SahanGalbeed wrote:Anigu waxaan ka yaabay waxa dumarka ku diray .
Maalin dhoweed waxa dhacday qisad yar oo nin iyo naag labaduba wax isku yihin ayaa qalad galay .
Mid akhwaan ah oo ay wax isku yihin baa halkii yimid .
Balaayadi oo dhan wuxu saaray naagti![]()
Waan soo istaagay , markaasan intaan isku sheegay , waraystay .
He is telling me that they BOTH made the same mistake hadda ..ya?, however he punished the woman only .
When I tried to speak on her favor he replied
"Abo dumarka ma taqaanid , waa balaayo!!"
I was like shiiit !!
MAN'S WORLD!!!


