WAR DEG DEG AH: Sarkaal sarre oo ka tirsan Xizbul Islaam oo goor dhow lagu toogtay ceelasha biyaha ee Magaalada Muqdisho
Warar hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in Sarkaal sarre oo ka tirsan Ururka Xsizbul Islaam ee uu hogaamiyo Sheekh Xasan daahir Aweys goor dhow lagu toogtay ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Sarkaalkan la toogtay oo magaciisa lagu soo gaabiyay 'Talibaan" ayaa waxaa toogtay koxoo hubeysan kuwasoo gaari ku horgooyay gaari uu watay sarkaalkani ka dib xabada ooda kaga qaaday.
Dilkan qorsheysan ayaa ilaa iyo hada la ogeyn cida ka danbeysa iyadoo ay jiraan dagaalo u dhaxeeya kooxaha islamiyiinta ayaa hadana aysan jirin ilaa iyo hada cid sheegtay dilka mas'uulkaasi.
Ururka Xisbul Islaam ayaa isan weli wax war ah ka soo saarin dilka sarkaalkaasi lagu magacaabo Talibaan kasoo daqiiqad ka hor lagu dilay ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
wixii ku soo kordha wararkeena danbe kala soco.
Shabab takes out another XI sarkaal
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 2114 Views
-
Last post by Nubis
-
- 18 Replies
- 1490 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 927 Views
-
Last post by Agoon60
-
- 1 Replies
- 558 Views
-
Last post by Coeus
-
- 7 Replies
- 1108 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 0 Replies
- 693 Views
-
Last post by newsbot
-
- 13 Replies
- 3819 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 1 Replies
- 309 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 2 Replies
- 524 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 5 Replies
- 811 Views
-
Last post by Rabshoole