Question to Koonfurta!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Question to Koonfurta!
Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Question to Koonfurta!
Ask the Sanaagians & Soolians before KonfuritesGaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Question to Koonfurta!
AbdiWahab252 wrote:Ask the Sanaagians & Soolians before KonfuritesGaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Niyaw su'aasha si wacan uga jawaab ama hadalka yaree.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Question to Koonfurta!
AbdiWahab252 wrote:Ask the Sanaagians & Soolians before KonfuritesGaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
Kuwa ya wax weydiiyaa sxb ,, garowe 17 km loo jiira ciid is dhaqaajisa ma aaragtay oo mudaharadaya ma arragtay
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Question to Koonfurta!
Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Question to Koonfurta!
Gaashaanle_87 wrote:Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine
war sxb hawiyaha waxba kama gallin inay somaliland dall gaara noqotto iyo in kalle
i support the hawiye action group ma taqana raggaas they support somaliland
its just their politicians oo ka so horjeeda i dunnow why they care about our dusty litle land tallow ma badroolka
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Question to Koonfurta!
sxb walahi politicians koodu waa xoolo! HAG. waan arkay in badan iyagoo usoo hanbalyayanaya Somaliland.The_Emperior5 wrote:Gaashaanle_87 wrote:Emperior Inaader su'aashan intooda caqliga lehi ha ka jawaabtee, bal u kaadi meesha ha qasine
war sxb hawiyaha waxba kama gallin inay somaliland dall gaara noqotto iyo in kalle
i support the hawiye action group ma taqana raggaas they support somaliland
its just their politicians oo ka so horjeeda i dunnow why they care about our dusty litle land tallow ma badroolka
laakiin su'aashu waxay tahay kuwan TFG maxaa caqligii ka xaday Somaliland hadday aqoonsan lahaayeen waxbadan baa u hagaagi lahaa
oo Shacabkoodu fadhiga ayay ka kici lahaayeen' taasaana dabiib u noqon lahayd runtii, mida kale faa'ido ayay inoo tahay labadeenaba Somaliland and soomaliya in la hello laba dawladood oo awood leh oo walaalo ah' waxaana hubaala Somaliland hadday aqoonsadaan inay qayb wayn ka ciyaari lahayd xasilinta soomaaliya
Inaar kuwan koonfurta caqligee shaqayn lahaa ayaa maqan!!!!! ma maqashay maah maah tidhaahda '' MIIDAANKU DHAGO MALEH HADDII MALAG DHAWAAQAAYO!''
waaba tii oo aan biyo is marin!
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Question to Koonfurta!
Duulaan cir iyo dhul ah iyo canaasiir hoose oo la idinku kiciyo..Are you kidding
Ciyaar ciyaartaa ku tegi meysaan

- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Question to Koonfurta!
Eeyaa adigu siyaasada waad ka da' wayntahay, faraha ha lasoo gelinkambuli wrote:Duulaan cir iyo dhul ah iyo canaasiir hoose oo la idinku kiciyo..Are you kiddingCiyaar ciyaartaa ku tegi meysaan
![]()
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Question to Koonfurta!
Gaashaanle_87 wrote:Bal su'aashan si wacan uga jawaaba idinkoon aan waxna caayin buuqna bilaabin..
Su'aashii:
Haddii maanta Somaliland la aqoonsado maxaa idiin meel yaala?? Maqifkiinu muxuu yahay??
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 573 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 29 Replies
- 1930 Views
-
Last post by mahoka
-
- 8 Replies
- 849 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 9 Replies
- 1201 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 10 Replies
- 668 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 633 Views
-
Last post by SLJOOFAY
-
- 18 Replies
- 1295 Views
-
Last post by CaynabaX
-
- 1 Replies
- 478 Views
-
Last post by Kukri
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by Individual