this guy is wierd...trying to insert MR everywhere, the guys from xagar is being led by an ogaden what an idiot.
shabab has taken down every clan in somalia almost, they chased marexan, its time they face absamania.
hanqadh wrote:this guy is wierd...trying to insert MR everywhere, the guys from xagar is being led by an ogaden what an idiot.
shabab has taken down every clan in somalia almost, they chased marexan, its time they face absamania.
Dagaalkii ka socday duleedka Kismaayo oo fara ka baxay iyo duulaan ku wajahan Degmada Afmadow
Posted to the Web Oct 05, 13:45
Kismaayo:-Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka dagaal rogaal celin ah ay soo qaadeen kooxda Al-shabaab ee ku sugan Kismaayo, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii 2 koox ay food isku dareen meel ka durugsan Janaa Cabdalle soona xigta dhinaca magaalada Kismaayo.
Sarkaal aan la hadlanay oo ku sugan duleedka Kismaayo ayaa Halgan.net u sheegay in weerar ay soo qaadeen walaalaha Al-shabaab iyo maleeshiyaad aan dib iskaga celinay waxaan uu xaqiijiyey in ay gacanta ku dhigeen tiro maxaabiis ah walow uu diiday in uu xog kale ka waramo, ma jiro ilaa hadda cid u hadashay Al-shabaab oo ka hadashay dagaalka Kismaayo.
Dagaalka saaka ayaa 2 kooxood waxaa kala gaaray khasaaro balaaran oo aan tiradiisa la hayn balse waxaa ilo wareedyo kale duwan ay sheega yaan in 2 koox aysan kala itaal roonayn, dhinac kale kooxihii ku midoobay ururka Xizbul Islaam ayaa la sheegayaa in laga yaabo in ay ka baxaan ragg qaba in dagaal adag lala galo xoogagga Al-shabaab mar aan isku daynay raggaas magaceeda ayuu diiday Sarkaal ka tirsan Xizbul Islaam in uu sheego balse waxaa uu sheegay in ay yihiin ragga ugu muhiimsan Xizbul Islaam oo aan laga maarmin waa haddii kooxda Xizbul Islaam aysan qaadan go,aan cad.
Dhinaca kale wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegay in xoogagag Al-shabaab ay gurmada ka dalbadeen Gobolkaas iyagoo qorshaynaya in weerar lala tiigsado Degmada Afmadow ,arinkan ayaa yimid ka dib markii lagu kala itaal roonaan waayey , Degmada Tiyeeglow ayaa la filayaa in ay isku fara saaraan Xoogagga Al-shabaab iyo Xizbul Islaam iyadoo la sheegayo in dhiilo colaad ay ka aloosan tahay.
Dagaal ka socda Jubooyinka ayaa waxaa la sheegayaa in ay qayb ka yihiin dhalinyaro maleeshiyaad ah oo la adeegsanayo si loo gaaro u jeedo kooxeed arinkaas oo meesha ka saartay khudbooyinkii dadweynaha loo akhrin jiray oo ahaa waxaan u soconaa Kitaab Alle iyo waxaan nahay koox diineed.
hanqadh I know qaraarki haayo. He thought Shabab was SPM. He supported them si qabiil gaar ah loo ugaarsado marka waxaan waa poetic justice at its finest
Some of the writers for these websites should get a hold of themselves. Emotional people should not be put in charge of any place. Imagine that fockin little bitch Galia running a website.
BaasAbuur wrote:Some of the writers for these websites should get a hold of themselves. Emotional people should not be put in charge of any place. Imagine that fockin little bitch Galia running a website.
Waagacusub camal. When I imagine Where its from I just imagine a dark basement somewhere in Holland, with trash and ciggerette butts everywhere
Me suppor shabab Never....however barre Hiralle was a warlord he deserved to be pushed out, And no other than the good kambooni did that.
But u guys need to get a hold of Coolpoison ninka caacda haya, if the america came with a marexan translator to afmadow wuxuu dhihi afmadow marexaan baa qabsaday.