Al-habaab admits bakhtiga Nabhaan

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Al-habaab admits bakhtiga Nabhaan

Post by AhlulbaytSoldier »

Xarakada Alshabaab oo xaqiijiyay in Saalax Nabhaan ku dhintay weerarkii duqeynta ay qaadeen Ciidamada Kumadoska Mareykanka

Afhayeenka Xarakada Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerar shalay ay fuliyeen Ciidamada Kumandoska Mareykanka oo adeegsanayay Diyaaradaha qumaatiga u kaca, kaasoo ay ku bartilmaameedsanayeen Sarkaal sare oo ka mid ah Ururka Alshabaab iyo Alqaacida.

Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay in weerarkaas lagu dilay Saalax Nabhaan oo uu sheegay inuu ahaa walaal muslim ah oo ka mid ahaa Mujaahidiinta.

Isagoo la hadlayay Idaacada BBC ayuu Sheekh Cali Dheere cadeeyay in weerarkaas oo ay qaadeen ilaa Lix diyaaradood oo Helicopter ah ay dileen Saalax Nabhaan iyo saddex dhalinyaro oo la socotay.

Wuxuu sheegay in Mareykanka uu fuliyay weerarkaas oo uu ku tilmaamay Cadawga Islaamka,isagoo sheegay ilaaladii Nabhaan ay wax badan is difaaceen ayna la dagaalameen diyaaradihii Mareykanka.

"Walaalkeen Muslimka ah Abuu Yuusuf Saalax Cali Nabhaan, ayaa weerarkaas ku shahiiday iyo saddex dhalinyaro istaafkiisa aheyd"ayuu yiri Sheekh Cali Maxamuud Raagge.

Sheekh Cali Dheere ayaa sidoo kale tibaaxay inay ka war hayeen oo kaliya in dhaawac ahaan lagu qaatay Saalax Nabhaan oo uu sheegay in markii ay dhulka u soo dageen Diyaaradaha Mareykanka ay qaarkood nolol iyo meyd ku wateen.

Wuxuu kaloo sheegay in ay jireen dad rayid ah oo degenaa tuulada uu weerarka ka dhacay oo waxyeelo ka soo gaaray,isagoo sheegay inay dadkaas shahiideen ayna ku dhinteen duulaan ay soo qaadeen cadawga.

Mar wax laga weydiiyay in ragga la dhintay Saalax Nabhaan inuu ku jiro sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab ayuu beeniyay,wuxuuna tibaaxay in Nabhaan iyo saddex dhalinyaro weerarkaas ku shahiideen sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in weeraro horay ay u geysteen Mareykanka ay ku dileen dad maati ah iyo mujaahidiinta isagoo soo qaatay gantaalkii gurigiisa lagu garaacay Aadan Cayrow sanadkii la soo dhaafay.

May Allah burn him in hellfire forever :up:
User avatar
moshakis_nl
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 280
Joined: Tue Sep 08, 2009 5:58 am

Re: Al-habaab admits bakhtiga Nabhaan

Post by moshakis_nl »

ولا تحسبن الذين قتلو فى سبيل الله اموتا بل احياءعند ربهم يرزقون ...

اللهم تقبلهم في الشهداء كما نحسبهم و لا نزكي عليك أحدا و أسكنهم الفدوس الأعلى
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”