Duqii hore ee Galkcayo oo gudoomiyaha Gobolka

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Duqii hore ee Galkcayo oo gudoomiyaha Gobolka

Post by sheekh-Farax-zero »

Guddoomiyaha gobalka Mudug iyo Taliyaha Booliiska Puntland oo la magacaabay (Sawiro)
September 3, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0)
Axmed Maxamed Cali ” Caano Geel”
Horseed Media
Galkacyo Puntland

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta lagu magaacabay taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Gudoomiyaha gobalka Mudug , Taliyaha qaybta ee Mudug.

Wareegtadan ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey Wasiirul Dowlada Maamul Wanaaaga ee Dawlada Puntland, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan).

Taliyaha ciidanka Booliiska Dowlada Puntland ayaa maanta loo magacaabay Axmed Cali Xasan (Afay) sidoo kale waxaa Taliye ku xigen loo magacaabay Maxamed Siciid Jaqanaf, oo xilkaa horey u hayey.

Waxa kaloo la magacaabay Gudoomiyaha gobalka Mudug Col.Axmed cali Salaad oo ahaa Duqii hore ee magaaada Gaalkacyo, isla markaana dhawaan loogaga guulaystay doorashadii duqa magaalada.

Axmed Cali salaad waxaa kale u ka mid ahaa xubnihii golaha deegaanka ee dhawaan la soo dhisay.
http://picasaweb.google.nl/radiohorseed ... 3927619730
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Duqii hore ee Galkcayo oo gudoomiyaha Gobolka

Post by Xamud. »

Maxamed Siciid Jaqanaf iyo Marxuunki waa walaalo miyaa?

Labada niman oo kale weligay maan maqal.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”