Ul-xeed, a beautiful village in Calmadow

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Ul-xeed, a beautiful village in Calmadow

Post by Highland »

Magaalada Ul-Xeed ayaa  oo ah Magaalo ku haboon Daxsiika, Ulxeed waa Magaalo barwaaqo ah  iyada oo Magaaladaasi ay  leedahay sidaanu kor kusoo xusneyba Tog wayn oo leh Biyo Dur Dur ah, iyada oo Bulshada ku dhaqan Magaaladaasi ay ka Dhaansadaan Biyaha Togaasi

Cimilada magaalada Ul-xeed ayaa ah mid qabow isla markaana ay naftu macaan saneyso joogitaankeeda iyadoo markaad magaalada soo galeysid aad arkeysi xoolo badan oo daaqaya hareeraha magaalada. Ulxeed waxay kaloo leedahay Dhul ku haboon Daaqsimaadka iyada oo ay indhahaagu qabanayaan Geel iyo Adhi badan  kuwaasi oo daaqaya Dooxooyinka ku dhaw Magaalada.   Magaalada Ul-Xeed ayaa waxa lagu Amaanaan Dhulka cagaaran ee u roon indhaha isla markaana ay weheliyaan dur dur biyoodka aad moodid inaad joogtid wadamada Bartamaha Afrika oo biyahan noocan oo kale ah ku badan yihiin sida wadanka Zimbabwe iyo Victoria Falls.




Image

Image


Image


Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”