GerrI Kombe - Aba Yoonis
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
GerrI Kombe - Aba Yoonis
which province's in ogadenia do they settle?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
It's Geri Koombe ,Gerrl koombe waa maxay
?
Waxeey degaan Wardheer -Danood

Waxeey degaan Wardheer -Danood

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
^^^^ ok thanks you reminded me this 
Dagaal ka dhacay Degmada Danood oo 40 ruuxi ku dhinteen
Sunday, May 10, 2009 - 07:01 PM
In ka badan 40 Ruux ayaa dhimatay dagaal dhexmaray Beelaha Ogaadeen iyo Giri oo gobolka wardheer wada dega..
Waxaa Dagaal Xoogan ku dhexmaray duleedka Degmada danood laba Beelood oo degmadaasi dega dagaalkaasi ayaa ahaa kii ugu Xooga badnaa ee dhexmaray laba beelood oo deegaankaasi gobolka wardheer wada dega.
Dagaalkaasi ayaa galay maalintii labaad waxaana ku dhintay in ka badan 40 Ruux tio kale oo intaasi ka badana dhaawac ayaa Soo gaadhay,dagaalkaasi ayaa dhexmaray Beelaha ogaadeen iyo Giri oo gobolka wardheer wada dega.
Waxaana goobihii lagu dagalamay Gaadhay Ciidamo ka socda dawlada federalka itoobi iyo waxgarad kale oo doonayey inay kala dhexgaaln Beelahaasi.
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkaasi ayaa iminka Waxaa lagu daawaynayaa magaalada wardheer iyo degmada Danood. Dagaalka dhexmaray labaadaasi Beelood ayaa soo laab laabtay waana dagaalkii ugu Xumaa ee iminka dhexmara labadaasi Beelood.
Magaalada Buuhoodle ayaa iminka dagaalkaasi si weyn looga hadal hayaa waxaana waxgaradka deegaanka Buuhoodle ugu baaqeen Beelaha dagaalamay in dagaalka lagu Xoojiyo sharuud la,aan.
Goobihii dagaladu ka dhaceen ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka barakaceen dad farabadan oo reer guuraa ah.
Posted by GERICOMMUNITY at 11:03 PM 0 comments
Wednesday, May 13, 2009
WARAR AAN KA SOO XIGANEY WARDHEERNEWS.
Dagaal kulul oo ka dhex dhacay beelo Soomaaliyeed oo wada dega gobolka Wardheer
Wardheer, May 11, 2009 - Wararka naga soo gaadhaya gobolka Wardheer ee dagaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegaya in dagaal kulul ku dhex maray beelo Soomaaliyed degaanka Danood. Dagaalkaasi oo bilowday dabayaaqadii usbuucii ina dhaafay, iyada oo ay wararku sheegayaan in wali colaadaasi ay socoto.
Iska horimaadkaasi ayaa ka dhacay degmada Danood gaar ahaan deegaanka Widhin Widhaale, kaasi oo dhex maray labada beelood ee reer Sh. Abayoonis ee Geri iyo Abraahiin oo ka tirsan beesha Makaahiil, Ogadeen.
Dagaalkan oo geystay khasaare xoogan oo naf iyo maalba leh, ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad gaadhaya 23 qof oo labada dhanac iskugu jira iyo dhaawac ku dhaw 20 qof. Waxa kale oo wararku intaasi ku darayaan in dagaalkan ay si buuxda uga qayb galeen maleeshiyo ka tirsan jabhada ONFL, kuwaasi oo taageero siinayay beesha Abraahiim.
Ilaa iyo hadda wali ma jiro war rasmiya oo ka soo baxay dhinaca maamulka degaaanka Soomaalida Itoobiya ama cuqaasha labada beelood oo ku aadan daminta dagaalkaasi, iyada oo lagu soo waramayo in xaalad colaadeed oo aad u saraysa ay ka taagan tahay aagaasi, dagaalakuna uu wali socdo.
Dagaalkan oo ah mid soo noqnoqday, ayaa afhayeenka qurba joogta beesha Geri Md. Xasan Carab oo nala soo xidhiidhay maanta uu ku tilmaammay mid ay sii holcinayso maleeshiyada ONLF garabka Maxamed Cumar Cismaan. Isaga oo ugu baaqay cuqaasha labada beelood in ay ka shaqeeyaann sidii coldaadaasi ka dhex aloosan labada beelood ee walaalaha iyo ood wadaagta ah loo soo afjari lahaa.
Wixii warara ee ka soo kordha dagaalkaasi waxaanu idinkula socodsiin doonaa wararka dambe.
WardheerNews,

" labada beelood ee walaalaha iyo ood wadaagta ah ". 

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
about big up to gerri aba yoonis they are the reer abti of Sicid Garxajis 

Last edited by Ducaysane_87 on Mon Aug 31, 2009 10:34 am, edited 1 time in total.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
Ducaysane are U happy that two Darod subclans fought? Marna sheeg inaad Lelkase tahay marna Geri.
Ilaahay nin IIdor ayuu ka dhigay, be proud of that

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
Ducaysane_87 wrote:about big up to gerri aba yoonis they are the reer abti of HY
No they are the reer abti of ilma siciid garxajis not hy

habartii yooni wa ba habartii geri koombe siiday abtii ugu noqon karta doesent make sense

- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
^^^ i just corrected the mistake
cool-poison of course i am proud of being idoor for life

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
CoolPoisons wrote:Ducaysane are U happy that two Darod subclans fought? Marna sheeg inaad Lelkase tahay marna Geri.
Ilaahay nin IIdor ayuu ka dhigay, be proud of that
I bet if it was two of our idoor clans
you and others like you
would be the first on that keyboard
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
cool-poison i am actually - Glad Geri fought with ogaden
more Geri and Ogaden fights out soon 

Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
THe news is like 6 months ago cuqdaad ku dishaay probably from a a somalidid site 40 deaths kulaha..
we are not like u oo QAmadi isku xasuqa..

-
- SomaliNetizen
- Posts: 983
- Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
- Location: The Beautiful ''Calmadow''
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
They also settle in Jigjiga city along with Jidwaaq.
Brothers of Harti, they have a long history that goes as far as Axmed Gurey's Conquest of the Horn of Africa.
Brothers of Harti, they have a long history that goes as far as Axmed Gurey's Conquest of the Horn of Africa.
- Ducaysane_87
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3997
- Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
- Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
babygirl - go back to sool this is not the time
Highland yes i know Geri Kombe has a ancient history
Highland yes i know Geri Kombe has a ancient history

-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
Magaalada Danood waa magaalo Habar Yoonis, but recently they migrated to Wardheer.
They settled in the southern parts of Danood district with the Abraahin, who were'nt to pleased to recieve them.
They traditionally use to live near Qabri Dahari iyo near the Jidwaaq, but there are live a dieing bread.
Gerri Koombe, Abuskuul, Bartire are the most braviest Darood clans, if not whole of somali. There small numbers is in part to there wars they have been hrough the centuries.
My friend is getting married to one, shes another Gerri clan not abba Yoonis. I guess is quiet pleasing to have a name after a warrior clan, i.e. Abba Yoonis, Habarati ee Reerka Abba Yoonis rather than a xabashid
They settled in the southern parts of Danood district with the Abraahin, who were'nt to pleased to recieve them.
They traditionally use to live near Qabri Dahari iyo near the Jidwaaq, but there are live a dieing bread.
Gerri Koombe, Abuskuul, Bartire are the most braviest Darood clans, if not whole of somali. There small numbers is in part to there wars they have been hrough the centuries.
My friend is getting married to one, shes another Gerri clan not abba Yoonis. I guess is quiet pleasing to have a name after a warrior clan, i.e. Abba Yoonis, Habarati ee Reerka Abba Yoonis rather than a xabashid

-
- SomaliNetizen
- Posts: 338
- Joined: Fri Apr 10, 2009 3:14 am
- Location: nin sahan tagay oo u dhexeeya Gaashamo, Danood iyo Wardheer.......
Re: GerrI Kombe - Aba Yoonis
naah, inaabti caadi iska dege, sida baajunta aya oo hadleeysaBabygirl- wrote:THe news is like 6 months ago cuqdaad ku dishaay probably from a a somalidid site 40 deaths kulaha..we are not like u oo QAmadi isku xasuqa..
![]()

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 2006 Views
-
Last post by BestPlaya
-
- 32 Replies
- 9886 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 4 Replies
- 1236 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 4 Replies
- 714 Views
-
Last post by Kramer
-
- 44 Replies
- 3306 Views
-
Last post by Northkil6
-
- 21 Replies
- 4041 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 25 Replies
- 2521 Views
-
Last post by lady_ice_4u2nv