gemini07 wrote:Ducaysane_87 wrote:Naaya wa max ku sheegaa Puntland leelkase waxba ummay qaban laakiin dadka leelkase ayaa wax qabsaday bak wax ay Puntland u qabatay sheeg, hospital, biyo gelin, warshado, iyo wax barasho , Runtii waxbana ummay qaban laakiin abtiyaashay koobaad iyo labaad ayaa dhisay galdagob, biyaha, telfoonada, schoolada, iyo weliba cusbitaalada , Xamuud wuu kaa xishoonayaa runta ma rabo inuu kuu sheego laakiin anuu runta ayaan kuu sheegayaa
waayo galdogob anaa indhahayga kusoo arkay sanadkan aynu ku jiro
When Reer Abti-Jaceeyl goes wrong



DucoMaqabe listen No Regional government built anything in all of Somalia, Aid Agencies & the people of the Region built their towns, Maarka if you believe Somaliland built all your towns for you we are not in a dream like you.