today

the good old days

Moderator: Moderators
XKeyse_ wrote:Guryaa dadku dhisteen ma Riyaalaa dhisay adeer?
horta nimankan isaaq dad saas u xun maaha laakiin dhibaato aan dadka somaaliyeed oo dhan lahayn ayey leeyihiin taas oo ah ma xajiyaan raaxadXKeyse_ wrote:Nabad galyada Somaliland waxa sameeyay Isaaq since 1997 waago Riyaale qaad wale xun ahaa, cheap shot.
XKeyse_ wrote:Guryaa dadku dhisteen ma Riyaalaa dhisay adeer?
horta kani muuna ahayn ka xunn ee paltalk-ga ka caytamaXKeyse_ wrote:Nabad galyada Somaliland waxa sameeyay Isaaq since 1997 waago Riyaale qaad wale xun ahaa, cheap shot.
hadii oo ceeb-aayo iyo kooxdiisu doorashada ku soo baxaan waxba kama qabno oo anagu dad kaa ilbaxsan ayaanu nahayXKeyse_ wrote:Amirsade,
yaanay gawaadhidu ku jiidhin adoo maalin cad riyoonaya, Riyaale is done and he knows it , he got less then few months , the question is once Siilaanyo takes over do the Gedabursi dare to renounce somaliland???