The Elephant in the Ogaden Room

sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by sadeboi »

Don't mention Reer-Gedo in only Ogaden discussion sxb.
User avatar
KUUSH
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1369
Joined: Thu Jun 14, 2001 7:00 pm
Location: L A

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by KUUSH »

sadeboi wrote:Don't mention Reer-Gedo in only Ogaden discussion sxb.
of t
Sade are not u the same person who thought canoole was mareehan militia. yo ain't know shit. 8 of the new administration of kista are OG, yo were only used foot soldiers and disarmed letter, let elephants fight and watch who comes out. Most of raskaboone milities were in hamar when the figt started, soon they return the game will be over, very soon no ilko yar will allowed to cross jubada dhexe with out vissa and soon they body get some protein which they lack in gedo, they will be send back.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by sadeboi »

No, I never thought canoole was Marehaan, because caanole tuulo is settled by harti. I am more aware of these Islamiyiin group, especially in Kimsayo more then all of you. That is why you are a liar, the new kismaayo admin is not 8 members, it is like 5 and most are the same except kabajecel and saylaci. You can calaacal all you want, BUT I GUARANTEE you no Ogaden admin will rule Kismayo. My beans are not in the shabab basket, I am a mere spectator of what the Marexaan shabab boys did to Moryan Madoobe.
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by new-york24 »

sadeboi,

rong again.seylici is still in place kabajecel was transfered to shabeele and replaced by his cousin geedi.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by sadeboi »

seylaci is the overall gudoomiye of jubboyinka for shabab..the gudoomiye for kismaayo is not him no longer.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by The_Patriot »

sadeboi wrote:seylaci is the overall gudoomiye of jubboyinka for shabab..the gudoomiye for kismaayo is not him no longer.
The supposedly Marexan govonor of Kismayu is 6 feets under today cos of a simple mistake of thinking Raska was Qulle.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by zingii »

War kuwan Kismayo sheganaya miyay illoween inaa annaga usoo rarnay Kismayo iyo dhankeedaba?

Dagaalkii 77 kadib wixii qaxooti ahaa ee gawaari iyo dayuurado lagu soo daad gureeyay inteey degeen
beey isleeyihiin?

Mise waxay moden mesha ay lugta dhigaanba inay sidaa ku calaameysan karaan?


Kutiri-kuteenka kala taga meesha. :arrow:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by ina aadan »

zingi inaar waa aflagaado waxaad wadid
e xaq halagu dhaqmo
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by Faranacab »

zingii wrote: War kuwan Kismayo sheganaya miyay illoween inaa annaga usoo rarnay Kismayo iyo dhankeedaba?
Caydh yahay adoo aya ah ?
zingii wrote:Dagaalkii 77 kadib wixii qaxooti ahaa ee gawaari iyo dayuurado lagu soo daad gureeyay inteey degeen beey isleeyihiin?
Dadkii 77 soo qaxay badankooda waxay degeen waqooyiga, Somaliland. Sababta ay iidoorku u dagaalameen ayaa ahayd markii lagala wareegay magaalooyinkooda. Taariikhda lagama beensheego, Kismaayo awow ka awow caro Absame ayey ahayd. Absamaha dega Kismaayo iyo Jubooyinka waa dad deegaan ah isla markaana xoolo dhaqato waligoodna aan qaxoonti arag ah, inay ursadaan iska daaye.

Beenta iyo balayaada aad iska dhaadhicisay orod oo iska soo shub, loox yahay !!!

zingii wrote:Mise waxay moden mesha ay lugta dhigaanba inay sidaa ku calaameysan karaan?

Kutiri-kuteenka kala taga meesha. :arrow:
Kutiri kuteenka aad iska dhaadhicisay meeshan oo kale inaad la timaadana waa garaad xumo. Baardhareer xitta in Absame kaaga horeeyay oo markuu abaar ooga guuray ayaad degtay waa la ogyahay.

Dhulka barwaaqo ah iyo Absame laba ayey kala tirsadaan. Halka adu aad feenfeenato meel diri ah oo biyo la'aan ah oo Absame ka hayaamay....

Awoowe calaacalka meesha kala tag :up:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by zingii »

Absamaha dega Kismaayo iyo Jubooyinka waa dad deegaan ah isla markaana xoolo dhaqato waligoodna aan qaxoonti arag ah, inay ursadaan iska daaye.
:lol: :lol: :lol:

Xoolo dhaqato degaan ah kulahaa. :mrgreen:

Ma ari baad dhaqan jirteen mise geel? waayo qof geel dhaqato ah
meel ma dago oo wuu guuraa had iyo jeer.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by Faranacab »

zingii wrote: Xoolo dhaqato degaan ah kulahaa.
Adu absamaha jubada dega ayaa qaxoonti ah maxaad ku keentay?

Waa deegaan , waa beeraleey, waa dhal rayid ah, waa xoolo dhaqato, waa dadka baaxadaas le'eg oo ku dhaqan wax walba oon ka ahayn mooryaanimada lagu yaqaan Boon mareexaan !!

Does that surprise the Ziinji? :lol:
zingii wrote:
Ma ari baad dhaqan jirteen mise geel? waayo qof geel dhaqato ah
meel ma dago oo wuu guuraa had iyo jeer.
Aduse ma digaag, dameero iyo bisado ayad dhaqataaa ? :lol:

Adeer taariikhda dhulka jubooyinka haday kaaga bilaabmato 77kii waa danbeysaa inta ay goori goor tahay indhaha kala for.

Dadkaaga biyo shubanka oogu le'anaya banaanka gedo ka fikir inta aad indhaha soo taagi .....
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by zingii »

Adigu ninyahow afka un baad ka hadashaa ee wali ma arag adoo meel qabsaday in lagula qabto mooye.

Anigu ama aan ahaado digaag dhaqato ama yaanyuur dhaqato balse meeshaan rabo waan tagaa
siyaasadana had iyo jeer wajiyadeeda badan siday u badalato ayaan anna u badashaa oo had iyo
jeer meeshii wax lagu sheegaba waad laigu arkaa waana ka dhex muuqdaa.

Ee adigu inadeer, maxaa magaca (Darood) ku soo kordhisay oo aan ka ahayn kuwa kuutura inaad isku
taagtaagto mooyee?

Waad aragtaa kuwa kula dhashay ee magaca nala wadaaga inay itoobiyaanka kaa gataan balse anigu dhaqankaas
laiguma yaqaan, meeshaan ku noolahayna had iyo jeer nabad ayaa ugu noolaataa.

Marka sxb gacanta kugu roon kuwa kugu abtirsada adoon qaniinin, bootadan badan waxaad ula tagtaa kuwa ku gadanaya .
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by Faranacab »

zingii wrote:Adigu ninyahow afka un baad ka hadashaa ee wali ma arag adoo meel qabsaday in lagula qabto mooye.
Ninka Doolow dhexdeeda amxaarta hoos jiifa ee kabaha u dhaqa miyaa keligii wax qabsaday? Mise ka gedo shuban biyoodka oogu dhimanaya ayaa wax iska dhicin ,,,, weli warkii 77ka miyaa maskaxda kaaaga jira?

Xaal qaado adeero Zinjii :lol:

zingii wrote:Anigu ama aan ahaado digaag dhaqato ama yaanyuur dhaqato balse meeshaan rabo waan tagaasiyaasadana had iyo jeer wajiyadeeda badan siday u badalato ayaan anna u badashaa oo had iyo jeer meeshii wax lagu sheegaba waad laigu arkaa waana ka dhex muuqdaa.
Doolo sababta aad u tagtay ma rabitaankaaga mise tabar baa ku dhigtay? Intee ine le'eg ayaad amxaarta ka dhex muuqataa ood kaba u qaaday? :lol:

Xaal qaado adeer Zinjiii :lol:

Ma rabin inaan dhiiga kugu kiciyo laakiin adaa bartaan kugu gawrici lahaa is dhigay :lol":
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by zingii »

Dhib malahan sxb waxani waa iska CYBER kaftan, lakinse meesha ku damqaneyso waan iska dareen sanahay maadaama kaarkii diinta aad ku qarabaneysay aan fahmay oo kugu fashilay kismayo iyo agagaarkedana kaa burshay anigoo wajiga ii duubanyahay illeen bahasha idinkaa billaabayee. :lol:

Anigu haddaan doonayo inaa magac qabiil meel ku tago diin kuma soo dhuunto lakinse waxayga waan caddeystaa. :up:

Siyaasadan qamaarka VEGAS lagu ciyaaro u ekaatayna markaan ku dhex jiro maalkeyga qeyb walba ayaan ku darsadaa ee hal meel kuma wado shubo haddii kale laga yaabaa in aan ku wada qasaaro.

Hadda shababkii waan kaaga badanahay, Dowladii waan ku jiraa, Magac qabiilna meelo kale ayay ii joogaan oo had iyo jeer midkii haboon ayaan isticmaalaa. Adiguse wixii oo dhan MADOOBE iyo TURKI ayaad kuwada shubatay maatana waad aragtaa heerka ay marayaan.

Gabayada ayaad ku fiicantahayee siyasadan iska daa illeen way kaa wayntahayee. :mrgreen:

sorry sxb, karbashka yar adaa igu kalifay.
Xaal qaado. :lol:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: The Elephant in the Ogaden Room

Post by Faranacab »

zingii wrote: Anigu haddaan doonayo inaa magac qabiil meel ku tago diin kuma soo dhuunto lakinse waxayga waan caddeystaa. :up:
Qabiil isku kalsoon ama gooni u istaagi kara hadaad tahay niyow Doolo maxaa ku dhigay? Amxaarta aan anu dabka saaro ayad naf kadayday soo ma aha ,,, :lol: :lol:
zingii wrote: Magac qabiilna meelo kale ayay ii joogaan oo had iyo jeer midkii haboon ayaan isticmaalaa.
Waa meelahee meesha ay kuu joogaan aan ka ahayn Doolo? Isla weynaa ileyn boon mareexaan buu ahaa :lol: :lol:
zingii wrote: Gabayada ayaad ku fiicantahayee siyasadan iska daa illeen way kaa wayntahayee. :mrgreen:
Gabay inaan kaaga badiyo hadal kuma jiro oo adaa ii qiray, siyaasad, cadaalad iyo hab maamulba inaan kaa badiyo laba cali isweydiin mayso. Inaan kaa geesisanahayna waxa kuu dalilla markaad amxaar iyo Shabaab oo naf la caari ah aad quud ka day istiri.

Imisa sargaal oo af duuban ayaa hadda lagaa qabaa? Imisa kornayl ayaase Doolo maxaabis ku ah? Dawlada fadhiidka ah iyana naf ma ka dayday wallaahi wax isnacay ayaad tahay tabar la'aan ayaase kuugu wacan sow ma aha :lol:
sorry sxb, karbashka yar adaa igu kalifay.
Xaal qaado. :lol:
Faan beeneed iyo fadh fadhii boon mareexaan waxaan ka ahayn meesha kuma haysid hadayse intaasu tabar kaa tahay adaa xaal muudan horayna waan kuu siiyay imikana xaal iska qaado.

Markaad nin iska dhigto eed Doolo kasoo dhaqaajiso ha inoo ahaato intaas ka hor afka ciida ha darin :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”