An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Post by Somalian_Boqor »

Image

An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo! Talk of unity between Somaliland iyo Puntland were discussed to save the Somali Republic. They adviced Puntland President that the war in Mogadishu isn't going to be over in another decade. The Administration of Sheikh Sharif is not going to take Somalia forward but rather backwards. A new approach must be taken to solve the Somali crisis, the path of peace that already exits in the North must be pushed South.
Galkacyo: Cali Bashi oo ka hadlay Dagaalka Muqdisho, Rabshadaha S/land, Sogalitanka ciidamada Itoobiya, Muran dhuledka P/land iyo S/land iyo qodobo kale oo khuseeya xaaladaha dalka Soomaaliya

9. september 2009

APL
Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email


--------------------------------------------------------------------------------

Print This Article | Daabaco warkaan



Gaalkacyo(AllPuntland)- Siyaasi Cali Baashi Xaaji Maxamuud oo horay uga tirsanaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, hadase ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed, soona gaaray shalay magaalada Gaalkacyo ayaa ka dayriyey xaaladaha ka jira gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Cali Baashi wuxuu sheegay in ay tageen dhawaan dalal badan oo kuyaala Geeska Africa iyo dalal kale oo Africa ah, oo ay kala hadlayeen xaaladaha Soomaaliya, gaar ahaana buu yiri in ay dhinacyadaasi oo dhan ka baxaan riyada oraneysa in ay Koonfurta Soomaaliya ka dhismi doonto dowlad Soomaaliyeed, oo soo gaarta guud ahaan gobalada dalka Soomaaliya.

Mr. Baashi wuxuu tilmaamay in ay dalalkaasi kala hadleen in wax lala qabto dadka Soomaaliyeed ee wax qabsaday ama horumar iyo daganaansho uhorseeday deegaanadooda, isagoo ula jeeday dowlad gobaleedyada Puntland iyo Somaliland, oo uu sheegay in ay joogaan dad Soomaaliyeed oo wax badan qabsaday, intii ay dagaalamayeen dadka ku sugan gobalada Koonfureed.

Muqdisho wey dagaysaa.

Cali wuxuu meesha ka saaray warka oranaya in ay magaalada Muqdisho nabad ka dhici doonto, wuxuuna warkaasi ku sheegay mid aysan waxba ka jirin, isla markaasna dowladdaha iyo Ururada daneeya xaaladaha Soomaaliya laga gadayay buu yiri ku dhawaad 20-kii sanno ee ugu dambeysay, ayna hada garowsadeen dalalkaasi in aysan waxba ka jirin arrintaasi.

Khilaafka Somaliland iyo Puntland.

Siyaasigan wuxuu sidoo kale cadeeyey in ay kutalo jiraan in ay wada-hadalsiiyaan dowladdaha Puntland iyo Somaliland, isagoo sheegay in ay labadan mandiqadood ay maanta ka madax banaan yihiin dagaalada iyo rabshadaha ka taagan Soomaaliyada kale, ayna kala hadleen dalalkii ay tageen sidii labada Maamul wax badan loo wada-hadalsiin lahaa, gacana loo siin lahaa si buu yiri ay udhameeyaan khilaafkooda dhinaca sohdimaha ah.

Dagaalada Muqdisho.

Mudanahan horay uga tirsanaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa muujiyey sida uga xun yahay dagaalada ka socda caasumada dalka Soomaaliya iyo gobalada Koonfureed, wuxuuna dhinacyada oo dhan ku eedeeyey kuwa uadeegaya dano Shisheeye, balse aan ka talineyn danaha dadka Soomaaliyeed ee ku sugan koonfurta Soomaaliya.

Rajada Cali Baashi ee ku aadan in ay dagaaladaasi joogsadaan ayuu ku sheegay in ay tahay mid uusan marnaba qabin,isagoo cadeeyey in ay hada dagaalamayaan dad markii hore isku meel ka soo wada jeeday, doonayayna in ay mar uun xukunka dalka qabtaan, kuwaas oo uu sheegay in ay usoo kala hormareen Xukunkii, dagaalkuna umuuqanayo mid aan joogsi laheyn.

" Dagaalka Xamar wuu soconayaa, mana joogsanayo, waayo sidan aan ognahay waxaa hada dagaalamayaa waa labo qolo oo mudo dheer saaxiibo ahaa, dagaal soo wada galay usoo dagaalamay in ay qabsadaan hogaanka dalka, kooxahaas qaarkood ayaa ku soo hormaray hogaankii, markaas dhinicii kalena dagaal ayay bilaabeen si ay kooxdan meesha uga keexayaan, marka ma muuqanaya rajo uu ku joogsanayo dagaalkaasi" Ayuu yiri Cali Baashi Xaaji Maxamuud.

Muran Siyaasadeedka Somaliland.

Cali wuxuu ka dayriyey muran Siyaasadeedka ka taagan gobalada Somaliland, taasoo oo uu sheegay in ay ku wajahan tahay arrimaha Doorashada, isagoo ugu baaqay dadka Somaliland in ay ka tashadaan Aayahooda, wuxuu sheegay in raga ugu sareeya Maamulkaasi lugu eedaynayo in ay iska fariisteen kuraastii ka dhaxeysay dadka Somaliland, wuxuuna ugu baaqay in ay arrimahaasi soo afjaraan.

" Aad baan uga xun-nahay waxa ka socda Somaliland, waxaan Alle uga baryaynaa in uu Alle ka saaro oo ay heshiiyaan,wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in rag ay isku dhajinayaan xilalkii umada udhaxeeyey, waxaana ragaas ugu baaqaynaa in ay xilalka dowladda isku hayaan" Ayuu yiri Cali Baashi Xaaji Maxamuud.

Soo galitaanka ciidamada dowladda Itoobiya.

Mr. Baashi ayaa ku sifeeyey ciidamada dowladda Itoobiya soo galitaankooda mid lugu qasbay, isla markaasna ay dad shalay doonayay in ay baxaan ay maanta uyeerayaan ciidamadaasi dowladda Itoobiya, wuxuuna sheegay in aysan dowladda Itoobiya dan ka laheyn in ay ciidamadeda galiso Soomaaliya, isagoo sheegay in hadii Itoobiya ay halis ka dareento ku soo wajahan dalkeeda, ay soogalineyso ciidamadeeda oo ay iska difaacayso dhibaato hanaankeeda Maamul ku soo wajahan.

F. C. Maxamed
AllPuntland
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Post by Keyse_0208 »

i think you got the Title wrong, dont you mean

Habar jeclo iyo Darood Mp arrive in Galkayo..?

Get it right son :up:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Post by Ducaysane_87 »

:lol: unity with pland = Fitnah
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Post by Keyse_0208 »

ducaysane adigu it looks like ur already united with pland , waad naga yara horeysaa bro, baryahan waxaad ka dhamaan weydey golbojoob iyo meelo aan la garaneyn :lol: :lol:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: An Issaq Iyo Dhulbahante MP Arrive In Galkayo!

Post by MrPrestige »

:lol: keyse - i am only closer to Pland -Mudug - the rest are irrelevant to me




keyse @ :lol: your location - Dhuxule Keeping Koonfurians on check :lol: :lol: :lol: :lol: - Ina Godane :mrgreen: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”