Reconneisance Planes spotted in Majihaan

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Reconneisance Planes spotted in Majihaan

Post by Highland »

I am wondering who allowed these reconneisance planes to survey this important land.
Nomads have spotted these spy planes, probably owned by oil companies.

Is Gen. Ilkajiir involved and making the wrong move that will kill public sentiment for his popularity?

Other news from the region apprise of a Puntland delegation heading to the District of Dhahar in order to meet with the elders of the powerful Dubeiss clan. Since Majihaan and a large of Al Medo/Dharaar basin forms their teritory, there is strong sispicion that these events are well-coordinated.

-----
Image

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaadhaya deegaanka Majihan ee Buuraha Sanaag ayaa sheegaya in Labadii Habeen ee ugu danbaysay ay Diyaaradu Deegaankaasi dul Heehaabayaan kuwaasi oo aan la aqoon Ujeedkooda, Reer Guuraaga Meeshaasi kaga dhaw ayaa Qayla dhaantaasi soo sheegay.

Faarax Cali oo ah Reer Guuraaga Degan deegaanada ku Xeeran Buurta Majiyahan ayaa noo sheegay in Habeenada oo dhan ay Diyaaradu Joog Hoose ku Soconayaa ay dul Hee Haabayeen Hawada sare ee Buuraha Majiyahan.

Oday Faarax Cali ayaa sidoo kale sheegay inay Diyaaradahaasi habeenada qaarkood ay dansadeen Iftiinka Ama laydha kuwaasi oo ay suura gal tahay inay kul degeen Ceelka Majiyahan ee sida aadka Loo rumaysan yahay inuu Ceegaago SHidaalku.

Reer Guuraaga ayaa sidoo kale sheegay inay Aminsanyihiin in diyaaradahaasi ay xidhiidh la Leeyihiin Shirkado Baadha Shidaalka kuwaasi oo si dhuumaalaysi ah ku dal dalanaya Khayraadka Sanaag. Buurta Majiyahan ee Buuraha Sanaag ayaa Horaantii  Sanadkii 2009- waxa damcay inuu Qado Madaxwayne Cade Muuse oo markaasi Pl ka ahaa Hogaamiye, Hase ahaatee Ciidamada Ilaalada Deegaanka iyo Xoogag daacad u ah Gen Cade Muuse ayaa food is daray waxa Meesha timi Khasaare xoogan.

--
Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Re: Reconneisance Planes spotted in Majihaan

Post by Highland »

The largest Oil Reserve is in the Al-Medo basin, recently termed as Dharaar due to political reasons.

Image



http://www.worldwildlife.org/wildworld/ ... t1319a.jpg
View of Cal Madow by World Wild Life.
Gen.Aideed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 347
Joined: Sat Oct 20, 2007 7:11 am

Re: Reconneisance Planes spotted in Majihaan

Post by Gen.Aideed »

If you look at the map, they are exploring the far end of Al Medo basin, geological formation believed to contain much oil.

The breadth and bulk of the sedimentary Al Medo basin seems to originate from Sanaag. Why not drill there? Huh.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”