Abwaan Cabdi Adan Qays (Cabdiqays)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Abwaan Cabdi Adan Qays (Cabdiqays)

Post by The_Emperior5 »

Sawirka Todobaadka: Abwaan Cabdi Adan Qays (Cabdiqays)
Written by Qarannews
Oct 14, 2009 at 10:23 AM


Image


Hargaysa,(Qarannews)-Sawirkani waa abwaanka weyn ee Cabdi Adan Qays, isla markaasina caanka ka ah dhamaan dalalka ay kala degaan dadyowga ku hadla afka Somaliga

Cabdi Qays waa abwaan aad looga qadariyo dhamaan dalalka Somaliland/ Djibouti Somaliya iyo dalaka Itoobiya iyo Kiiniyia siiba Somalida degta dalalkaasi, Cabdi Qays waxa uu dheeryahay abwaanada kale ee la faca ahaa ama mar la kacaamay in uu hadana yahay fanaan aad u cod macaan taasi oo uu Iloahy haybad gaar ah u siiyay.

Sawirkani oo la qaaday todobaadkani, lagun qaaday Hotel Dalxiis ee magaalada Hargaysa ayaa ay shabakada qarannews u xulatay in uu yahay sawirka todobaadka.

Abwaan Cabdi Qays ayaa xiligani ku sugan dalka Djibouti isga oo booqasho ku maraaya xagaasi, abwaanka ayaa magaalada Hargaysa oo ah hoyga fanka ayaa aad loogu soo dhaweeyay abwaanka isgaoo abwaanku intii danbeba ahaa qurbo joog, magaalada Hargays ee caasimada Somaliland ayaa ah magaalada uu abwaan Cabdi Qays ka soo jeedo.

La soco sawiro kale oo aad ku dheehan doontid dad caan ka ah gayiga.



Source Qarannews
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”