Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by The_Emperior5 »

Muwaadin u Dhashay Gobalka Ogaadeniya oo lagu Dilay Gaalkacayo.
Warar aan hada ka helnay Gobalka Bare ee Maamulka Puntalad ayaa Tibaaxata in Muwaadin ka soo Jeeda Gobalka Soomaalida Ogaadeeniya oo lagu Magacaabo Cabdulaahi Aaardoon lagu dhex Toogtay Magaalada Gaalkacayo, Cabdulaahi ayaa gobal ahaan ka soo Jeeda Gobalka Qoraxay sida Warka naloo soo raaciyay.

Marxuumkan oo in mudo ah magaaladaas daganaa ayaa xalayto gurigiisa laga afduubtay waxayna wararku sheegayaan in meel Magaaladda agteeda ah lagu toogtay, sida ay wararku sheegayaan nimanka Marxuumka afduubtay waxay kaga tageen dhaawca halis ah kadibna Isbitaalka magaalada Gaalkacayo ayaa la geeyay maanta halkaas oo la sheegayo in uu ku geeriyooday.

Ilaa hada ma cada cida sida Dhabta ah ooga Danbaysay mana ahan Markii kobaad ee Dilal noocaan ah loo gaysto Dad ka soo Jeeda Gobalka Soomaalida Ogaadeeniya.

Mudo Bil kahor ah ayay ahayd Markii Muwaadin isla Deegaankaas ka soo Jeeda oo ka yimid Gobalka Wardheer lagu dhex toogtay Magaalada Boosaaso.

Ogadentoday
Galkacayo.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by new-york24 »

emp,

waxaas oo dhan waa xisaab buug madoow inoogu qoran,we save it for a rainy day.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by The_Emperior5 »

new-york24 wrote:emp,

waxaas oo dhan waa xisaab buug madoow inoogu qoran,we save it for a rainy day.

Waleh , maalinta Newyork awoowo , ila socodisii inan goobta joogo ayan rabba , Mala tix yar baan ka odhan laha :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by The_Emperior5 »

Newyork ku darso anagu Markanu is hayno inaku toll ma nihin marka waxaynu isku geeesan wa caadii ila xaawo iyo adan beynu is diileyne , laakin waxan diidaya dilmaha iska cantaynka ah qof rayidk ah la iska diilo.
anagu inanu so qabbano ayaanu yidhahna wa onlf qabta jeelkanu dhinga cuntanu siina markaasanu Dhagaxbuur uu gudbina, laakin dadka iska ma dilno, Hada wa anago shiisheeye ah Hadda wa iidoorki :mrgreen:
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by new-york24 »

emp,
teena waa joogto xabadu waligeen beey ina dhex taal aniga iyo adiga :lol:

tan p/land kuma dad dagno sawabtoo ah cidan aan ka dhashay wad taqaan oo wax xeeri bey isleyhiin.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by The_Emperior5 »

new-york24 wrote:emp,
teena waa joogto xabadu waligeen beey ina dhex taal aniga iyo adiga :lol:

tan p/land kuma dad dagno sawabtoo ah cidan aan ka dhashay wad taqaan oo wax xeeri bey isleyhiin.

wa caadii weynu is dillayna dhagta dhiiga la isku daraya gabdhaha na weynu isii siinayna :lol:

laakin waxa la idinka bahanyahay beesha absame ama ogaden inad Mamuulkan puntland iska daysan kool koolinta , waan ogahay Oday dhaqmeedyadiina waxay is leeyihin Kablalaxnimada iyo tolnimada xeeriya. laakin wax walba dee meel bay leedahay. Magaalada gaashamo hada Niman habarawal ah lugu diilo . oo ay nimman reer caynaashiihi ku diilaan mar walba ku diilan walehse ayaana Burco la wadda joogayn
Mar mar Gobonimada baddanii waxay keenta Gunnimo hadalka ka fiirso wa hadal nin weyn oday cidihiina igu yidhi waleh
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by Ducaysane_87 »

emperior check this drawing out - how puntland is taking advantage of ogaden refuuge's

its drawed by Amin Amir - recently

http://www.aminarts.com/3_OCT_2009.html
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by Faarax-Caytame »

Iidoorka meelahan dhex xamaaranhaya muxuu ahaa?
War idinku habrihiinu markey isu heystaan Habar heblaayo iyo habar jeclo iyo habar yoonis, idinma soo dhex galee..
Ka dhex bax arintan Ogaden iyo dhaboyaco.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by Faranacab »

Arintan soo noqnoqtay jwxo waa inay talaabada mudan ka qaadaa,,,
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ogadenow Gobbanimada maad iska daysan

Post by The_Emperior5 »

Faarax-Caytame wrote:Iidoorka meelahan dhex xamaaranhaya muxuu ahaa?
War idinku habrihiinu markey isu heystaan Habar heblaayo iyo habar jeclo iyo habar yoonis, idinma soo dhex galee..
Ka dhex bax arintan Ogaden iyo dhaboyaco.
sxb taasi wax weyn qabil kasta oo somali way is diilaan
sacadmuse iyo ciidagalle ba is dilay hargeisa
habarjelo iyo habaryoonis ba is diishay burco

laakin waliga ma aragtay nin reer gaashamood ah oo Habaryoonis ah oo gabiley ama arasbiyo lugu qabtay oo xabashida gacan loo galiye anigu dagaalka gunnimada ayaan diida , haday is diilaan wa caadii wala isku badheedha, laakin shacab la iska diilo wa gunnimo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”