali »

HutuKing01 how many of your extended family are part of this noble figth ???
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Kanada »

Governemnt troops looting and killing in Baladweyn :down:
Ciidamadii DKMG ah ee Saaka galey dhanka Galbeed ee Magaalada Baladweyne iyaga oo gacan a helaya Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa la sheegayaa halkaas inay ka geysteen dhibaatooyin, Dil iyo dhac isugu jira.



Inta la xaqiijiyay 2 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatey rasaas Ciidamada DKMG ah si ula kac ugu fureen wadooyinka & Xaafadaha Howl-wadaag ee Galbeedka Magaalada Baladweyne.



Ciidamada ayaa sidoo kale goobo isugu jira, kuwo Waxbarasho, Caafimaad & Ganacsi dhac xoogan u geystay.



Goobaha dhaaca baahsan ka geysteen Ciidamadu waxaa ka mid ah Jaamacada Baladweyne oo dhawaan halkaa laga furey, sida dad goob joogayaal ahi Shabakada Somalimirror u xaqiijiyeen, waxay Ciidamadu Jaamacada ka qaateen lacago cadaan ah.



Xafiisyadii & Qalabkii jaamacada oo ay ku jiraan Documents-ka Ardeyda ayaa la sheegay inay waxyeelo u geysteen.



Goobo Ganacsi oo rayida ayaa sidoo kale lagu waramayaa Ciidamadu inay dhac baahsan ka geysteen sida uu qof goob jooge ah oo Saxaafada la hadley sheegay,goob ganacsi oo uu leeyahay Ciidamadu ka qaateen Afatan Milyan oo Shilin Soomaali, sidoo kalena ay jiraan goobo kale oo ay dhaceen.



Dhaq-dhaqaaqyadii kale duwanaa ee ka jirey Dhanka Galbeed ee Magaalada Baladweyne ayay Ciidamadu saameyn ku yeesheen.



Dhanka kale Ciimadii Gumeysiga Itoobiya ee saaka gudaha u soo galay qeybo ka mid ah Magaalada Baladweyne gaar aan dhanka Galbeed ayaa la sheegayaa fariisimo cusub inay dhanka Galbeed ee Magaalada ka sameysteen.
http://www.somalimirror.com/2009/08/29/ ... ay-bweyne/
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by AhlulbaytSoldier »

Garuun,
Tigray did not digg out graves or kill their scholars.
There is no reason to fight them.

If shabab did not provoke them and behaved good,they would still rule galgaduud. What happened is that the sufis of galgaduud started the first kacdoon against these invading evil khawarij.

Khawarij are the worst of mankind(worse than ethiopians),for that reason the jihad of xarakatul ahlusunnah al mujahideen is correct :up:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Diyeeshaha_Tolka »

Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Ethiopia oo xalay galay Galbeedka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay fariisimo ka sameysteen galbeedka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo qaar ka mid ah ciidamada dowladuna ay dhac iyo dil geysteen.



Kadib markii saakay aroornimadii hore ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa Ethiopia ay galeen Xaafadda Howlwadaag ee dhinaca Galbeed ee Magaalada Baladweyne oo ay ka ariminayeen dhaq dhaqaaqa Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa xaaladu haatan waxaa ay tahay mid degan.



Isku socodka dadka iyo gaadiidka ayaa waxaa uu u muuqdaan kuwa si caadi ah ku soo laabanaya inkastoo wali goobaha ganacsiga ay xiranyihiin.



Rasaas ay rideen ciidamada dowladda ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen labo qof oo rayid ahaa sida ay Shabelle u sheegeen goobjoogayaal la hadlayay warbaahinta kuwaasi oo intaasi raaciyay in qaar ka mid ah ciidamada dowladda ay dhac u geysteen xarumo caafimaad iyo goobo waxbarasho oo ku yaala dhinaca Galbeed ee Magaalada Baladweyne.



Meelaha ay ciidamadu dhaca u geysteen ayaa waxaa ka mid ah Jaamacadda Baladweyne sida uu Shabelle u sheegay masuul ka tirsan Jaamacadaasi kaasoo sheegay in ciidamadu ay bur buriyeen Kumbiyootaro yaalay Jaamacadda islamarkaana ay horay u qaateen lacag taalay Xafiiska Jaamacadda taasoo uusan carab baabin cadadeeda.



Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ciidamadaasi oo is garabsanaya ay gudaha u galeeb xaafadaha galbeedka Baladweyne ayaana waxaa jirin masuul si rasmi ah uga hadlay howlgalkii saakay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen dhinaca galbeed ee Magaalada Baladweyne iyagoo kaashanaya.



Ciidamada Ethiopianka ayaa waxaa ay faaurijeen guud ahaan xarumihii ay saakay dageen Magaalada Iyagoona fariisin ka dhigtay Buurta Jante Kundishe oo bariga Magaalada ka Xigta.

loool jamaacadihii xitaa qabiil ayey noqdeen ,,jaamacada beledweyne for galjecel,,,,,jaamacada hiiraan for xawaadle
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Garuun »

hutu
HutuKing01 wrote:Garuun,
Tigray did not digg out graves or kill their scholars.
There is no reason to fight them.
those "tigray" killed hundreds of thousands of somalis from Ogaden to Mogadishu.its a fact even the non somalis and independent sources can tell you .

. so now you choose rather to fight fo old destroyed graves ,but not when your fellow somalis ,women and children are slaughtered???
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by AhlulbaytSoldier »

Garuun wrote:hutu
HutuKing01 wrote:Garuun,
Tigray did not digg out graves or kill their scholars.
There is no reason to fight them.
those "tigray" killed hundreds of thousands of somalis from Ogaden to Mogadishu.its a fact even the non somalis and independent sources can tell you .

. so now you choose rather to fight fo old destroyed graves ,but not when your fellow somalis ,women and children are slaughtered???

The reality on the ground right now is:
Shabab terrorists forced tigray to come back after they left somalia in accordance with the peace treaty signed in Djibouti.

So the blame falls on shabaab. They never wanted peace. Dont you remember the guy from kismayo saying they will commit suicide bombs in adis ababa and nairobi? These fools wants the whole world to occupy somalia.
Their brothers from gaza wanted to do the same thing by inviting foreign fighters into palestine making the situation much worse,but alhamdulilah our brothers Hamas defeated them and killed their khariji leader.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: shabab promised jihad in ramadan but runs away from tigray

Post by Garuun »

HutuKing01 wrote:
Garuun wrote:hutu
HutuKing01 wrote:Garuun,
Tigray did not digg out graves or kill their scholars.
There is no reason to fight them.
those "tigray" killed hundreds of thousands of somalis from Ogaden to Mogadishu.its a fact even the non somalis and independent sources can tell you .

. so now you choose rather to fight fo old destroyed graves ,but not when your fellow somalis ,women and children are slaughtered???

The reality on the ground right now is:
Shabab terrorists forced tigray to come back after they left somalia in accordance with the peace treaty signed in Djibouti.

So the blame falls on shabaab. They never wanted peace. Dont you remember the guy from kismayo saying they will commit suicide bombs in adis ababa and nairobi? These fools wants the whole world to occupy somalia.
Their brothers from gaza wanted to do the same thing by inviting foreign fighters into palestine making the situation much worse,but alhamdulilah our brothers Hamas defeated them and killed their khariji leader.
we have heard these cheap propagandas many times before...i only asked you simple.what motivates you to fight back.the decimated graves or the innocent somalis killed by the Tigay regime.?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”