websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by Diyeeshaha_Tolka »

habeen walba dagaal aan jirin ayey so tabiyaan,latest news ee caawa

War Deg-Deg ah: Dagaal hadda ka bilowdey Kismaayo

--------------------------------------------------------------------------------
Published: 30 September 2009


KN: Dagaal culus ayaa fiidnimadan ka qarxay bartamaha magaalada Kismaayo, xabadu waa ay bilaabatay, waxayna u dhacaysaa si darandoori ah, dagaalkuna waa mid culus sida ay noo xaqiijiyeen madaxda Xisbul Islaam oo hadda aan la xariirney.



Waay xabadu ka dhaxaysaa xaafada Shiilkole iyo Siinaay oo ay kala joogaan labada dhinac.



Ma jirto wax faahfaahin ah hase yeeshee dagaalku waa mid la filayay saacadihii ugu dambeeyeykadib markii ay joogsadeen dhamaan wixii wadahdalo ahaa ee socdey.



Dagaalkani waxaa saakay iclaamiyey Sh. Xassan Yacquub afayeenka maamulkii magaalada ee dhanka Xarakatul Shababul Mujaahidiin.



wixii kasoo kordha kala soco KismaayoNews.


KismaayoNews.com

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by AbdiWahab252 »

Diyeeshasha,

U are more concerned about 2 tarots fighting than 2 hutus :down: maskax doorojeceel :down:
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by Diyeeshaha_Tolka »

AbdiWahab252 wrote:Diyeeshasha,

U are more concerned about 2 tarots fighting than 2 hutus :down: maskax doorojeceel :down:

war meesha shacab badan oo gaaloos ah aya dagan kuwaasi ayaan ka naxsanahay
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by sadeboi »

they said it is happening right now..so it could be true.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by Rabshoole »

Most of these somali sites don't have accurate information regarding dagaalaha ka dhaceyso Somali, badano wax umadda wakhtigooda ku lumiyan aye rabaan, Dayniile is by far the worst, Don't know much about Kismayonews though.
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by BaasAbuur »

sadeboi wrote:they said it is happening right now..so it could be true.
Fake news........
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: websiteka kismaayonews fitna socoto waaye

Post by Diyeeshaha_Tolka »

loooool caanoole oo la garbaashay maanta,,

Dagaaladii Kismaayo oo sii qaboobaya
Published: 30 September 2009

KN: wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada waxay sheegayaan in xabadu ay sii yaraaneyso iyadoo labbada dhinac ay wali ku wada suganyihiin gudaha magaalada

Dagaalka oo aanan waxbo la'isu reeban ayaa xogtii ugu dambeeysey waxay sheegeysaa in ciidamada Xisbul Islaam qeyb ka mid ah (Caanoole) la riixey, hase yeeshee qeybtii Raaskaanbooni aanan la baacsa, waxaana la sheegey in ay ciidamo gurmad ah u direen dhanka Caanoole.

Ciidamada Xarakatul Shabaab ayaa la sheegey in ay dagaalka guulo ka sheegteen.

Lama oga sababta dagaalka uu u qaboobey, hase yeeshee tani waxay waxoogaa fursad u tahay dadka magaalada oo si baahsan u qaxaya.

Xaafadaha qaarkood ayay wali ka dhaceysaa xabada.

Qasaaraha waa uu sii kordhayaa, isbitaalka ayaa qaabilaya dadkii ugu badnaa oo dhaawacyo iyo meydad ah, dariiqyada qaarkood ayay meydadku daadsanyihiin. tirada dhimashadu 15 waa ay ka badantahay dhaawucuna 70 ayuu cagocageynayaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”